{"id":34833,"date":"2017-05-20T14:55:01","date_gmt":"2017-05-20T14:55:01","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=34833"},"modified":"2017-05-20T14:55:01","modified_gmt":"2017-05-20T14:55:01","slug":"madka-gabadh-yar-oo-si-xun-loo-gawracay-oo-laga-helay-duleedka-deegaan-ka-tirsan-gobolka-awdalmagaca-deegaanka-laga-helay-iyo-magaca-waalidka-dhalay-inanta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/05\/20\/madka-gabadh-yar-oo-si-xun-loo-gawracay-oo-laga-helay-duleedka-deegaan-ka-tirsan-gobolka-awdalmagaca-deegaanka-laga-helay-iyo-magaca-waalidka-dhalay-inanta\/","title":{"rendered":"Madka Gabadh Yar Oo Si Xun Loo Gawracay Oo Laga Helay Duleedka Deegaan Ka Tirsan Gobolka Awdal+Magaca Deegaanka Laga Helay Iyo Magaca Waalidka Dhalay Inanta"},"content":{"rendered":"<p>Gabadh yar oo da\u2019deeda lagu qiyaasay 3 jir isla markaana muddo la la\u2019aa ayaa iyada oo la gawracay waxa laga helay deegaan u ka tirsan degmada Baki ee gobolka Awdal.<br \/>\nGabadhan yar oo la waayey sida ay waalidked xaqiijiyeen 8 bishan ayaa waxa maalinkii Khamiista ay ciidamada Booliska gobolka Awdal ay maydka gabadhaa yar ka heleen deegaanka Geed Jicile oo ka tirsan degmada Baki ee gobolka Awdal.<br \/>\nGabadhan yar oo aan magaceeda la shaacin balse lagu sheegay oo kaliya Ina Cumar Caateeye ayaa waxay la helay iyada oo ay gabdhan ku yaalaan dhaawacyo loogu gaystay Mindi isla markaana la bireeyey oo la gawracay,waxaana ay\u00a0 xaafadooda ka maqnayd muddo 10 cisho ah iyada oo aan la garanayn cidd qaadatay iyo cidda dilkan arxan darada ah u gaystayb.<br \/>\nCiidamada Booliska gobolka Awdal ayaa ilaa hadda ku jira soo qabashada ciddi falkan arxan darada ah gaysatay ee sida xun u gawracday gabadhan yare e da\u2019deedu tahay 3 jir taas oo muddo Toban cisho ah lala\u2019aaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gabadh yar oo da\u2019deeda lagu qiyaasay 3 jir isla markaana muddo la la\u2019aa ayaa iyada oo la gawracay waxa laga helay deegaan u ka tirsan degmada Baki ee gobolka Awdal. Gabadhan yar oo la waayey sida ay waalidked xaqiijiyeen 8 bishan ayaa waxa maalinkii Khamiista ay ciidamada Booliska gobolka Awdal ay maydka gabadhaa yar ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28420,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-34833","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/Hot-NEws.jpg?fit=1300%2C1300&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-93P","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34833","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34833"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34833\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34835,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34833\/revisions\/34835"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28420"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34833"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34833"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34833"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}