{"id":35743,"date":"2017-06-13T14:49:45","date_gmt":"2017-06-13T14:49:45","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=35743"},"modified":"2017-06-13T14:49:45","modified_gmt":"2017-06-13T14:49:45","slug":"qatar-airways-oo-qaramada-midoobay-ka-dacwaysay-dawlado-diiday-inay-hawadoda-ku-duusho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/06\/13\/qatar-airways-oo-qaramada-midoobay-ka-dacwaysay-dawlado-diiday-inay-hawadoda-ku-duusho\/","title":{"rendered":"Qatar Airways Oo Qaramada Midoobay Ka Dacwaysay Dawlado diiday Inay Hawadoda Ku Duusho"},"content":{"rendered":"<p> \u2013 Shirkadda Duullimaadka ee Qatar Airways, ayaa ka codsatay hay\u2019adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Maamulka Hawada ee ICAO inay tallaabo ka qaado xayiraadda duullimaad ee lagu rogay shirkadda.<\/p>\n<p>Akbar Al Baker oo ah madaxa Shirkadda Qatar Airways ayaa sheegay in sharci darro lagu heysto Qatar Airways, maaddaama Dalalka Khaliijka Carabtu xayiraad dhanka Duulimaadka ah ku soo rogeen Shirkaddaasi.<\/p>\n<p>Afar wadan ayaa Xidhiidhka u jaray dowladda Qatar toddobaad ka hor, kadib markii xukuumadda Doxa, ay ku eedeeyen in ay taageeraan argagixisada, Dowladdaha Sacuudi Carabiya, Masar, Baxrayn iyo Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa Xidhiidhka diplomaasiyadeed u jaray dawladda Qadar, iyaga oo ku eedeeyay in ay daganaansho la\u2019aan ka wado gobolka.<br \/>\nSacuudi Carabiya ayaa sheegtay in ay ka xidhatay xadkeeda dawladda Qadar ayna arrintaasi saamaynayso dhammaan isu socodkii dhulka, biyaha iyo hawadaba.<\/p>\n<p>Arabsiyo office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u2013 Shirkadda Duullimaadka ee Qatar Airways, ayaa ka codsatay hay\u2019adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Maamulka Hawada ee ICAO inay tallaabo ka qaado xayiraadda duullimaad ee lagu rogay shirkadda. Akbar Al Baker oo ah madaxa Shirkadda Qatar Airways ayaa sheegay in sharci darro lagu heysto Qatar Airways, maaddaama Dalalka Khaliijka Carabtu xayiraad dhanka Duulimaadka ah ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":35744,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5,10,2],"tags":[],"class_list":["post-35743","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-aragtidda-dadweynaha","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/qatar.png?fit=649%2C369&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-9iv","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35743","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35743"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35743\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35745,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35743\/revisions\/35745"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35744"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35743"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35743"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35743"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}