{"id":35658,"date":"2017-06-11T14:05:10","date_gmt":"2017-06-11T14:05:10","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=35658"},"modified":"2017-06-11T14:05:10","modified_gmt":"2017-06-11T14:05:10","slug":"madaxweynaha-somaliland-oo-digreeto-ku-cayimay-maalinta-doorashada-madaxtooyadu-dhacayso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/06\/11\/madaxweynaha-somaliland-oo-digreeto-ku-cayimay-maalinta-doorashada-madaxtooyadu-dhacayso\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Somaliland Oo Digreeto Ku Cayimay Maalinta Doorashada Madaxtooyadu Dhacayso ."},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)Madaxweynaha Somaliland Ayaa Digreeto Ku Cayimay Maalinta Doorashada Madaxtooyadu Dhacayso .<br \/>\nWAR-SAXAAFADEED: 11\/06\/2017<br \/>\nMadaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu xeer Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL\/M\/XERM\/249-4866\/062017 ku Cayimay Xilliga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland la qaban doono<br \/>\nMadaxweynuhu:<br \/>\nMarkuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Arkay: Qodobka 83aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nMarkuu Arkay: Qodobka 9aad ee Xeerka Wax-ka Beddelka iyo Kaabista Xeerka Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Goleyaasha Deegaanada ee Xeer Lr. 20\/ 2001;<br \/>\nMarkuu Helay: Qoraalka Guddida Doorashooyinka Qaranka ee Summaddiisu tahay KDQ\/XK\/060\/2017 ee ku taariikhaysan 08\/06\/2017, Ujeeddadiisuna tahay Cayimaadda Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, si waafaqsan Qodobka 9aad (2) ee Xeerka Wax-ka Beddelka iyo Kaabista Xeerka Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Goleyaasha Deegaannada ee Xeer Lr. 20\/ 2001;<br \/>\nMarkuu Arkay: Go&#8217;aanka Golaha Guurtida Jamhuuriyadda Somaliland ee summaddiisu tahay GG\/JSL\/Go&#8217;aan-02\/03\/2017, kuna taariikhaysan 06\/03\/2017, kaas oo lagu sameeyey muddo korodhsiimo ku eeg 13\/12\/2017;<br \/>\nMarkuu Arkay: Qoraalka Maxkamadda Dastuuriga ah, ee summaddiisu tahay MD\/DD\/01\/2017, kuna taariikhaysan 16\/02\/2017, ujeeddadiisuna tahay Qaraarka Dib-u-eegista Qaraar Fasiraadlam.MS\/DD\/02\/2015ee 18\/08\/2015;<br \/>\nMarkuu Ku Qancay: In ay lagama-maarmaan u tahay Hannaanka Dimuqraadiyadda iyo Doorashooyinka in la cayimo Xilliga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland;<br \/>\nWuxuu Soo saaray<br \/>\nXeerkan oo lagu go&#8217;aamiyey in taariikhdu marka ay tahay 13\/11\/2017, ay noqoto maalinta ay qabsoomayso Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland.<br \/>\nALLAA MAHAD LEH<br \/>\nNaasir Yuusuf Daahir<\/p>\n<p>Agaasimaha Saxaafadda Madaxtooyada JSL, ahna<br \/>\nKu simaha Af-hayeenka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)Madaxweynaha Somaliland Ayaa Digreeto Ku Cayimay Maalinta Doorashada Madaxtooyadu Dhacayso . WAR-SAXAAFADEED: 11\/06\/2017 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu xeer Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL\/M\/XERM\/249-4866\/062017 ku Cayimay Xilliga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland la qaban doono Madaxweynuhu: Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay: Qodobka 83aad ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-35658","post","type-post","status-publish","format-standard","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-9h8","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35658","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35658"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35658\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35660,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35658\/revisions\/35660"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35658"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35658"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35658"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}