{"id":35256,"date":"2017-05-31T21:18:50","date_gmt":"2017-05-31T21:18:50","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=35256"},"modified":"2017-05-31T21:18:50","modified_gmt":"2017-05-31T21:18:50","slug":"madaxwayne-siilaanyo-oo-cafis-madaxwayne-u-fidiyey-maxaabiis-badan-oo-jeelka-burco-ku-xidhnaatirada-maxaabiista-iyo-sababta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/05\/31\/madaxwayne-siilaanyo-oo-cafis-madaxwayne-u-fidiyey-maxaabiis-badan-oo-jeelka-burco-ku-xidhnaatirada-maxaabiista-iyo-sababta\/","title":{"rendered":"Madaxwayne Siilaanyo Oo Cafis Madaxwayne U Fidiyey Maxaabiis Badan Oo Jeelka Burco Ku Xidhnaa+Tirada Maxaabiista Iyo Sababta"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa, (Arabsiyonews) \u2014 \u00a0Madaxwayne Siilaanyo Cafis madaxwayne u fidiyey Maxaabiis tiro badan oo ku xidhnaa jeelka Wayn ee magaalada Burco.<\/p>\n<p>Maxaabiistan uu Madaxwayne Siilaanyo cafiska u fidiyey ayaa waxa tiradooda naloogu sheegay 87 (Sideetan Iyo Todoba) maxbuus oo xukunaa oo ku jirey jeelka magaalada Burco kuwaas oo xukuno kala duwan ku xukunaa.<\/p>\n<p>Cafiska madaxwaynaha ayaa xoguhu noo sheegeen inuu la taxaluqo kadib markii uu Xabsiga magaalada Burco gudahiisa ka dilaacay xanuunka Shuban Biyoodka ayna u geeriyoodeen Afar Maxbuus halka ay maxaabiis ka badan 50 Maxbuus oo kalena ay u jiifaan xanuunka Shuban Biyoodka.<\/p>\n<p>Maxabiistan uu madaxwayne Siilaanyo cafiska u fidiyey ayaa waxay noqonaysaa markii ugu horeysay ee madaxwayne Siilaanyo cafis u fidiyo maxaabiis tiradaa leeg oo ku xidhnaa xabsiga magaalada Burco.<\/p>\n<p>Xaalada magaalada Burco ayaa wakhti xaadirkan maraysa meel adag oo u baahan in loo gurmado,waxaana gobolka Togdheer fara baas ku haya xanuunka Shuban Biyoodka oo sababay dhimashada dad tiro badan,halka ay xanuunkan u jiifaan dad kor u dhaafayaa 2000 (Laba Kun) oo qof.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa, (Arabsiyonews) \u2014 \u00a0Madaxwayne Siilaanyo Cafis madaxwayne u fidiyey Maxaabiis tiro badan oo ku xidhnaa jeelka Wayn ee magaalada Burco. Maxaabiistan uu Madaxwayne Siilaanyo cafiska u fidiyey ayaa waxa tiradooda naloogu sheegay 87 (Sideetan Iyo Todoba) maxbuus oo xukunaa oo ku jirey jeelka magaalada Burco kuwaas oo xukuno kala duwan ku xukunaa. Cafiska madaxwaynaha ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-35256","post","type-post","status-publish","format-standard","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-9aE","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35256","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35256"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35256\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35257,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35256\/revisions\/35257"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35256"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35256"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35256"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}