{"id":35866,"date":"2017-06-16T01:21:46","date_gmt":"2017-06-16T01:21:46","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=35866"},"modified":"2017-06-16T01:26:03","modified_gmt":"2017-06-16T01:26:03","slug":"safiir-baashe-cawil-oo-ka-hadlay-ujeedada-socdaalka-madaxweynaha-baadhitaano-hayadaha-amaanku-ku-wadaan-wiilkii-laga-soo-caydhiyey-imaaradka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/06\/16\/safiir-baashe-cawil-oo-ka-hadlay-ujeedada-socdaalka-madaxweynaha-baadhitaano-hayadaha-amaanku-ku-wadaan-wiilkii-laga-soo-caydhiyey-imaaradka\/","title":{"rendered":"Safiir Baashe Cawil oo ka hadlay ujeedada socdaalka Madaxweynaha &#038; Baadhitaano kusocda wiilkii laga soo caydhiyey Imaaradka"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN);- Safiir Baashe Cawil Cumar ayaa shaaca ka qaaday in Madaxweynaha JSL socdaal gaar ah ku tegi doono dalka Imaaradaha Carabta, qaadan doona muddo toban maalmood.<\/p>\n<p>Wareysi shabakada SomalilandSpan.com wax kaga weydiisay Amb Baashe Cawil Cumar, isagoo ku sugan magaalada Dubai,sababta keentay in dalka Imaaraadka laga soo mustaafuriyo nin lagu magaacaabi Ismaaciil Cumar Madar, oo Somaliland u dhashay ayaa sheegay in ninkaasi\u00a0 maanta ciidamada Amaanka Somaliland ku qabteen isagoo ka dhoofaya madaarka Cigaal una socda dalka Qatar.<\/p>\n<p>Safiir \u00a0Baashe Cawil oo ka jawaabayey ayaa yidhi, \u201cNinkaa Ismaaciil Cumar, markuu Imaaraadka imanayey wasaarada Diinta &amp; Awqaafta ma ogeyn, xafiiska Somaliland ee Imaaraadkana lamu soo xidhiidhin, hawshiisa waxa watay qolyo reer koonfureed, Muqdisho ah.<\/p>\n<p>Balse markuu soo gaadhay Dubai, waxuu u muuqday nin qorshahiisu ka weynaa ka qeybgalka tartanka Quraanka, maxaa yeelay waxuu baraha bulshada ku baahinayey dacaayado ka dhan ah wadamada Carabta, markuu tartankii u gudbi waayey gebagebadii sidii qorshahu ahaa waa la soo celiyey inta abaalmarintii helay la siiyey.<\/p>\n<p>Mar la weydiiyey, hadii aan laga soo mustaafurin Dubai, maxaa keenay inuu sidaa warbaahinta ka sheego, ayuu ku jawaabay,<\/p>\n<p>\u201cMarkii qorshahii loo keenay Imaaraadku guuldaraystay, ka dibna isaga iyo qolyahii kale u bedeleen inay warar aan jirin ku faafiyaan warbaahinta, nasiib wanaag, maanta ayey ciidamada amaanku ku qabteen madaarka Cigaal isagoo u socdaalaya dalka Qatar.<\/p>\n<p>Markaa sababta ciidamada Amaanku u qabteen maxaa loo fasiran karaa, oo la weydiiyey ayuu ku jawaabay, \u201cCiidamada Amaanku\u00a0 xilligan baadhitaano la xidhiidha arrinkiisa ayey wadaan,markuu u dhamaadana, iyagaa faahfaahin ka bixin doona sababaha loo qabtay, xaqiiqada qorshahiisana bulshadu way ogaan doonaan.<\/p>\n<p>Dhinaca kale safiirka Imaaradaha Carabta Baashe Cawil ayaa shaaca ka qaaday in Madaxweynaha JSL uu booqasho gaar ah, ku iman doono manta magaalada Abu Dhabi, waxaanu yidhi,<\/p>\n<p>\u201cMadaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed (Siilanyo) iyo Marwadiisa, &amp; wefdi la socda ayaa maanta booqasho ku imanaya dalka Imaaradaha Carabta. Booqashadan oo mid gaar ah, muddo toban maalmood qaadan doonta, insha alaah,\u201d isagoo raaciyey.<\/p>\n<p>\u201cWaxa booqashadan ku whelinaya, Wasiirka maaliyadda, wasiirka Xanaanada Xoolaha iyo Xoghayaha Gaarka ee Madaxweynaha.\u201d<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN);- Safiir Baashe Cawil Cumar ayaa shaaca ka qaaday in Madaxweynaha JSL socdaal gaar ah ku tegi doono dalka Imaaradaha Carabta, qaadan doona muddo toban maalmood. Wareysi shabakada SomalilandSpan.com wax kaga weydiisay Amb Baashe Cawil Cumar, isagoo ku sugan magaalada Dubai,sababta keentay in dalka Imaaraadka laga soo mustaafuriyo nin lagu magaacaabi Ismaaciil Cumar Madar, oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":35563,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-35866","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/baashe.png?fit=668%2C423&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-9ku","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35866","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35866"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35866\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35869,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35866\/revisions\/35869"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35563"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35866"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35866"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35866"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}