{"id":3529,"date":"2015-01-10T14:09:27","date_gmt":"2015-01-10T14:09:27","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=3529"},"modified":"2015-01-10T14:09:27","modified_gmt":"2015-01-10T14:09:27","slug":"faransiiska-oo-askar-ka-badan-80-000-u-adeegsaday-dagaalyahannadii-khaarajiyey-wariyayaashii-aflagaadeeyay-nebigeenna-muxamed-csw","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/10\/faransiiska-oo-askar-ka-badan-80-000-u-adeegsaday-dagaalyahannadii-khaarajiyey-wariyayaashii-aflagaadeeyay-nebigeenna-muxamed-csw\/","title":{"rendered":"Faransiiska Oo Askar Ka Badan 80.000 U Adeegsaday Dagaalyahannadii Khaarajiyey Wariyayaashii Aflagaadeeyay Nebigeenna Muxamed (CSW)"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/631752F9-BDF8-4F49-AA3F-91BD148BDF68_w443_h249-150x150.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3530\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/631752F9-BDF8-4F49-AA3F-91BD148BDF68_w443_h249-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"631752F9-BDF8-4F49-AA3F-91BD148BDF68_w443_h249-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a>Paris\u00a0(AN) \u00a0Ciidamada ammaanka ee Magaalada Paris ayaa 48 saacadood ka dib si dirqi ah ku dilay laba nin oo walaalo ah, kuwaasi oo weerar si xirfadeysan loo qorsheeyay ugu khaarajiyey Wariyayaashii Wargeyska Charlie Hebdo oo ka soo baxa Magaalada Paris ee caasimadda dalka Faransiiska.<\/h2>\n<h2>Shariif Kooji iyo Siciid Kooji ayaa boolisku ka helay tuulo 40KM dhanka galbeed ka xigta Magaalada Paris, waxayna halkaasi boolisku ku wareegsanayeen muddo toban saacadood ka badan, ka dib markii la ogaaday in dagaalyahannada oo baxsad ahaa dad badan afduub ahaan ugu haysteen bakhaar ay leedahay shirkad lagu Magacabo (kosher grocery).<\/h2>\n<h2>Qaraxyo waaweyn oo laga maqlay goobta ay dadka ku haysteen dagaalyahannadaasi ka dib, ayaa Maayarka Magaalada Paris uu saxaafadda u sheegay in la dilay Shariif Kooji iyo Siciid Kooji oo haystay dhalashada Faransiiska, laakiin asal ahaan ka soo jeeda dalka Aljeeriya.<\/h2>\n<h2><strong>Maxaa Khasaare Ka dhashay Weerarka Lagu dilal Raggan<\/strong><\/h2>\n<h2>Weerarka lagu laayey labadan ragga ah ayaa waxa sidoo kale ku dhintay afar ka mid ahaa dadkii ay ku haysteen bakhaarka ay ku dhuumanayeen, waxaana ku dhaawacmay qaar ka mid ah ciidamada booliska ee hawlgalkaasi ka qayb-qaatay. Booliska ayaa sidoo kale weerar la beegsaday goob laga dukaamaysto oo u dhow deegaanka Porte de Vincennes, waxayna goobtaas ku dileen mid ka mida dablay kale oo hubaysnayd \u00a0oo afduub ku hasytay illaa shan qof.<\/h2>\n<h2>Hawl-galka lagu dilay raggan oo ay ka qayb-qaateen In ka badan 88,000 askari ayaan ilaa xalay aan dawladda Faransiisku soo bandhigin habka loo dilay raggaasi iyo maydadkooda, marka laga reebo muuqaallo guud oo warbaahinta reer galbeedku soo gudbiyeen.<\/h2>\n<h2><strong>Milicsi Guud<\/strong><\/h2>\n<h2>Wargeyska Charlie Hebdo oo weerarkii doraad ku waayay tifaftirihii iyo Wariyayaal caan ku ahaa sawir-gacmeedyada, ayaa weerarkani wuxuu ahaa kii labaad ee lagu qaaday, waxaase loo weeraray sanadkii 2011-kii,xilligaasi oo la qarxiyey isla-markaana la gubay xarunta guud ee uu wargeyskaasi ku leeyahay Magaalada Paris.<\/h2>\n<h2>Weerarkaa hore ayaa ku beegmay xilli uu soo saarayey sawir-kartoono lagu aflagaadeynayey Nabigeenna Muxamed (CSW). Halka weerarkii Arbacadiina ku beegmay daabacaaddii labaad ee ka dhan ah rasuulkeenna Sharfan.<\/h2>\n<h2>Wargeyska Charlie Hebdo, ayaa hore u daabacay ilaa 27 sawir-kartoon oo lid ku ah Islaamka, waxaase wakhtigan cadhada Muslimiinta kicisay sawirada uu ka sameeyay rasuulka, inkasta oo sawirkii u dambeeyay ee uu daabacay ahaa hoggaamiyaha kooxda Daacish, Sheekh Al-baqdaadi<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Paris\u00a0(AN) \u00a0Ciidamada ammaanka ee Magaalada Paris ayaa 48 saacadood ka dib si dirqi ah ku dilay laba nin oo walaalo ah, kuwaasi oo weerar si xirfadeysan loo qorsheeyay ugu khaarajiyey Wariyayaashii Wargeyska Charlie Hebdo oo ka soo baxa Magaalada Paris ee caasimadda dalka Faransiiska. Shariif Kooji iyo Siciid Kooji ayaa boolisku ka helay tuulo 40KM [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3530,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3529","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-UV","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3529","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3529"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3529\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3529"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3529"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3529"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}