{"id":3526,"date":"2015-01-10T14:06:18","date_gmt":"2015-01-10T14:06:18","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=3526"},"modified":"2015-01-10T14:06:18","modified_gmt":"2015-01-10T14:06:18","slug":"madaxwaynaha-somalia-oo-shacabkiisa-ka-codsaday-inay-u-dulqaataan-culayska-uu-sababay-shirka-igad-ee-muqdisho-ka-dhacaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/10\/madaxwaynaha-somalia-oo-shacabkiisa-ka-codsaday-inay-u-dulqaataan-culayska-uu-sababay-shirka-igad-ee-muqdisho-ka-dhacaya\/","title":{"rendered":"Madaxwaynaha Somalia Oo Shacabkiisa Ka Codsaday Inay U Dulqaataan Culayska Uu Sababay Shirka IGAD Ee Muqdisho Ka Dhacaya"},"content":{"rendered":"<h2>Muqdisho\u00a0(AN) Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysay sheegay in Sabtida berri ah uu ka furmi doono Muqdisho shirka wasiirada arrimaha dibadda dalalka IGAD, isagoo ugu baaqay shacabka Soomaliyeed inay dulqaad muujiyaan.waxaana uu sheegay in kulankaas uu sumcad weyn u yahay Somalia, isla markaana uu socon doono hal maalin oo keliya.<\/h2>\n<h2>\u201cWaxaa rabaa inaan shacabka Soomaaliyeed u sheego in munaasabad weyn oo qiimo leh ay Muqdisho ka dhaceyso, taasoo ah shirka wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka IGAD, waxaan ka codsanayaa shacabka Soomaaliyeed in haddii meelaha qaarkood isku socodka uu dhib ku noqdo inay u dulqaataan, ayna ogaadaan in howshaas ay tahay mid amniga lagu xoojinayo, laakiinse aysan ahayn in dadka Soomaaliyeed la dhibo oo culeys la saaro,\u201d ayuu ku yidhi madaxweyne Xasan khudbadda uu u jeedinayay shacabka.<\/h2>\n<h2>\u201cXubnaha IGAD waxay marti u yihiin shacabka Soomaaliyeed iyo Qarankiisa; cid gaar ah oo ay marti u yihiinna ma jirto, haddaba waxaa nalaga doonayaa inaan dulqaad muujinno kalana shaqeyo dowladda howlaha ammaanka lagu adkeynayo,\u201d ayuu hadalkiisa ku daray Xasan Sheekh.<\/h2>\n<h2>Hadalka madaxweynaha Soomaaliya ayaa imaanaya iyadoo ammaanka guud ee Muqdisho si aad ah loo adkeeyay dhowrkii casho ee lasoo dhaafay, iyadoo la xidhay waddooyin Muhiim u Ah isu socodka<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho\u00a0(AN) Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysay sheegay in Sabtida berri ah uu ka furmi doono Muqdisho shirka wasiirada arrimaha dibadda dalalka IGAD, isagoo ugu baaqay shacabka Soomaliyeed inay dulqaad muujiyaan.waxaana uu sheegay in kulankaas uu sumcad weyn u yahay Somalia, isla markaana uu socon doono hal maalin oo keliya. \u201cWaxaa rabaa inaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3527,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3526","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-US","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3526","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3526"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3526\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3526"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3526"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3526"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}