{"id":34920,"date":"2017-05-22T13:42:08","date_gmt":"2017-05-22T13:42:08","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=34920"},"modified":"2017-05-22T13:42:08","modified_gmt":"2017-05-22T13:42:08","slug":"deg-deg-nuxurka-qoraal-iminka-ka-soo-baxay-madaxtooyada-somaliland-muxuu-yahay-kulan-dalka-ku-cusub-oo-madaxtooyada-ka-dhacay-halkan-ka-akhri-arimaha-qoraalka-lahu-sheegay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/05\/22\/deg-deg-nuxurka-qoraal-iminka-ka-soo-baxay-madaxtooyada-somaliland-muxuu-yahay-kulan-dalka-ku-cusub-oo-madaxtooyada-ka-dhacay-halkan-ka-akhri-arimaha-qoraalka-lahu-sheegay\/","title":{"rendered":"[DEG DEG]:- Nuxurka Qoraal Iminka Ka Soo Baxay Madaxtooyada Somaliland + Muxuu Yahay Kulan Dalka Ku Cusub Oo Madaxtooyada Ka Dhacay [Halkan ka Akhri Arimaha Qoraalka Lahu Sheegay]"},"content":{"rendered":"<div id=\"__reading__mode__mainbody__id\" class=\"__reading__mode__mainbody\">\n<div id=\"htmlNonSecureZone\">\n<div id=\"content\" class=\"__reading__mode__extracted__article__body\">\n<p>Maanta-22.05.2017-kulan balaadhan oo saddex geesood ah oo maanta ka qabsoomay qasriga madaxtooyada oo ay isugu yimaadeen hay\u2019addaha caalamiga ah, Guddida 18-May iyo taakulada abaaraha iyo hay\u2019adaha qaramada midoobay ee ka hawlgala Somaliland ayaa lagaga wada hadlay sidii ay uga qaybqaadan lahaayeen taakulaynta abaaraha ee dalka lagaga dhawaaqay sidii loogu ururin lahaa qaadhaan lagaga hortago abaaraha soo noqnoqday.<\/p>\n<p>Kulankan laysugu yeedhay hay\u2019adaha caalamiga ah iyo hay\u2019adaha qaramada midoobay ayaa salka ku hayey sidii shaqaale weynaha ka hawlgalaa ay qayb uga noqon lahaayeen qaadhaan ururinta balaadhan ee dalka ka socota, madaama ay yihiin shaqaale u badan muwaadiniin Somaliland u dhashay.<\/p>\n<div class=\"__reading__mode__extracted__imagecontainer\"><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" class=\"ienolimitimage\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/fb-s-a-a.akamaihd.net\/h-ak-fbx\/v\/t1.0-9\/18581915_1306968126083704_9084861986114005502_n.jpg?w=696&#038;ssl=1\" \/><\/div>\n<p>Waxaana kulankaasi la isku dhaafsaday doodo muhiima oo lagu lafo guray sidii looga wada qaybqaadan lahaa xaalada adag ee abaartu ku reebta dadka iyo duunyada, iyo sidii qorshe qaran looga yeelan lahaa abaarta soo noqnoqotay, iyagoo uga mahadnaqay madaxweynaha iyo guddidaba sida ay u soo sharfeen ee ay isugu yeedheen, waxanay balan qaaday in aanay waxba ka hagran doonin dadkooda gaadhsiin doonaana shaqaale waynaha hay\u2019adaha ay ka socdaan, iyagoo qaar ka mid ahi soo bandhigay inay horeba ka sii bilaabeen qaadhaan ururinta oo ay wadeen ilaa wakhtigii abaaruhu dalka ku habsadeen, tanina ay tahay mid lagu farxo oo ay iyaguna qayb weyn ka qaadan doonaan, waxaana ay isla goobta kaga dhawaaqeen qaar ka mid ahi inay saakaba kulamo la yeesheen shaqaalahooda sidaana balan qaad lacageed oo ay ku wareejin doonaan guddida taakulada dadka abaartu saamaysay.<\/p>\n<div class=\"__reading__mode__extracted__imagecontainer\"><img decoding=\"async\" class=\"ienolimitimage\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/18557411_1306968129417037_4499073327250803516_n.jpg?oh=062821c24f59dabc78ac9ebe5f0065ae&amp;oe=59AB7ECF\" \/><\/div>\n<p>Ugu danbayntiina waxa u mahadnaqay masuuliyiintaasi gudoomiyaha guddida ahna wasiirka madaxtooyada Md, Maxamuud Xaashi Cabdi, waxaana ka mid ahaa weedhihiisa, &#8220;waan idinka mahadcelinayaa sida aad kulankan u soo ajiibteen waxana wax lagu farxo in intaas oo dhalin yaro muwaadiniin ahi ay ka hawlgalaan hay\u2019adaha qaramada midoobay iyo hay\u2019adaha caalamiga ahba, waxaanu isugu kiin yeedhnay in aynu barano isku tashiga oo aynu inagu gudeheena ka bilowno, wixii dibed inooga yimaadana aynu eegno, idinku waxad u shaqaysaan hay\u2019adaha caalamiga ah waxaana loo baahan yahay inaad ku wargelisaan shaqaalihiina kuwa dalka u dhashay iyo kuwa ka shaqaystaba inay ku talogalaan ka qaybqaadashada taakulanta dadka abaartu haleeshay, waanu soo dhawaynaynaa tallooyinkiina, waana fikiro dhaxal gal ah runtii, ogsoonaada waanu idinku xisaabtamaynaa caqli iyo cududba, waxaad dalkiina iyo dadkiina gashanaysaan\u201d<\/p>\n<div class=\"__reading__mode__extracted__imagecontainer\"><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" class=\"ienolimitimage\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/fb-s-b-a.akamaihd.net\/h-ak-fbx\/v\/t1.0-9\/18699814_1306969392750244_7413807961300796926_n.jpg?w=696&#038;ssl=1\" \/><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"__reading__mode__extracted__imagecontainer\">Arabsiyonews.com<\/div>\n<div class=\"__reading__mode__extracted__imagecontainer\"><\/div>\n<div class=\"__reading__mode__extracted__imagecontainer\">Abdillaahi Ahmed Awmuuse<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maanta-22.05.2017-kulan balaadhan oo saddex geesood ah oo maanta ka qabsoomay qasriga madaxtooyada oo ay isugu yimaadeen hay\u2019addaha caalamiga ah, Guddida 18-May iyo taakulada abaaraha iyo hay\u2019adaha qaramada midoobay ee ka hawlgala Somaliland ayaa lagaga wada hadlay sidii ay uga qaybqaadan lahaayeen taakulaynta abaaraha ee dalka lagaga dhawaaqay sidii loogu ururin lahaa qaadhaan lagaga hortago abaaraha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5,10,2],"tags":[],"class_list":["post-34920","post","type-post","status-publish","format-standard","category-aragtidda-dadweynaha","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-95e","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34920","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34920"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34920\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34921,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34920\/revisions\/34921"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34920"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34920"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34920"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}