{"id":3552,"date":"2015-01-11T03:36:14","date_gmt":"2015-01-11T03:36:14","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=3552"},"modified":"2015-01-11T03:36:14","modified_gmt":"2015-01-11T03:36:14","slug":"suldaan-weber-oo-ciidamada-faderaalka-itoobiya-gacanta-ku-dhigeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/11\/suldaan-weber-oo-ciidamada-faderaalka-itoobiya-gacanta-ku-dhigeen\/","title":{"rendered":"Suldaan Weber oo ciidamada faderaalka Itoobiya gacanta ku dhigeen"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)Waxa goor dhaweyd ay ciidamada faderaalka dawlada Itoobiya ay gacanta ku dhigeen Suldaankii dhawaan duurka galay ee Suldaan Waber.<!--more--><br \/>\nMa jiraan illaa hada warar faah faahsan oo arrin la xidhiidha, balse sida ay ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ay u xaqiijiyeen mareegta ramaasnews ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya oo muddooyinkii danbe suldaanka dusha kala socday ay ku ruqaansadeen aaga uu joogay, waxaana la sheegay in isaga iyo sida oo kale nimanka kale oo la socdayba gacanta lagu dhigay, illaa hadana lama soo sheegin wax khasaare ah oo halkaasi ka dhashay.<br \/>\nMadaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md:Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo), ayaa dhawaan ay ahayd markii uu ciidamada amar buuxa uu siiyey in ay gacanta ku soo dhigi karaan Suldaan Waber, waxaana arrintan la la xidhiidhinayaa in ay tahay mid salka ku haysa hadalkii madaxweyne Siilaanyo, balse illaa hada ma cada in suldaanka loo soo gudbin doono dhinaca Somaliland iyo in kale.<br \/>\nSuldaan Waber oo ka mid ah madax dhaqameedka ka soo jeeda gobalka Awdal, ayaa muddooyinkii danbe ku jirey duurka ka dib markii uu ku dhawaaqay hadalo lid ku ah qaranka Somaliland.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.net<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)Waxa goor dhaweyd ay ciidamada faderaalka dawlada Itoobiya ay gacanta ku dhigeen Suldaankii dhawaan duurka galay ee Suldaan Waber.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3148,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3552","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-Vi","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3552","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3552"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3552\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3552"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3552"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3552"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}