{"id":34620,"date":"2017-05-17T13:49:12","date_gmt":"2017-05-17T13:49:12","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=34620"},"modified":"2017-05-17T13:49:12","modified_gmt":"2017-05-17T13:49:12","slug":"halkan-eeg-wasiir-qabo-oo-burco-u-xadhko-xidhay-iyo-kulamo-laga-war-qabo-inuu-la-yeesho-badhasaab-ramaax-oo-xurguf-siyaasadeed-ka-dhaxaysay-siro-qarsoon-oo-dibadda-yimi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/05\/17\/halkan-eeg-wasiir-qabo-oo-burco-u-xadhko-xidhay-iyo-kulamo-laga-war-qabo-inuu-la-yeesho-badhasaab-ramaax-oo-xurguf-siyaasadeed-ka-dhaxaysay-siro-qarsoon-oo-dibadda-yimi\/","title":{"rendered":"[Halkan Eeg] Wasiir Qabo Oo Burco U Xadhko Xidhay Iyo Kulamo Laga War Qabo Inuu La Yeesho Badhasaab Ramaax Oo Xurguf Siyaasadeed Ka Dhaxaysay + Siro Qarsoon Oo Dibadda Yimi."},"content":{"rendered":"<p>(Arabsiyonews.com) Wasiirka wasaaradda qorshaynta oo magaaladda burco u imanaya sidii uu islaga maslixi lahaa badhasaabka togdheer oo khilaaf badani ka dhexeeyay isla markaana maalmihu ugu danbeeyay loogu garnaqaayay madaxtooyadda somaliland<\/p>\n<p>Khilaafka labadan masuul ayaa wuxuu ka dhashay markii wasiir qabo kaxaystay gaadhigii badhasaabka gobolka togdheer looga tegi lahaa waxaana badhasaab ramaax oo arinka ka xanaaqay damcay in gaadhigii uu gobolka ku wadan lahaa laga siiyo wasiirka<\/p>\n<p>Wasiir qabo oo iminka ku soo fool leh magaaladda burco ayaa wararka karin helayso waxa uu kormeeri doona goobo wasaaradiisa khuseeya isla markaana waxa uu ku rajo weyn yahay inuu kulan la qaato badhasaab ramaax iyo warbaahinta burco oo aad ay isugu wacnaayeen markii uu gobolka ka tegay<\/p>\n<p>Abdillaahi Ahmed Awmuuse<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Arabsiyonews.com) Wasiirka wasaaradda qorshaynta oo magaaladda burco u imanaya sidii uu islaga maslixi lahaa badhasaabka togdheer oo khilaaf badani ka dhexeeyay isla markaana maalmihu ugu danbeeyay loogu garnaqaayay madaxtooyadda somaliland Khilaafka labadan masuul ayaa wuxuu ka dhashay markii wasiir qabo kaxaystay gaadhigii badhasaabka gobolka togdheer looga tegi lahaa waxaana badhasaab ramaax oo arinka ka xanaaqay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":28699,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5,10,2],"tags":[],"class_list":["post-34620","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-aragtidda-dadweynaha","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/qabyo-tre.jpg?fit=300%2C187&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-90o","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34620","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34620"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34620\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34621,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34620\/revisions\/34621"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28699"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34620"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34620"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34620"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}