{"id":3523,"date":"2015-01-10T14:02:04","date_gmt":"2015-01-10T14:02:04","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=3523"},"modified":"2015-01-10T14:02:04","modified_gmt":"2015-01-10T14:02:04","slug":"gudoomiyaha-kulmiye-oo-walaac-ka-muujiyay-dhalinyaro-kooxo-isku-abaabula-oo-magaalooyinka-rabshado-ka-sameeya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/10\/gudoomiyaha-kulmiye-oo-walaac-ka-muujiyay-dhalinyaro-kooxo-isku-abaabula-oo-magaalooyinka-rabshado-ka-sameeya\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Kulmiye Oo Walaac Ka Muujiyay Dhalinyaro Kooxo Isku Abaabula Oo Magaalooyinka Rabshado Ka Sameeya"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/a6a068060d11d417bde955e7af0aeecf_M.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3524\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/a6a068060d11d417bde955e7af0aeecf_M-300x211.jpg?resize=300%2C211\" alt=\"a6a068060d11d417bde955e7af0aeecf_M\" width=\"300\" height=\"211\" \/><\/a>Hargeysa (AN) Hogaamiyaha Xisbita talada haya ee Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi, ayaa walaac xooggan ka muujiyay dhibaatada ay bulshada ku hayaan Dhalinyaro Kooxo ah oo rabshado sameeya. Waxa uu sheegay inay keeneen dhaqano ku cusub bulshada.<\/p>\n<p>\u201c Baryahan waxaa soo baxay oo inaguna soo fool-leh dhibaatooyin u baahan in mujtamaca oo dhani ka wada hawl galo.Magaalooyinkeena oo dhan waxaa ka abuurmay wax la yidhaahdo dhalin yaro Gaangis (gangs) ah.\u201d Ayuuu yidhi Muuse Biixi.<\/p>\n<p>Mujaahid Muuse Biixi waxa uu sheegay in dhalin yaradu tahay mid fara badan oo si qaaloocan wax u wada \u201cDhalinyaro xoog leh oo fara badan oo dhinaca qaloocan u dhaqaaqday baa jirta. Waa arrin aynaan dhaqan u\u00a0 lahayn oo aan ab iyo aabo toona Soomaali iyo Muslim toona u lahayn oo Kufsi wadareed ka mid yahay oo maanta xaafad walba iyo gidaar walba ka taagan\u201d<\/p>\n<p>Gudoomiyuhu waxa uu sheegay inaan dadku habeenkii amni darro darteed carraabi Karin \u201cWaxaanu arkaynaa,Magaalooyinkoo dhan inaanu Odaygii \u00a0Telefoonkiisa habeenkii la carraabi karayn oo laga yaabo inuu Inankiisii ka amaan waayo.<\/p>\n<p>Waxaa dhacda, Hargeysa in Ninka la yidhaa Dr Cali Oo ah ninka Dhakhtarka Shifo sameeyay oo ah Master Qalliinka ah, in isagoo Masaajid ka baxay in Ciyaal is shiidayaa Madaxaa ku dhufteen oo lafta ku jabiyeen. Todobaadkan ayay arrintaasi dhacday iyo waliba Boqolaal la mid ah\u201d ayuu yidhi Muuse Biixi.<\/p>\n<p>Mujaahid Muuse Biixi waxa uu sheegay in la dhayalsaday arrintan \u201cWaxa weeye waa la dhayal saday arrintaas, Qaran ahaan waynu dhayal sanay oo waxa la yidhaa uun Boolisku ha qabteen, hawshaasi Hawl Boolis way ka wayn tahay, waa Aafo soo korodhay oo cid walba ka faa\u2019iidaysan karto. Rag xoog ah, ismaamulay oo Is abaabulay oo sidii Hay\u2019addaha u dhisan oo aan cidna u tudhayn baa soo kordhaya.\u201d<\/p>\n<p>Mujaahid Muuse Biixi wuxuu soo jeediyay in si heer qaran ah loo wajaho arrintaasi \u201cWaxaynu u baahannahay arrintaas, Qaranku wadar ahaan, Goleyaal,Xukumad,Xisbiyo,Culimo iyo ganacsato inaynu talo qaran ka yeelano intayna arrintaasi halkaas dhaafin\u201d<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN) Hogaamiyaha Xisbita talada haya ee Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi, ayaa walaac xooggan ka muujiyay dhibaatada ay bulshada ku hayaan Dhalinyaro Kooxo ah oo rabshado sameeya. Waxa uu sheegay inay keeneen dhaqano ku cusub bulshada. \u201c Baryahan waxaa soo baxay oo inaguna soo fool-leh dhibaatooyin u baahan in mujtamaca oo dhani ka wada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3524,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3523","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-UP","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3523","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3523"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3523\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3523"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3523"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3523"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}