{"id":35339,"date":"2017-06-02T22:23:21","date_gmt":"2017-06-02T22:23:21","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=35339"},"modified":"2017-06-02T22:27:33","modified_gmt":"2017-06-02T22:27:33","slug":"ceerigaabo-oo-lagu-arkay-xannuunka-shuban-biyoodka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/06\/02\/ceerigaabo-oo-lagu-arkay-xannuunka-shuban-biyoodka\/","title":{"rendered":"DEG DEG SHUBAN BIYOD LAGU ARKAYA QAYIBO KA MIDA GOBOLKA SANAAG IYO WASAARADA CAFIMAADKA OO KA HADASHAY"},"content":{"rendered":"<p>Ceerigaabo(AN)-Kulan deg deg ah oo lagu qabtay Cisbitaalka Guud ee Magaalada Burco, ayey saraakiisha Caafimaadka ee Gobolka Sanaag iyo Maamulka Cisbitaalku kaga dhawaaqeen in Kiisas Xanuunka Shuban-biyoodka lagu arkay gudaha Magaalada iyo Deegaamo kale oo ka mida Gobolka.<br \/>\nKulankan oo ay ka qayb-galeen Maamulka Cisbitaalka, Saraakiisha Wasaarada Caafimaadka ee Gobolka, xubno kamida Golaha Deegaanka Ceerigaabo iyo Wakiillo ka socday Hay\u2019addaha sama-falka ee halkaa ka howl-gala, ayaa waxa lagaga wada-hadlay sidii looga gaashaaman lahaa, isla markaana loo xakamayn lahaa cudurkaasi oo tiro dad ah soo ritay Maalmihii dambeeyey.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"35341\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/06\/02\/ceerigaabo-oo-lagu-arkay-xannuunka-shuban-biyoodka\/ceerigaabo-oo-lagu-arkay-shuban-biyood\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/Ceerigaabo-oo-lagu-arkay-Shuban-biyood.png?fit=500%2C290&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"500,290\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"Ceerigaabo-oo-lagu-arkay-Shuban-biyood\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/Ceerigaabo-oo-lagu-arkay-Shuban-biyood.png?fit=500%2C290&amp;ssl=1\" class=\"alignnone wp-image-35341 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/Ceerigaabo-oo-lagu-arkay-Shuban-biyood.png?resize=500%2C290\" alt=\"\" width=\"500\" height=\"290\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/Ceerigaabo-oo-lagu-arkay-Shuban-biyood.png?w=500&amp;ssl=1 500w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/Ceerigaabo-oo-lagu-arkay-Shuban-biyood.png?resize=300%2C174&amp;ssl=1 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 500px) 100vw, 500px\" \/><br \/>\nDr. Ismaaciil ah oo ah Agaasimaha Cisbitaalka guud ee Burco, ayaa sheegay in dhowr qof oo Shubanku ku dhacay Cisbitaalka la dhigay maalmihii u dambeeyey, waxaanu intaa ku daray \u201cwaliba Kiisaskan u dambeeyey waxaan aragnay Shuban-dhiig leh\u201d ayuu yidhi isagoo warbaahinta la hadlayey markii Shirku dhamaaday.<br \/>\nIsuduwaha Wasaarada Caafimaadka ee Gobolka Sanaag iyo saraakiil kale oo iyaguna halkaa ka hadlay, ayaa sheegay in loo baahanyahay in diyaar-garow miisaan leh lagu waajaho haddii uu xannuunkaasi si xoogle uga dilaaco Gobolka.<\/p>\n<p>Halkan ka Daawo Muuqaal:<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/UFWQlV-Yjvc\" width=\"854\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ceerigaabo(AN)-Kulan deg deg ah oo lagu qabtay Cisbitaalka Guud ee Magaalada Burco, ayey saraakiisha Caafimaadka ee Gobolka Sanaag iyo Maamulka Cisbitaalku kaga dhawaaqeen in Kiisas Xanuunka Shuban-biyoodka lagu arkay gudaha Magaalada iyo Deegaamo kale oo ka mida Gobolka. Kulankan oo ay ka qayb-galeen Maamulka Cisbitaalka, Saraakiisha Wasaarada Caafimaadka ee Gobolka, xubno kamida Golaha Deegaanka Ceerigaabo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":35341,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-35339","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/Ceerigaabo-oo-lagu-arkay-Shuban-biyood.png?fit=500%2C290&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-9bZ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35339","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35339"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35339\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35345,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35339\/revisions\/35345"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35341"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35339"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35339"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35339"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}