{"id":35524,"date":"2017-06-08T11:35:10","date_gmt":"2017-06-08T11:35:10","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=35524"},"modified":"2017-06-08T11:35:10","modified_gmt":"2017-06-08T11:35:10","slug":"xog-xasaasiya-wasiirka-gaadiidka-cirka-soomaaliya-oo-hungo-kala-soo-noqday-safar-uu-ku-tagay-xafiiska-icao-ee-nairobi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/06\/08\/xog-xasaasiya-wasiirka-gaadiidka-cirka-soomaaliya-oo-hungo-kala-soo-noqday-safar-uu-ku-tagay-xafiiska-icao-ee-nairobi\/","title":{"rendered":"[Xog Xasaasiya] Wasiirka Gaadiidka Cirka Soomaaliya oo Hungo Kala Soo Noqday Safar uu ku Tagay Xafiiska ICAO ee Nairobi"},"content":{"rendered":"<p class=\"x_MsoNormal\">Wasiirka Gaadiidka Cirka Iyo Dhulka Dawlada Soomaaliya Maxamed C\/laahi Salaad<span class=\"x_gmail-apple-converted-space\">, ayaa safar dhawaan ku tegay Xafiiska, ICAO Fiss Nairobi waxana uu halkaasi shir kula yeeshay gabadha la yidhaado \u00a0Ms Valentina isaga oo Wasiirku u sheegay in uu \u00a0doonayo in hawada Soomaliya lagu soo wareejiyo, balse gabadhan ayaa waxa ay ku wargalisay in uu tago Xarunta <\/span>ICAO ee Montreal, Canada.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"35525\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/06\/08\/xog-xasaasiya-wasiirka-gaadiidka-cirka-soomaaliya-oo-hungo-kala-soo-noqday-safar-uu-ku-tagay-xafiiska-icao-ee-nairobi\/201766636323116033557881omar_fang\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/201766636323116033557881Omar_Fang.jpg?fit=660%2C433&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"660,433\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"201766636323116033557881Omar_Fang\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/201766636323116033557881Omar_Fang.jpg?fit=660%2C433&amp;ssl=1\" class=\"alignnone wp-image-35525 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/201766636323116033557881Omar_Fang.jpg?resize=660%2C433\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"433\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/201766636323116033557881Omar_Fang.jpg?w=660&amp;ssl=1 660w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/201766636323116033557881Omar_Fang.jpg?resize=300%2C197&amp;ssl=1 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Wasiir Maxamed C\/laahi Salaad waxa uu tagay Xarunta guud ee <span class=\"x_gmail-apple-converted-space\">ICAO, (ICAO<\/span> Headquarters, Montreal, Canada), waxaana uu halkaasi kula kulmay <span class=\"x_gmail-apple-converted-space\">xoghaynta Guud ee ICAO Dr, Fang liu iyo Madaxa Farsamada ee ICAO Montreal Mr. Ivan Galan, waxana uu u soo jeediyey qorshihiisii ahaa in Hawada Soomaliya lagu soo wareejiyo, bal waxa ay ku war galiyeen in qorshaha ICAO yahay in ilaa 2018 la qalabeeyo Madaarada Soomaliya iyo Somaliland, sida Muqdisho, Hargaysa, Boosaaso iyo Kismaanyo, wixii intaa ka danbeeyana ay ICAO awood u leedahay in ay sii maamusho Hawada Somaliya, ilaa inta laga heshiinaayo.<\/span><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><span class=\"x_gmail-apple-converted-space\">Dhanka kale waxa Shir Hawada Soamliya laga hadlaayo\u00a0 lagu \u00a0marti qaaday Wasiirka Duulista Somaliland oo ka dhacaaya \u00a0Nairobi Kenya, balse Wasiirka Duulista Somaliland oo hada Safar Jabuuti ah ka soo laabtay ayaa u igmaday Wasiir Kuxigeenkiisa Guuleed Maxamed Shire oo hada isagu ku maqan.<\/span><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><span class=\"x_gmail-apple-converted-space\">Waxaa wakhtigan iska cad odhaadii Wasiirka duulista Somaliland ee ahayad, \u201cWarqad qoraal ah ayaan ka helay Xarunta ICAO ee Montreal oo waxa ay nagu war galiyeen in aanay dhacay in ay dhinac ku wareejiyaan hawada, oo kama shaki qabo.\u201d\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaadiidka Cirka Iyo Dhulka Dawlada Soomaaliya Maxamed C\/laahi Salaad, ayaa safar dhawaan ku tegay Xafiiska, ICAO Fiss Nairobi waxana uu halkaasi shir kula yeeshay gabadha la yidhaado \u00a0Ms Valentina isaga oo Wasiirku u sheegay in uu \u00a0doonayo in hawada Soomaliya lagu soo wareejiyo, balse gabadhan ayaa waxa ay ku wargalisay in uu tago Xarunta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":35525,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-35524","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/201766636323116033557881Omar_Fang.jpg?fit=660%2C433&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-9eY","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35524","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35524"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35524\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35527,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35524\/revisions\/35527"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35525"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35524"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35524"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35524"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}