{"id":3501,"date":"2015-01-10T13:45:59","date_gmt":"2015-01-10T13:45:59","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=3501"},"modified":"2015-01-10T13:45:59","modified_gmt":"2015-01-10T13:45:59","slug":"shirkii-53-aad-ee-wadamadda-ku-bahoobay-urur-goboleedka-igaad-oo-muqdisho-ka-furmay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/10\/shirkii-53-aad-ee-wadamadda-ku-bahoobay-urur-goboleedka-igaad-oo-muqdisho-ka-furmay\/","title":{"rendered":"Shirkii 53-aad Ee Wadamadda Ku Bahoobay Urur Goboleedka IGAAD Oo Muqdisho Ka Furmay"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/Igaad1-150x150.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3502\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/Igaad1-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"Igaad1-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/h2>\n<h2>Muqdisho\u00a0(AN) \u00a0Waxaa maanta oo Sabti ah ka furmay Muqdisho shirkii 53-aad ee wasiirrada arrimaha dibadda urur-goboleedka IGAD, iyadoo Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud uu shirka si rasmi ah u furay.<\/h2>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h2>Xasan Sheekh ayaa sheegay in qabashada shirkan ay muhiimad weyn u tahay Soomaaliya, wuxuuna xusay in shirkan uu yahay kii 53-aad ay ku yeeshaan magaalada Muqdisho mudo fog kaddib.<\/h2>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h2>\u201cShacabka Soomaaliyeed maata waxaa farxad u ah inay soo dhaweeyeen xubnaha IGAD oo shirkoodii ugu horreeyay muddo dheer kaddib uu uga furmayo Muqdisho, Soomaaliya waxay maanta ka gudubtay hadal-hayntii ahayd inay tahay mid guul-darreysatay,\u00a0waxayna ku guuleysatay inay shirka IGAD Muqdisho lagu qabto,\u201d ayuu yiri madaxweyne Xasan.<\/h2>\n<h2>Isagoo sii hadlaya ayuu intaas ku daray. \u201cSoomaaliya waxay ka mid tahay dalalkii aasaasay ururka IGAD, runtii shirka wasiirrada arrimaha dibadda ee ay martigeliso Somalia waxay u tahay sharaf weyn. Shacabka Soomaaliyeedna waxaan uga mahadcelinayaa qabsoomidda shirkan. Ciidamada amniga Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaana suurogeliyay in shir heerkan ah lagu qabto Muqdisho, cadowgu wuxuu isku dayayaaa in shirkaan ay ku furaan carqalad, balse ciidamadeenna ayaa ka hortagay taas.\u201d<\/h2>\n<h2><\/h2>\n<h2>Madaxweynaha Soomaaliya oo sii hadlayay ayaa sheegay in dowladdiisu ay sii wadayso howlaha dhiman, isagoo xusay in la dhisay maamul-goboleedyada Somalia qaarkood, kuwaasoo xusay inay qayb ka yihiin qorshaha Soomaaliya ay ugu gudbayso hannaanka federaalka ah.<\/h2>\n<h2>\u201cQorshaha dowladda ay xoogga saarayso waxaa ka mid ah sugidda amniga, horumarinta dhaqaalaha iyo dhismaha hay\u2019adaha kala duwan ee dowladda si ay uga gudubto colaadihii sokeeye,\u201d ayuu hadalkiisa ku daray Xasan Sheekh.<\/h2>\n<h2>Waxyaabaha kale ee ay wax ka qaban doonaan ayuu sheegay inay ka mid yihiin; dib u habeynta dastuurka dalka, kaasoo uu xusay inay gaarsiinayaan in shacabka Soomaaliyeed ay afti u qaadaan.<\/h2>\n<h2>Beesha caalamka ayuu weydiistay inay gacan ka siiyaan dowladda uu hoggaaminayo sidii ay howlahaas oo dhan u hirgelin lahayd, isagoo si weyn u soo dhaweeyay shirka IGAD uga furmaya Soomaaliya.<\/h2>\n<h2>Ugu dambeyn, waxaa iyaguna shirka IGAD khudbado ka jeediyay wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya, Dr. Tedros Adhanom iyo danjiraha QM Somalia, Nicholos Kay, kuwaasoo iyaguna sheegay in qabashada shirkan ay Somalia u tahay horumar weyn<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho\u00a0(AN) \u00a0Waxaa maanta oo Sabti ah ka furmay Muqdisho shirkii 53-aad ee wasiirrada arrimaha dibadda urur-goboleedka IGAD, iyadoo Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud uu shirka si rasmi ah u furay. &nbsp; Xasan Sheekh ayaa sheegay in qabashada shirkan ay muhiimad weyn u tahay Soomaaliya, wuxuuna xusay in shirkan uu yahay kii 53-aad ay ku yeeshaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3502,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3501","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-Ut","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3501","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3501"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3501\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3501"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3501"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3501"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}