{"id":35108,"date":"2017-05-25T16:01:33","date_gmt":"2017-05-25T16:01:33","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=35108"},"modified":"2017-05-25T16:01:33","modified_gmt":"2017-05-25T16:01:33","slug":"qaramada-midoobey-oo-sheegtay-inaanay-wada-hadalada-somaliland-iyo-somaliya-furmayn-nuxurka-shuruud-ay-ku-xidhay-furitaanka-wada-hadaladaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/05\/25\/qaramada-midoobey-oo-sheegtay-inaanay-wada-hadalada-somaliland-iyo-somaliya-furmayn-nuxurka-shuruud-ay-ku-xidhay-furitaanka-wada-hadaladaas\/","title":{"rendered":"QARAMADA MIDOOBEY OO SHEEGTAY INAANAY WADA HADALADA SOMALILAND IYO SOMALIYA FURMAYN + NUXURKA SHURUUD AY KU XIDHAY FURITAANKA WADA HADALADAAS."},"content":{"rendered":"<p>Hargaisa(AN):-Qaramada Midoobey ayaa aaminsan inaanay wada hadalada Somaliland iyo Somaliya furmi Karin ilaa ay doorashada Somaliland ee Madaxtooyadu qabsoonto bisha November ee sanadkan,waxaanay doonayaan inay wada hadalada bilaabaan dawlada Madaxwayne Farmaajo iyo dawlada Somaliland ka dhalan doonta doorashada November ka dib.<\/p>\n<div class=\"newscontent\">\n<p>Ergayga\u00a0Qaramada Midoobey u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya Danjire Michael Keating oo dhawaan khudbad ka jeediyey xarunta caalamiga ah ee Chattam House ayaa sheegay inay madaxwaynayaasha Somaliland iyo Somaliya ka go\u2019an tahay wada hadalada Somaliland iyo Somaliya labadoodaba.<\/p>\n<\/div>\n<p>\u201cMadaxwaynayaasha Somaliya iyo Somaliland waxay si cad u sheegeen inay doonayaan wada hadalada Somaliland iyo Somaliya in dib loo bilaabo\u201dayuu yidhi Micheal Keating\u00a0 isaga oo intaasina raaciyey \u201cLaakiin dad badan ayaa aaminsan inaanay taasi suurtogal ahayn ilaa doorashooyinka Somaliland dhacaan dhamaadka Sanadkan waana arrin qof walba soo dhawaynayo\u201dsidaas ayuu yidhi Ergayga Qaramada Midoobey u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya.<\/p>\n<p>War-murtiyeedkii laga soo saaray shirkii dawladda Somaliya loogu qabtay magaalada London ayaa isna waxa ku jiray qodob dhigayey in wada hadalada Somaliland iyo Somaliya furmi doonaan marka ay doorashooyinka Somaliland qabsoomaan bisha November ee sanadkan,waxaana muuqata inay beesha caalamku lasoo baxday siyaasad ah inay isku xidho qabsoomida Doorashooyinka Somaliland iyo bilowga wajiga labaad ee wada hadalada Somaliland iyo Somaliya.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"35109\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/05\/25\/qaramada-midoobey-oo-sheegtay-inaanay-wada-hadalada-somaliland-iyo-somaliya-furmayn-nuxurka-shuruud-ay-ku-xidhay-furitaanka-wada-hadaladaas\/somaliland-iyo-somaliya\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/somaliland-iyo-somaliya.jpg?fit=303%2C166&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"303,166\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"somaliland-iyo-somaliya\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/somaliland-iyo-somaliya.jpg?fit=303%2C166&amp;ssl=1\" class=\"alignnone wp-image-35109 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/somaliland-iyo-somaliya.jpg?resize=303%2C166\" alt=\"\" width=\"303\" height=\"166\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/somaliland-iyo-somaliya.jpg?w=303&amp;ssl=1 303w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/somaliland-iyo-somaliya.jpg?resize=300%2C164&amp;ssl=1 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 303px) 100vw, 303px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaisa(AN):-Qaramada Midoobey ayaa aaminsan inaanay wada hadalada Somaliland iyo Somaliya furmi Karin ilaa ay doorashada Somaliland ee Madaxtooyadu qabsoonto bisha November ee sanadkan,waxaanay doonayaan inay wada hadalada bilaabaan dawlada Madaxwayne Farmaajo iyo dawlada Somaliland ka dhalan doonta doorashada November ka dib. Ergayga\u00a0Qaramada Midoobey u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya Danjire Michael Keating oo dhawaan khudbad ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":35109,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-35108","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/somaliland-iyo-somaliya.jpg?fit=303%2C166&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-98g","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35108","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35108"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35108\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35110,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35108\/revisions\/35110"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35109"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35108"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35108"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35108"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}