{"id":34563,"date":"2017-05-16T13:17:36","date_gmt":"2017-05-16T13:17:36","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=34563"},"modified":"2017-05-16T13:17:36","modified_gmt":"2017-05-16T13:17:36","slug":"xisbiga-kulmiye-oo-iminka-magacaabay-xubno-tiro-badan-oo-tartanka-doorashada-xamaasad-ku-soo-kordhinaya-kuraasida-loo-dhiibay-iyo-magacyadooda-xubnaha-ku-jira-akhri","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/05\/16\/xisbiga-kulmiye-oo-iminka-magacaabay-xubno-tiro-badan-oo-tartanka-doorashada-xamaasad-ku-soo-kordhinaya-kuraasida-loo-dhiibay-iyo-magacyadooda-xubnaha-ku-jira-akhri\/","title":{"rendered":"Xisbiga Kulmiye Oo Iminka Magacaabay Xubno Tiro badan Oo Tartanka Doorashada Xamaasad Ku Soo Kordhinaya + Kuraasida Loo Dhiibay Iyo Magacyadooda [Xubnaha Ku Jira Akhri]"},"content":{"rendered":"<p> Xisbiga Kulmiye Oo Iminka Magacaabay Xubno Tiro badan Oo Tartanka Doorashada Xamaasad Ku Soo Kordhinaya + Kuraasida Loo Dhiibay Iyo Magacyadooda Xubnaha Ku Jira Akhri<\/p>\n<p>REF: XK\/ 00027\/2017 Date: 15\/05\/2017<br \/>\nWar-saxaafadeed<\/p>\n<p>Ku: Xubnaha Maamulka Degmooyinka Sabowanaag iyo Sallaxlay ee Gobolka Maroodi-jeex ee Xisbiga KULMIYE<br \/>\nOG: Gudomiyaha xisbiga KULMIYE = Hargiesa =<br \/>\nOG: Xoghayaha guud ee xisbiga KULMIYE = Hargiesa =<br \/>\nOG: Guddida Fulinta ee xisbiga KULMIYE = Hargiesa =<\/p>\n<p>Ujeeddo: Magacaabista Maamulka degmada Sabowanaag ee Xisbiga KULMIYE<\/p>\n<p>Waxaan digreeto Guddoomiye ku magcaabay maamulka xisbiga KULMIYE ee degmada Sabowanaag ee Gobolka Maroodi-jeex kadib:-<\/p>\n<p>Markaan arkay muhiimadda ay magcaabistoodu u leedahay habsami-u-socodka hawlaha iyo abaabulka xisbiga KULMIYE,<\/p>\n<p>Markaan ku qancay kartidooda iyo aqoontooda maamul,<\/p>\n<p>Waxaan maanta oo ay bishu tahay 16 May, 2017 u magacaabay xubnaha hoos ku qoran inay noqdaan hawl-wadeenada degmada Sabowanaag ee Gobolka Maroodi-jeex ee xisbiga KULMIYE:<\/p>\n<p>1. Ismaaciil Kayd Faarax inuu ahaado Guddoomiyaha xisbiga ee Degmada Sabowanaag<br \/>\n2. Deeq Xasan Ciise inuu ahaado Guddoomiye-ku-xigeenka xisbiga ee Degmada Sabowanaag<br \/>\n3. Qadan Ismaaciil Diiriye inay noqoto Xoghayaha xisbiga ee Degmada Sabowanaag<br \/>\n4. Axmed Barre Cismaan inuu noqdo Madaxa Abaabulka iyo Wacyigelinta xisbiga ee Degmada Sabowanaag<br \/>\n5. Maxamuud Xirsi Maxamed inuu ahaado Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada xisbiga ee degmada Sabowanaag<br \/>\n6. Yurub Cismaan Jaamac inay ahaato Guddoomiyaha Garabka Haweenka xisbiga ee degmada Sabowanaag.<\/p>\n<p>Magacaabista Maamulka degmada Sallaxlay ee Xisbiga KULMIYE<\/p>\n<p>Waxaan digreeto Guddoomiye ku magcaabay maamulka xisbiga KULMIYE ee degmada Sallaxlay ee Gobolka Maroodi-jeex kadib:-<br \/>\nMarkaan arkay muhiimadda ay magcaabistoodu u leedahay habsami-u-socodka hawlaha iyo abaabulka xisbiga KULMIYE,<br \/>\nMarkaan ku qancay kartidooda iyo aqoontooda maamul,<\/p>\n<p>Waxaan maanta oo ay bishu tahay 16 May, 2017 u magacaabay xubnaha hoos ku qoran inay noqdaan hawl-wadeenada degmada Sallaxlay ee Gobolka Maroodi-jeex ee xisbiga KULMIYE:<\/p>\n<p>1. Maxamuud Muuse Barre inuu ahaado Guddoomiyaha xisbiga ee Degmada Sallaxlay<br \/>\n2. Siciid Maxamed Xasan inuu ahaado Guddoomiye-ku-xigeenka xisbiga ee Degmada Sallaxlay<br \/>\n3. Cabdi Suudi Haybe inuu noqdo Xoghayaha xisbiga ee Degmada Sallaxlay<br \/>\n4. Cabdikariim Ibraahim Jaamac inuu noqdo Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada xisbiga ee degmada Sallaxlay<br \/>\n5. Maxamuud Maxamed Yuusuf inuu noqdo Madaxa Abaabulka iyo Wacyigelinta xisbiga ee Degmada Sallaxlay<br \/>\n6. Muuna Sugulle Maxamed inay ahaato Guddoomyaha Garabka Haweenka xisbiga ee Degmada Sallaxlay.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<br \/>\nAbdillaahi ahmed awmuuse<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xisbiga Kulmiye Oo Iminka Magacaabay Xubno Tiro badan Oo Tartanka Doorashada Xamaasad Ku Soo Kordhinaya + Kuraasida Loo Dhiibay Iyo Magacyadooda Xubnaha Ku Jira Akhri REF: XK\/ 00027\/2017 Date: 15\/05\/2017 War-saxaafadeed Ku: Xubnaha Maamulka Degmooyinka Sabowanaag iyo Sallaxlay ee Gobolka Maroodi-jeex ee Xisbiga KULMIYE OG: Gudomiyaha xisbiga KULMIYE = Hargiesa = OG: Xoghayaha guud ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5,10,2],"tags":[],"class_list":["post-34563","post","type-post","status-publish","format-standard","category-aragtidda-dadweynaha","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-8Zt","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34563","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34563"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34563\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34564,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34563\/revisions\/34564"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34563"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34563"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34563"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}