{"id":357,"date":"2014-11-23T20:36:29","date_gmt":"2014-11-23T20:36:29","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=357"},"modified":"2014-11-23T20:36:29","modified_gmt":"2014-11-23T20:36:29","slug":"war-deg-dega-dhul-gariir-xoogan-oo-laga-dareemay-gobolada-galbeedka-sland-iyo-xaalada-cabsi-ee-la-soo-daristay-dadka-ku-dhaqan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/11\/23\/war-deg-dega-dhul-gariir-xoogan-oo-laga-dareemay-gobolada-galbeedka-sland-iyo-xaalada-cabsi-ee-la-soo-daristay-dadka-ku-dhaqan\/","title":{"rendered":"War deg dega Dhul gariir xoogan oo laga dareemay  Gobolada galbeedka S\/land iyo Xaalada cabsi ee la soo daristay dadka ku dhaqan"},"content":{"rendered":"<p>Boorama(AN):- Dhul-gariir lagu soo warramayo inuu xooggan yahay, ayaa laga dareemay magaalada Boorama ee xaurnta gobolka Awdal abbaaro 10-kii oo tobaneeyo daqiiqo dhiman ee caawa, waxaanu argaggaxa ku abuuray badi dadweynaha ku dhaqan magaaladaas oo ah meesha inta badan dhulka Somaliland dhul-gariirka lagu arko.<!--more--><\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-2639\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/aftahannews.com\/wp-content\/uploads\/2013\/12\/bth_Breaking-News.jpg?resize=250%2C176\" alt=\"bth_Breaking-News\" width=\"250\" height=\"176\" \/><\/p>\n<p>Sidoo kale, Wararka ay Hilaacmedia ka helayso Wajaale iyo Gabiley, ayaa sheegaya in iyagana laga dareemay dhul-gariirka ka dhacay Boorama, kaasoo aad uga fududaa heerka ka laga dareemay Magaalada Boorama.<\/p>\n<p>Dhul-gariir Xoogan ayaa caawa abaaro 90:45-habeenimo ka dhacay magaalo xuduudeeda Tog-Wajaale oo ka tirsan Gobolka Gabiley, kaas oo watay guux sida baabuurka oo kale ah. Shacab-weynaha ku dhaqan Magaalada Wajaale ayaa waxa la soo daristay cabsi,kadib markii alaabtii dukaamada iyo meheraduhu luxmeen.<\/p>\n<p>Weriyeyaal iyo dad ku sugan Boorama, ayaa Hilaacmedia u sheegay\u00a0 inuu dareenka dhul-gariirkaasi ahaa mid xooggan oo argaggax ku riday dad badan oo Guryaha dibedda uga soo booday xilli ay dadka waayeelka iyo carruurta qaarkood hurdeen-ba.<\/p>\n<p>Sidoo kale, dad ku sugan magaalooyinka Wajaale iyo Gabiley ee gobolka Gabiley, ayaa Hilaac u sheegay inay dareen fudud ay dareemeen dhul-gariirkaas, inkasta oo ay sheegeen inaanu jirin wax khasaare ah oo ka dhashay dhul-gariirka Boorama iyo dhaq-dhaqaaqa fudud ee Wajaale iyo Gabiley laga dareemay toona.<\/p>\n<p><strong>Xigasho Hilaacmedia.com.<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Boorama(AN):- Dhul-gariir lagu soo warramayo inuu xooggan yahay, ayaa laga dareemay magaalada Boorama ee xaurnta gobolka Awdal abbaaro 10-kii oo tobaneeyo daqiiqo dhiman ee caawa, waxaanu argaggaxa ku abuuray badi dadweynaha ku dhaqan magaaladaas oo ah meesha inta badan dhulka Somaliland dhul-gariirka lagu arko.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":358,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-357","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-5L","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/357","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=357"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/357\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=357"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=357"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=357"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}