{"id":3611,"date":"2015-01-12T12:42:39","date_gmt":"2015-01-12T12:42:39","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=3611"},"modified":"2015-01-12T12:42:39","modified_gmt":"2015-01-12T12:42:39","slug":"guurtida-oo-beenisay-inay-madxwaynaha-ka-heshay-warqad-uu-ku-dalbanaayo-mudo-kordhin-dheerada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/12\/guurtida-oo-beenisay-inay-madxwaynaha-ka-heshay-warqad-uu-ku-dalbanaayo-mudo-kordhin-dheerada\/","title":{"rendered":"Guurtida Oo Beenisay Inay Madxwaynaha Ka Heshay Warqad Uu Ku Dalbanaayo Mudo Kordhin Dheerada"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/g2.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3612\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/g2.jpg?resize=285%2C177\" alt=\"g2\" width=\"285\" height=\"177\" \/><\/a>Hargeysa\u00a0(AN) \u00a0Gudoomiye ku xigeenka Golaha Guurtida Somaliland Mudane Siciid Jaamac Cali, ayaa sheegay inaanay jirin Warqad Muddo kordhin Xukumadda loo sameeyo ku salaysan oo soo gaadhay.<\/h2>\n<h2>Hadalka Siciid Jaamac Cali, ayaa ka dambeeyay markii Saaka qaar ka mid ah wargeysyada Hargeysa ka soo baxaa daabaceen inay jirto Warqad Komishanka doorashada Somaliland xukumadda u soo gudbiyay oo uu ku sheegay inay Komishan ahaan muddo sanad ah ku qaban karaan Doorashada, isla warqaddaasna Xukumaddu isku dhaafisay Guurtida.<\/h2>\n<h2>\u201cRuntii Saaka Waan ku arkayay Jaraa\u2019id badan warkaas ah, in Komishanku uu war galiyay Xukumadda, Xukumadduna ay Guurtida u soo gudbisay, laakiin waxaan idiin caddaynayaa ilaa iyo hadda wax warqad ah oo arrintaas ku saabsan oo na soo gaadhay inaanay jirin\u201d ayuu yidhi Gudoomiye xigeenka oo Saxaafadda kula hadlay Aqalka Guurtida.<\/h2>\n<h2>Mudane Siciid Jaamac Cali oo la waydiiyay Mawqifka Gole guurti ahaan uga yaala Muddo kordhin loo soo bandhigo waxa uu ku jawaabay \u201cAnnaga markay Warqaddu noo timaado, Goluhu dee wuu qiimeeyaa Talooyinka ay Komishanku soo raaciyaan, Xaaladda markaas taagan, Qiimayntaas baanu Goluhu ku saleeyaan Kordhinta Muddada\u201d<\/h2>\n<h2>Mudane Siciid Jaamac Cali Waxa uu ka gaabsaday inay hadda u muuqdaan Asbaabaha dastuuriga ah ee keeni kara in Xukumadda wakhtiga loo kordhiyo \u201cWallaahi kama hor dhici karo\u201d ayuu ku gaabsaday mar la waydiiyay inay jiraan duruufo keeni kara Muddo kordhini inay dalka ka jiraan.<\/h2>\n<h2>Komishanka doorashada ayaa muddo kooban xilka hayay, waxaana laga sugayaa doorashada ku mudaysan 26-ka June ee sanadkan 2015-ka, taas oo wakhti ku siman ilaa 6 bilood ka hadhan yahay hadda<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa\u00a0(AN) \u00a0Gudoomiye ku xigeenka Golaha Guurtida Somaliland Mudane Siciid Jaamac Cali, ayaa sheegay inaanay jirin Warqad Muddo kordhin Xukumadda loo sameeyo ku salaysan oo soo gaadhay. Hadalka Siciid Jaamac Cali, ayaa ka dambeeyay markii Saaka qaar ka mid ah wargeysyada Hargeysa ka soo baxaa daabaceen inay jirto Warqad Komishanka doorashada Somaliland xukumadda u soo gudbiyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3612,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3611","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-Wf","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3611","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3611"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3611\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3611"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3611"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3611"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}