{"id":3588,"date":"2015-01-11T14:18:06","date_gmt":"2015-01-11T14:18:06","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=3588"},"modified":"2015-01-11T14:18:06","modified_gmt":"2015-01-11T14:18:06","slug":"madaxwaynaha-faransiisku-muxuu-ka-qabaa-in-weeraradii-paris-loo-nisbeeyo-islaamka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/11\/madaxwaynaha-faransiisku-muxuu-ka-qabaa-in-weeraradii-paris-loo-nisbeeyo-islaamka\/","title":{"rendered":"Madaxwaynaha Faransiisku Muxuu Ka Qabaa In Weeraradii Paris Loo Nisbeeyo Islaamka"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/Capture8.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3589\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/Capture8.jpg?resize=276%2C183\" alt=\"Capture\" width=\"276\" height=\"183\" \/><\/a>Paris\u00a0(AN) Madaxweynaha Faransiiska Fran\u00e7ois Hollande, oo shir jaraaid ku qabtay, xarunta looga taliyo dalkaas ee \u00c9lys\u00e9e Palace lagu magacaabo, ayaa shacabka dalkiisa ugu baaqay inay midnimo qaran kaga baxaan murugada iyo dhibaatada ay ku keeneen weeraradii is xig xigay ee Paris laga fuliyay oo ilaa labaatan qof ku dhinteen.<\/h2>\n<h2>Hollande ayaa sidoo kale sheegay in aanay xubnihii fuliyay weeraradaasi aanay xidhiidh la lahayn Islaamka, in loo nisbeeyaana aanay haboonayn, waxaanu xusay in habka kaliya ee lagaga gudbi karaa tahay midnimo qaran.<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Paris\u00a0(AN) Madaxweynaha Faransiiska Fran\u00e7ois Hollande, oo shir jaraaid ku qabtay, xarunta looga taliyo dalkaas ee \u00c9lys\u00e9e Palace lagu magacaabo, ayaa shacabka dalkiisa ugu baaqay inay midnimo qaran kaga baxaan murugada iyo dhibaatada ay ku keeneen weeraradii is xig xigay ee Paris laga fuliyay oo ilaa labaatan qof ku dhinteen. Hollande ayaa sidoo kale sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3589,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3588","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-VS","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3588","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3588"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3588\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3588"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3588"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3588"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}