{"id":35260,"date":"2017-05-31T22:24:45","date_gmt":"2017-05-31T22:24:45","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=35260"},"modified":"2017-05-31T22:24:45","modified_gmt":"2017-05-31T22:24:45","slug":"degmo-madaxweyne-siilanyo-magacaabay-2014kii-oo-deeqdii-ugu-horaysay-la-gaadhsiiyay-yaa-ugurmaday-xagayse-ku-taala-top-news","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/05\/31\/degmo-madaxweyne-siilanyo-magacaabay-2014kii-oo-deeqdii-ugu-horaysay-la-gaadhsiiyay-yaa-ugurmaday-xagayse-ku-taala-top-news\/","title":{"rendered":"Degmo Madaxweyne Siilanyo Magacaabay 2014kii Oo Deeqdii Ugu Horaysay La Gaadhsiiyay -Yaa Ugurmaday Xagayse Ku Taala [TOP NEWS]"},"content":{"rendered":"<p>Badhtamihii Sanadii 2014 kii Ayay Ahayd Markii Madaxweynaha S\/land U Umagacaabay Degmada Gudmo Biyo Cas Inay Ka Mid Noqotay Degmooyinka Dalka<\/p>\n<p>Waxaana Wakhtigaasi Bilaabmay Yididiilo Iyo Rayn Rayn Ay Bulshada Ku Dhaqan Degmada Gudmo Biyo Cas Ku Qaabileen Magaacibada Degmadaa<\/p>\n<p>Balse Mudo Badan Gudmo Biyacas Ma Helin Baahiyihii Aasaasiga Ahaa Ee Degmonimo Iyo Waaxihii Maamul Ee Dawlada<\/p>\n<p>Degmada Gudmo Biya Cas Waxay Noqotay Mid Ay Saamayn Ku Yeesheen Aarsi Iyo Ciil Siyaasadeed Oo Ka Yimi Wasiiro Xukuumada Siilanyo Ka Tirsan Oo Ku Abtirsada Magaca Guud Ee Dadka Degaankaa Kasoo Jeeda<\/p>\n<p>Mudo Laga Joogo Ku Dhawaad 3 Sano Oo Aanay Helin Kaabayaal Dhaqaale Iyo Baahiyaha Aasasiga Ah Kuwooda Uhoreeya<\/p>\n<p>Ganacsadaha Shirkada Beeyada Barkhad Jibriil Xasan Ayaa Deeqdii Ugu Horeysao Oo Ah Gaadiida Kala Ah Umblance Iyo Gaadhi Boolis Ugu Deeqay Maamulka Degmada<\/p>\n<p>Waana Talaabadii Ugu Horeysay Ee La Gaadhsiiyo Degmadan Ee Loogu Deeqo Maamulka Haysta<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<br \/>\nAbdillaahi Ahmed Awmuuse<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Badhtamihii Sanadii 2014 kii Ayay Ahayd Markii Madaxweynaha S\/land U Umagacaabay Degmada Gudmo Biyo Cas Inay Ka Mid Noqotay Degmooyinka Dalka Waxaana Wakhtigaasi Bilaabmay Yididiilo Iyo Rayn Rayn Ay Bulshada Ku Dhaqan Degmada Gudmo Biyo Cas Ku Qaabileen Magaacibada Degmadaa Balse Mudo Badan Gudmo Biyacas Ma Helin Baahiyihii Aasaasiga Ahaa Ee Degmonimo Iyo Waaxihii Maamul [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5,10,2],"tags":[],"class_list":["post-35260","post","type-post","status-publish","format-standard","category-aragtidda-dadweynaha","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-9aI","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35260","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35260"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35260\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35261,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35260\/revisions\/35261"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35260"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35260"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35260"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}