{"id":3482,"date":"2015-01-09T21:32:56","date_gmt":"2015-01-09T21:32:56","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=3482"},"modified":"2015-01-09T21:32:56","modified_gmt":"2015-01-09T21:32:56","slug":"badhasaabka-gobolka-gabiley-oo-weheliyo-xoghayaha-dhoose-ayaa-si-diiran-loogu-soo-dhaweeyey-magaalda-ceerigaabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/09\/badhasaabka-gobolka-gabiley-oo-weheliyo-xoghayaha-dhoose-ayaa-si-diiran-loogu-soo-dhaweeyey-magaalda-ceerigaabo\/","title":{"rendered":"Badhasaabka Gobolka Gabiley oo weheliyo Xoghayaha D\/hoose ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey Magaalda Ceerigaabo"},"content":{"rendered":"<p>Ceerigaabo(AN)Badhasaabka\u00a0Gobolka Gabiley Mustafe Cabdi Ciise (Shiine) oo uu weheliyo Xoghayaha Fulinyta ee dawlada hoose \u00a0Gabiley C\/Raxmaan Nuur Abokor ayaa Sidiiran loogusoo Dhaweeyay Magaalada Ceerigaabo,waxaana kaqayb qaatay soo dhawaynta masuuliyiintan Madaxda ugu saraysa Gobolka Sanaag,boqoro iyo dadweyne aad utiro badan.Waxaana ugu horayn halkaa ka hadlay Maayirka Ceerigaabo Ismaaciil Xaaj\u00a0Nuur iyo<!--more--><\/p>\n<p>Badhasaabka Sanaag Maxamuud Cali Ramaax oo Sheegay Inay Kusoo dhawaynayaan Gobolkoodii Labaad ayna aad ugu farax sanyihiin ,Waxa ka Mahad Celiyay Xoghayaha Gabilay oo Sheegay inuu aad ugu Faraxsan Yahay isla markaana uu jeclaysty isagoo ay tahay markii ugu Horaysay ee uu yimaado Ceerigaabo Inuu Indhihiisa kusoo arko dhibka ayleedahay Wada ceerigaabi kuna Amaanay goaanka Uu Madaxwayne Siilaanyo kuqaatay inuu dhiso wadadan halbawlaha ah,guntii iyo gabagabadii Waxa simugle isna uga Mahad<\/p>\n<p>Celiyay Badhasaabka \u00a0Gobolka Gabiley \u00a0Mustafe Cabdi Ciise oo sheegay inuu aad ugu Faraxsan yahay sida wanaagsan ee ay Masuuliyiinta Gobolka iyo Boqoradu ugu soo Baxeen iyadoo ay jimce Tahay oo waliba loo diyaar garoobayo salaadii jimcaha,<\/p>\n<p>&#8220;Waan ku Faraxsanahay Walaalayaal sidan aad noosoo dhawayseen aadbaanau idiinkaga mahad celinaynaa&#8221;<\/p>\n<p>intaa kadibna waxa loogalbiyay xagaa iyo Gurigii Martida ee Geerigaabo<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.net<\/p>\n<p>MuuseXuseen Xasan<\/p>\n<p>arabsiyo office<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ceerigaabo(AN)Badhasaabka\u00a0Gobolka Gabiley Mustafe Cabdi Ciise (Shiine) oo uu weheliyo Xoghayaha Fulinyta ee dawlada hoose \u00a0Gabiley C\/Raxmaan Nuur Abokor ayaa Sidiiran loogusoo Dhaweeyay Magaalada Ceerigaabo,waxaana kaqayb qaatay soo dhawaynta masuuliyiintan Madaxda ugu saraysa Gobolka Sanaag,boqoro iyo dadweyne aad utiro badan.Waxaana ugu horayn halkaa ka hadlay Maayirka Ceerigaabo Ismaaciil Xaaj\u00a0Nuur iyo<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3484,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3482","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-Ua","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3482","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3482"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3482\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3482"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3482"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3482"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}