{"id":35547,"date":"2017-06-08T15:00:21","date_gmt":"2017-06-08T15:00:21","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=35547"},"modified":"2017-06-08T15:00:21","modified_gmt":"2017-06-08T15:00:21","slug":"deg-deg-golaha-guurtidda-somaliland-oo-war-cusub-ka-soo-saaray-xiisadda-ka-aloosan-waddamada-carabta-somaliland-oo-mowqifkeedi-inay-cadayso-loo-soo-jeediyay-xagay-raacaysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/06\/08\/deg-deg-golaha-guurtidda-somaliland-oo-war-cusub-ka-soo-saaray-xiisadda-ka-aloosan-waddamada-carabta-somaliland-oo-mowqifkeedi-inay-cadayso-loo-soo-jeediyay-xagay-raacaysa\/","title":{"rendered":"[DEG DEG] Golaha Guurtidda Somaliland Oo War Cusub Ka Soo Saaray Xiisadda Ka Aloosan Waddamada Carabta + Somaliland Oo Mowqifkeedi Inay Cadayso Loo Soo Jeediyay + Xagay Raacaysa."},"content":{"rendered":"<p>Afhayeenka Golaha Guurtidda Jamhuuriyadda Somaliland, Xildhibaan\u00a0<strong>Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho-indho)<\/strong>, ayaa Xukuumadda iyo Goleyaasha Qarankaba, ugu baaqay inay taageeraan mowqifka dalalka Carabtu ay ku cunoqabateeyeen dalka Qatar, waxaanu soo jeediyay in Somaliland ay la safato dalalka Islaamka ee go\u2019aanka ku gaadhay inay cilaaqaadka diblomaasiyadeed u jaraan wadankaas.<\/p>\n<p>Afhayeenka Guurtidu waxa uu sidaasi ku sheegay mar uu xalay khadka Telefoonka kula soo xidhiidhay wargeyska Dawan, waxaannu sheegay in loo baahan yahay in Jamhuuriyadda Somaliland ay istaagto mowqif adag.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan Madaxweynaha Somaliland iyo Goleyaasha qarankaba u soo jeedinayaa inay go\u2019aan siyaasiya oo cad ka qaataan fidmada ay dalalka Islaamku ku arkeen waddanka Qatar oo ay cilaaqaadkii ugu jareen waddankaas isla markaana ku go\u2019doominayaan. Somaliland waa inay la safato oo ay barbar istaagto dalalka Carabta ee Sucuudigu hoggaaminayo,\u201dayuu yidhi Xildhibaanku waxaannu<\/p>\n<p>Afhayeenku isaga oo hadalkiisa sii-wata waxa uu intaas ku daray &#8220;Islaamku waa nabadgelyo, markaa waa inay Somaliland taageertaa nabadgelyada ay doonayaan dalalka Carabta ee ay kaga soo horjeesteen fidmada ay ku arkeen dalka Qatar.\u201d<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Abdillaahi Ahmed Awmuuse<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeenka Golaha Guurtidda Jamhuuriyadda Somaliland, Xildhibaan\u00a0Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho-indho), ayaa Xukuumadda iyo Goleyaasha Qarankaba, ugu baaqay inay taageeraan mowqifka dalalka Carabtu ay ku cunoqabateeyeen dalka Qatar, waxaanu soo jeediyay in Somaliland ay la safato dalalka Islaamka ee go\u2019aanka ku gaadhay inay cilaaqaadka diblomaasiyadeed u jaraan wadankaas. Afhayeenka Guurtidu waxa uu sidaasi ku sheegay mar uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5,10,2],"tags":[],"class_list":["post-35547","post","type-post","status-publish","format-standard","category-aragtidda-dadweynaha","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-9fl","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35547","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35547"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35547\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35548,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35547\/revisions\/35548"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35547"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35547"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35547"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}