{"id":35859,"date":"2017-06-15T22:34:53","date_gmt":"2017-06-15T22:34:53","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=35859"},"modified":"2017-06-15T22:34:53","modified_gmt":"2017-06-15T22:34:53","slug":"war-deg-deg-ah-madaxweynaha-somaliland-oo-sameeyey-isku-shaandhayn-magacaabis-iyo-xilka-ka-qaadis","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/06\/15\/war-deg-deg-ah-madaxweynaha-somaliland-oo-sameeyey-isku-shaandhayn-magacaabis-iyo-xilka-ka-qaadis\/","title":{"rendered":"War Deg Deg ah..Madaxweynaha Somaliland Oo Sameeyey Isku shaandhayn Magacaabis Iyo Xilka Ka Qaadis.."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu caawa digreeto madaxweyne oo summadiisu tahay JSL\/M\/XERM\/249-4891\/062017 uu ku magacaabay la-taliye madaxweyne, isagoo isku bedelna ku sameeyey qaar ka mid ah agaasimeyaasha guud ee wasaaraddaha dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweynuhu:<\/p>\n<p>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0 Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<\/p>\n<p>Markuu Tixgeliyey:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Ahmiyadda ay La-taliyeyaasha Madaxweynuhu u leeyihiin dhismaha Qaranka;<\/p>\n<p>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0 In baahi loo qabo magacaabidda jagada La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Gaashaandhigga;<\/p>\n<div class=\"google_ads2\"><\/div>\n<p>Markuu Ka Fiirsaday:\u00a0 Kartidiisa, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo;<\/p>\n<p>Markuu Ku Qancay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In uu hanan karo xilkan loo magacaabay;<\/p>\n<p>Wuxuu go\u2019aansaday<\/p>\n<p>In Mudane, Maxamed Aadan Saqadhi Maxamuud (Dabagale), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Gaashaandhigga (Bedel hore hoggaanka hawlgelinta Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland).<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Isku bedelka Agaasimeyaasha Guud<\/p>\n<p>Madaxweynuhu:<\/p>\n<p>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0 Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad, Xarafka (kh) ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<\/p>\n<p>Markuu Tixgeliyey:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Ahmiyadda ay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaraduhu u leeyihiin dhismaha Qaranka;<\/p>\n<p>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0 In baahi loo qabo magacaabidda jagooyinka Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaraddaha Waxbarashada &amp; Tacliinta Sare, Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta iyo Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta<\/p>\n<p>Markuu La Tashaday:\u00a0 Madaxda ay khusayso;<\/p>\n<p>Markuu Ka Fiirsaday:\u00a0 Kartidooda, aqoontooda iyo hufnaantooda shaqo;<\/p>\n<p>Markuu Ku Qancay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In ay hanan karaan xilalkan;<\/p>\n<p>Wuxuu go\u2019aansaday<\/p>\n<ol>\n<li>In Mudane, Axmed Abokor Maxamed, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland (Bedel hore Warfaafinta iyo wacyigelinta).<\/li>\n<li>In Mudane, Cabdi Cali Jaamac, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta Jamhuuriyadda Somaliland (Bedel hore Waxbarashada iyo Tacliinta Sare).<\/li>\n<li>In Mudane, Hassan Cumar Hoorri, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta Jamhuuriyadda Somaliland (Bedel hore Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta).<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>ALLAA MAHAD LEH<\/p>\n<p>Xuseen Aadan Cigse(Deyr)<\/p>\n<p>Afhayeenka Madaxtooyada JSL,<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu caawa digreeto madaxweyne oo summadiisu tahay JSL\/M\/XERM\/249-4891\/062017 uu ku magacaabay la-taliye madaxweyne, isagoo isku bedelna ku sameeyey qaar ka mid ah agaasimeyaasha guud ee wasaaraddaha dalka. &nbsp; Madaxweynuhu: Markuu Arkay:\u00a0\u00a0 Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Tixgeliyey:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Ahmiyadda ay La-taliyeyaasha Madaxweynuhu u leeyihiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":31721,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-35859","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/madaxwaynaha-jamhuu.jpeg?fit=276%2C183&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-9kn","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35859","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35859"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35859\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35860,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35859\/revisions\/35860"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31721"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35859"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35859"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35859"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}