{"id":34569,"date":"2017-05-16T13:33:23","date_gmt":"2017-05-16T13:33:23","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=34569"},"modified":"2017-05-16T13:37:03","modified_gmt":"2017-05-16T13:37:03","slug":"war-iminka-ah-telefishanada-somaliga-ku-hadla-oo-madaxtooyada-looga-yeedhay-nuxurka-shir-saacado-qaatay-oo-lala-yeeshay-iyo-arimaha-soo-kordhay-qodobo-xaasaasi-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/05\/16\/war-iminka-ah-telefishanada-somaliga-ku-hadla-oo-madaxtooyada-looga-yeedhay-nuxurka-shir-saacado-qaatay-oo-lala-yeeshay-iyo-arimaha-soo-kordhay-qodobo-xaasaasi-ah\/","title":{"rendered":"[War Iminka Ah]:- Telefishanada Somaliga Ku Hadla Oo Madaxtooyada Looga Yeedhay + Nuxurka Shir Saacado Qaatay Oo Lala Yeeshay Iyo Arimaha Soo Kordhay [Qodobo Xaasaasi Ah"},"content":{"rendered":"<p>War Iminka Ah:- Telefishanada Somaliga Ku Hadla Oo Madaxtooyada Looga Yeedhay + Nuxurka Shir Saacado Qaatay Oo Lala Yeeshay Iyo Arimaha Soo Kordhay Qodobo Xaasaasi Ah<\/p>\n<p>Hargeysa (Arabsiyo-News):- Maamulka Telefishanada madaxa banaan ee Somaliga ku hadla ayaa looga yeedhay Madaxtooyada Somaliland iyaga oo kulan la qaadanayey Gudida 18 may ahna Gudidii madaxweynuhu u magacaabay kasoo kabashada xaalada abaarta.<\/p>\n<p>Arimaha laga wada hadlay ayaa salka ku hayey sidii layskaga kaashan lahaa Barnaamijka qaadhaan ururinta ka soo kabashada Abaarta oo habeenka 18 may la qabanayo isla markaana la filayo in lagu ururiyo dhaqaale baaxad leh oo loogu gurmanayo dadka abaaruhu ku dhufteen.<\/p>\n<p>Shirka ayaa ahaa mid qaatay saacado badan isla markaana arimo badan lagu falanqeeyey waxaana ugu danbayn laysla afgartay in si wada jir ah loo baahiyo madasha qaadhaanka lagu ururinayo oo ah gurmad qaran.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War Iminka Ah:- Telefishanada Somaliga Ku Hadla Oo Madaxtooyada Looga Yeedhay + Nuxurka Shir Saacado Qaatay Oo Lala Yeeshay Iyo Arimaha Soo Kordhay Qodobo Xaasaasi Ah Hargeysa (Arabsiyo-News):- Maamulka Telefishanada madaxa banaan ee Somaliga ku hadla ayaa looga yeedhay Madaxtooyada Somaliland iyaga oo kulan la qaadanayey Gudida 18 may ahna Gudidii madaxweynuhu u magacaabay kasoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5,10,2],"tags":[],"class_list":["post-34569","post","type-post","status-publish","format-standard","category-aragtidda-dadweynaha","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-8Zz","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34569","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34569"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34569\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34572,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34569\/revisions\/34572"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34569"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34569"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34569"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}