{"id":3561,"date":"2015-01-11T13:56:09","date_gmt":"2015-01-11T13:56:09","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=3561"},"modified":"2015-01-11T13:56:09","modified_gmt":"2015-01-11T13:56:09","slug":"xildhibaan-ka-tirsan-golaha-deegaanka-degmadda-caynaba-oo-ka-dayriyay-xaaladda-cusbitaalka-magaaladda-caynaba-iyo-kana-hadlay-haweenay-u-geeriyooday-irbad-dhacday-oo-lagu-muday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/11\/xildhibaan-ka-tirsan-golaha-deegaanka-degmadda-caynaba-oo-ka-dayriyay-xaaladda-cusbitaalka-magaaladda-caynaba-iyo-kana-hadlay-haweenay-u-geeriyooday-irbad-dhacday-oo-lagu-muday\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Ka tirsan Golaha Deegaanka Degmadda Caynaba oo Ka Dayriyay Xaaladda Cusbitaalka Magaaladda Caynaba iyo Kana hadlay haweenay U Geeriyooday Irbad dhacday oo Lagu Muday."},"content":{"rendered":"<div class=\"ContentRightInner t_mbgc t_qtc t_urtc\">\n<div id=\"inboxControl0fv-ReadMessageContainer\" class=\"v-ReadMessageContainer slideOnResize\" tabindex=\"-1\">\n<div class=\"c-ReadMessage\" data-link=\"class{readMessageClass: ~tag.Show}\">\n<div id=\"ReadMessageScrollableSection\" class=\"rmMessages ClearBoth\" tabindex=\"-1\">\n<div id=\"readMessagePartControl382f\" class=\"c-ReadMessagePart ReadMsgContainer HasLayout ClearBoth HideShadows FullPart NoHistory Read RmIc\" data-link=\"class{:~tag.getHeaderCssClass(IsConversationPart, IsRead, IsDraft, IsTrustedSender, Items.length)}\">\n<div class=\"c-ReadMessagePartBody\" data-link=\"class{getClass:IsBodyExpanded}\">\n<div class=\"readMsgBody\">\n<div id=\"bodyreadMessagePartBodyControl387f\" class=\"ExternalClass MsgBodyContainer ContentFiltered\" data-link=\"class{:~tag.cssClasses(PlainText, IsContentFiltered)}\">\n<div dir=\"ltr\">\n<div>Caynaba(AN)-Xildhibaan Maxamed Xaaji Abyan oo Ka mid ah Xildhibaanadda Golaha Deegaanka ee Degmadda Caynaba ayaa Xukumadda Dhexe Gaar ahaan Wasaaradda Caafimaadka \u00a0Ugu Baaqay inay Wax ka Qabato Dawooyin dhacay oo dad ku dhinteen kuwaasi oo yaala Cusbitaalka Magaaladda Caynaba ee Gobolka Saraar.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Xildhibaan Maxamed Xaaji Abyan Waxa uu sheegay in Daawooyin Dhacay oo Yaala Cusbitaalka Magaaladda Caynaba ay sababeen Dhimashadda hal Ruux oo Haween ah taasi oo Lagu Magaacabi Jiray Deeqa Cabdi Xaaji Jamac.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Xildhibaan Maxamed Xaaji Abyan oo Arrintani Faahfaahinayay ayaa sheegay in Haweenaydani oo Umul ahayd la Keenay Cusbitaalka Magaaladda Caynaba Kadibna Lagu Duray Irbad wakhtigii loogu talo galay isticmaalkeedu dhamaaday ama \u00a0dhacay taasi oo sababay inay si deg deg ah koomo u gasho \u00a0Haweenaydii kadibna ay Geeriyooto .<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Xildhibaan Maxamed Xaaji Abyan ayaa Xukumadda Somaliland gaar ahaan wasaaradda Caafimaadka Ugu Baaqay inay Daawooyin iyo Shaqaale Xirfad leh Keento Cusbitaalka Magaaladda Caynaba oo inta badan Dawooyinka Yaala ay yihiin kuwo Wakhtigoodu dhacay.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Xildhibaankani oo Arrintani Ka hadlayay ayaa Yidhi &#8221; Saluug weyn ayaanu Ka qabnaa hawlaha Caafimaadka dadweynaha Gobolka guud ahaan gaar ahaan degmadda Caynaba oo ay Cusbitaalkeeda ka Buuxaan Dawooyin dhacay ,Waxaa dhawaan Arrintaasi u geeriyootay Marxuum Umul ahayd oo Irbad dhacday nin Shaqaale ahi Ku Duray kadibna Geeriyoodatay &#8220;.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Xildhibaanka oo Hadalkiisii Sii Wata ayaa Yidhi &#8221; Waxaanu Xukumadda Ugu baaqaynaa in Arrimahaasi si deg deg ah Wax Looga Qabto oo la Tayeeyo Xirfadda Shaqaalaha goboladda iyo Degmooyinka Dawooyinka si joogto ah loosoo gaadhsiiyo gobolka &#8221; .<\/div>\n<div><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p>Arabsiyonews.net<\/p>\n<p>Burco \/office<\/p>\n<div class=\"v-InboxFooterContainer\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Caynaba(AN)-Xildhibaan Maxamed Xaaji Abyan oo Ka mid ah Xildhibaanadda Golaha Deegaanka ee Degmadda Caynaba ayaa Xukumadda Dhexe Gaar ahaan Wasaaradda Caafimaadka \u00a0Ugu Baaqay inay Wax ka Qabato Dawooyin dhacay oo dad ku dhinteen kuwaasi oo yaala Cusbitaalka Magaaladda Caynaba ee Gobolka Saraar. Xildhibaan Maxamed Xaaji Abyan Waxa uu sheegay in Daawooyin Dhacay oo Yaala Cusbitaalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3566,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3561","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-Vr","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3561","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3561"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3561\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3561"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3561"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3561"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}