{"id":35434,"date":"2017-06-05T19:32:46","date_gmt":"2017-06-05T19:32:46","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=35434"},"modified":"2017-06-05T19:32:46","modified_gmt":"2017-06-05T19:32:46","slug":"deg-degmadaxwaynaha-sland-oo-xukuumadiisa-ku-sameeyey-xilka-qaadismagacaabis-iyo-iskubadal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/06\/05\/deg-degmadaxwaynaha-sland-oo-xukuumadiisa-ku-sameeyey-xilka-qaadismagacaabis-iyo-iskubadal\/","title":{"rendered":"Deg deg:Madaxwaynaha S\/land oo xukuumadiisa ku sameeyey xilka qaadis,magacaabis iyo iskubadal"},"content":{"rendered":"<p>Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay <strong>JSL\/M\/XERM\/<a href=\"tel:249-4828\">249-4828<\/a>\/062017<\/strong> uu xilka qaadis, magacaabid iyo isku bedel ku sameeyey caawa oo ay taariikhdu tahay <a href=\"calendar:T2:06\/05\/2017\">06\/05\/2017<\/a>, xubno ka mida xukuumaddiisa.<\/p>\n<p><strong>Madaxweynuhu:<\/strong><\/p>\n<p>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Markuu Tixgeliyey:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Ahmiyadda weyn ee ay Wasaaraduhu u leeyihiin Dalka iyo Dhismaha Qaranka;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In baahi loo qabo buuxinta jagada Wasiirka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta ee Jamhuuriyadda Somaliland;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Markuu Ka Fiirsaday:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Kartidiisa, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Markuu Ku Qancay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 In uu hanan karo xilkan loo magacaabay;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wuxuu go\u2019aansaday<\/p>\n<p>.<\/p>\n<table width=\"680\">\n<tbody>\n<tr>\n<td colspan=\"5\" width=\"680\"><strong>Magacaabida iyo Isku bedelka Wasiiradda, Wasiir Ku xigeenada iyo Wasiiru-dawlayaasha<\/strong><\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"30\">1<\/td>\n<td colspan=\"4\" width=\"650\">In Mudane, Mustafe Faarax Abraar, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"30\">2<\/td>\n<td colspan=\"4\" width=\"650\">In Mudane, Xasan Xuseen Nuur Geelle, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"30\">3<\/td>\n<td colspan=\"4\" width=\"650\">In Mudane, Cabdillaahi Aw Aadan Raabi, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"30\">4<\/td>\n<td colspan=\"4\" width=\"650\">In Mudane, Axmed Cali Baynax, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Duulista Hawada ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"30\">5<\/td>\n<td colspan=\"4\" width=\"650\">In Mudane, Axmed Aadan Ismaaciil (Keyse), uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta ee Jamhuuriyadda Somaliland (Bedel hore Wasiir Ku-xigeenkii Wasaaradda Arrimaha Dibedda)<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"30\">6<\/td>\n<td colspan=\"4\" width=\"650\">In Mudane, Kaysar Cabdillaahi Maxamed, uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland. (Bedel hore Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta)<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"30\">7<\/td>\n<td colspan=\"4\" width=\"650\">In Mudane, Axmed Xaashi Cabdi, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda ee Jamhuuriyadda Somaliland. (Bedel hore Wasiir Ku-xigeenkii Wasaaradda Madaxtooyada JSL)<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"30\">8<\/td>\n<td colspan=\"4\" width=\"650\">In Mudane, Cali Axmed Maxamed (Dhegoole), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Madaxtooyada ee Jamhuuriyadda Somaliland. (Bedel hore \u00a0Wasiir Ku-xigeenkii Wasaaradda Maaliyada)<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"30\">9<\/td>\n<td colspan=\"4\" width=\"650\">In Mudane, Cabdiraxmaan Axmed Ismaaciil, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Somaliland. (Bedel hore Wasiiru-dawlihii Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta)<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"30\">10<\/td>\n<td colspan=\"4\" width=\"650\">In Mudane, Yuusuf Cismaan Garas, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta ee Jamhuuriyadda Somaliland.(Bedel hore Wasiir Ku xigeenkii Wasaaradda Wershadaha)<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"30\">11<\/td>\n<td colspan=\"4\" width=\"650\">In Mudane, Cabdisalaan Maxamed Xasan, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Warshadaha ee Jamhuuriyadda Somaliland. (Bedel hore wasiir ku xigeenkii wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga)<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td colspan=\"2\" width=\"418\"><strong>Magacaabida Agaasimeyaasha Guud<\/strong><\/td>\n<td colspan=\"3\" width=\"262\">&nbsp;<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"30\">1<\/td>\n<td colspan=\"4\" width=\"650\">In Mudane, Jamaal Cabdillaahi Maxamed, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"30\">2<\/td>\n<td colspan=\"4\" width=\"650\">In Mudane, Cabdikariim Xuseen Siciid, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha, Cilmi Baadhista iyo Technology-yadda ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td colspan=\"2\" width=\"418\"><strong>Magacaabida Hay&#8217;addaha Dawladda<\/strong><\/td>\n<td colspan=\"3\" width=\"262\">&nbsp;<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"30\">1<\/td>\n<td colspan=\"4\" width=\"650\">In Mudane, Xuseen Maxamed Jaamac (Balal), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Ku-xigeenka Garyaqaanka Guud ee Qaranka ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"30\">2<\/td>\n<td colspan=\"4\" width=\"650\">In Mudane, Dayib Aadan Xaaji Cali, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado xubin ka tirsan Guddida Maamul-wanaagga iyo La-dagaallanka Musuq-maasuqa ee JSL.<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td colspan=\"3\" width=\"610\"><strong>Magacaabida La-taliye Madaxweyne<\/strong><\/td>\n<td colspan=\"2\" width=\"70\">&nbsp;<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"30\">1<\/td>\n<td colspan=\"4\" width=\"650\">In Mudane, Maxamed Cumar Cabdi jire (Xato), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Ciyaaraha.<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td colspan=\"4\" width=\"650\"><strong>Magacaabida Wakiilka Somaliland ee Cuman iyo Kuwait<\/strong><\/td>\n<td width=\"30\">&nbsp;<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"30\">1<\/td>\n<td colspan=\"4\" width=\"650\">In Mudane, Salaan Xasan Cabdulle Warsame, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya dalalka Cumaan iyo Kuwait.<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td colspan=\"3\" width=\"610\"><strong>Magacaabida Gudoomiyeyaasha Iyo Kuxigeenadda Gobolada<\/strong><\/td>\n<td colspan=\"2\" width=\"70\">&nbsp;<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"30\">1<\/td>\n<td colspan=\"4\" width=\"650\">In Mudane, Axmed Diiriye Cabdillaahi, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Daad-madheedh ee Jamhuuriyadda Somaliland. (Bedel hore Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Awdal.<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"30\">2<\/td>\n<td colspan=\"4\" width=\"650\">In Mudane, Cabdi Nuur Sugaal, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Awdal ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"30\">3<\/td>\n<td colspan=\"4\" width=\"650\">In Mudane, Nuur Qaasim Qodax, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Saraar ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"30\"><\/td>\n<td width=\"388\"><\/td>\n<td width=\"192\"><\/td>\n<td width=\"40\"><\/td>\n<td width=\"30\"><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Ujeeddo: Xilka Qaadis<\/strong><\/p>\n<p><strong>Mudaneyaal,<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p>Waxaan aad idinka mahadinayaa muddadii aynu wada shaqaynaynay. Xilalka Qaranka ayey dabcigeed tahay in ay meerto noqoto oo kolba cid hanan karta loo dhiibo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sidaa darteed, waxaan gartay in aan idinka qaado xilalkii aad qaranka Jamhuuriyadda Somaliland u hayseen.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Haddaba, waxaan idinka rajaynayaa in aad si niyad sami ah ugu wareejisaan xilalkii aad u hayseen qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, masuuliyiintaa aan u soo igmaday ee kor ku xusan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<table>\n<tbody>\n<tr>\n<td colspan=\"2\" width=\"199\"><strong>Xilka Qaadis<\/strong><\/td>\n<td width=\"439\">&nbsp;<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"22\">1<\/td>\n<td colspan=\"2\" width=\"616\">Mudane, Maxamuud Sheekh Cabdillaahi Cige, Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"22\">2<\/td>\n<td colspan=\"2\" width=\"616\">Mudane, Axmed Nuur Faahiye, Wasiiru-dawlihii Hore ee Wasaaradda Duulista Hawada<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"22\">3<\/td>\n<td colspan=\"2\" width=\"616\">Mudane, Xasan Daahir Dhimbiil, Wasiir Ku-xigeenkii Hore ee Wasaaradda Caafimaadka<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"22\">4<\/td>\n<td colspan=\"2\" width=\"616\">Mudane, Farxaan Xasan Cabdi, Guddoomiyihii Hore ee Gobolka Daad-madheedh<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"22\">5<\/td>\n<td colspan=\"2\" width=\"616\">Mudane, Ibraahim Jaamac Maxamed, Guddoomiye Ku-xigeenkii Hore ee Gobolka Saraar<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"22\">6<\/td>\n<td colspan=\"2\" width=\"616\">Mudane, Maxamed Cali Aadan, Agaasimihii Hore ee Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha, Cilmi Baadhista iyo Technology-yadda<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td width=\"22\"><\/td>\n<td width=\"177\"><\/td>\n<td width=\"439\"><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p><strong><em>\u00a0<\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong><em>\u00a0<\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong><em>\u00a0<\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong><em>\u00a0<\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong>ALLAA MAHAD LEH<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Naasir Yuusuf Daahir<\/strong><\/p>\n<p><strong>Agaasimaha Saxaafadda Madaxtooyada JSL, ahna <\/strong><\/p>\n<p><strong>Ku simaha Af-hayeenka.<\/strong><\/p>\n<p><strong><em>Naasir Yuusuf Daahir\u00a0<\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong>Agaasimaha Saxaafadda Madaxtooyada JSL<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL\/M\/XERM\/249-4828\/062017 uu xilka qaadis, magacaabid iyo isku bedel ku sameeyey caawa oo ay taariikhdu tahay 06\/05\/2017, xubno ka mida xukuumaddiisa. Madaxweynuhu: Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; &nbsp; Markuu Tixgeliyey:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Ahmiyadda weyn ee ay Wasaaraduhu u leeyihiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-35434","post","type-post","status-publish","format-standard","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-9dw","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35434","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35434"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35434\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35435,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35434\/revisions\/35435"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35434"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35434"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35434"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}