{"id":3493,"date":"2015-01-10T13:51:57","date_gmt":"2015-01-10T13:51:57","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=3493"},"modified":"2015-01-10T13:51:57","modified_gmt":"2015-01-10T13:51:57","slug":"3493","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/10\/3493\/","title":{"rendered":"Arabsiyo Radio :Madaxwaynaha S\/land oo qaabiley Ganacsato Turki ah"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Madaxweynaha \u00a0Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay wefti ka socda dalka Turkiga oo dalka ku sugnaa maalmahan ujeedadooduna ahayd sidii ay xidhiidh ganacsi ula yeelan lahaayeen Somaliland weftigaasi oo uu hogaaminaayey Mr mohmeh tors.<!--more--><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Madaxweynaha oo kulankaasi ka hadlayna waxa uu weftiga\u00a0 uga mahadnaqay imaatinkooda, isaga oo madaxweynuhu warbixin ka siiyey marxaladihii ganacsiga Somaliland soo maray iyo halka uu maanta taagan yahay oo ah mid la dareemi karo inuu yahay \u00a0xalaal iyo xorba, beesha caalamkuna ay u dhegtaagtay jeclaysatayna inay Somaliland la sameeyaan xidhiidh ganacsi, ka dawlad ahaana aanu soo dhawaynayno cid kasta oo ka qaybqaadanaysa sidii ay horumar iyo maalgashiba ugu samayn lahaayeen dalka Somaliland.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Kulankan oo ay goobjoog ka ahaayeen Wasiirka Ganacsiga Somaliland, Dr Muuse Qaasim, Wasiirka Arrimaha dibeda Mudane Maxamed\u00a0 Biixi Yoonis, wasiirka Qorshaynta qaranka Dr. Sacad Cali Shire, wasiirka Arrimaha mudane Cali Maxamed Warancade, wasiirka Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, wasiir ku xigeenka Ganacsiga Bashiir Cabdi Xariir, Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha Mudane Cali Axmed Cali.<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-3493-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/Codadka-kulanka-weftiga-Turkiga.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/Codadka-kulanka-weftiga-Turkiga.mp3\">http:\/\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/Codadka-kulanka-weftiga-Turkiga.mp3<\/a><\/audio>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/kulan.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3504\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/kulan.jpg?resize=640%2C427\" alt=\"kulan\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/tu.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3511\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/tu.jpg?resize=640%2C467\" alt=\"tu\" width=\"640\" height=\"467\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/gg.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3513\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/gg.jpg?resize=640%2C427\" alt=\"gg\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.net<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Madaxweynaha \u00a0Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay wefti ka socda dalka Turkiga oo dalka ku sugnaa maalmahan ujeedadooduna ahayd sidii ay xidhiidh ganacsi ula yeelan lahaayeen Somaliland weftigaasi oo uu hogaaminaayey Mr mohmeh tors.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3504,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3493","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/s5kp1p-3493","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3493","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3493"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3493\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3493"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3493"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3493"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}