{"id":34400,"date":"2017-05-12T17:29:58","date_gmt":"2017-05-12T17:29:58","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=34400"},"modified":"2017-05-12T17:29:58","modified_gmt":"2017-05-12T17:29:58","slug":"trump-oo-weli-ku-adkaysanaya-in-aan-fbi-du-baadhitaan-ku-hayn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/05\/12\/trump-oo-weli-ku-adkaysanaya-in-aan-fbi-du-baadhitaan-ku-hayn\/","title":{"rendered":"Trump oo weli ku adkaysanaya in aan FBI-du baadhitaan ku hayn"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef-1.bbci.co.uk\/news\/660\/cpsprodpb\/AB24\/production\/_96021834_6c1f826c-d33a-4f7f-a03f-9bdba4537ea0.jpg?resize=696%2C392&#038;ssl=1\" alt=\"Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump\" width=\"696\" height=\"392\" data-highest-encountered-width=\"660\" \/>Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa carrabka ku adkeeyey in aan wax baadhitaan ahi ku soconin, waxaanu dhaliisha loogu soo jeediyey xilka qaadistii agaasimaha FBI-da ee uu shaqada ka fadhiisiyey ku tilmaamay mid ay kuwa dhaliilayaa dadka isku tusayaan.<\/p>\n<div id=\"bbccom_mpu_3\" class=\"bbccom_slot mpu-ad\"><\/div>\n<p>Waraysi uu Trump siiyey Telefishanka NBC ayuu ku sheegay in uu keligii go&#8217;aan ku gaadhay in uu xilka ka qaado James Comey.<\/p>\n<p>Comey wuxu waday baadhitaan lagu hayey eedaymo la sheegay in Ruushku si u faro geliyey doorashadii Maraykanka, suurto galna ay noqon karto in ay arintaa ka wada shaqayeen saraakiil ka tirsanaa xafiiskii ololaha Trump iyo Ruushku.<\/p>\n<div id=\"bbccom_mpu_1_2\" class=\"bbccom_slot mpu-ad\"><\/div>\n<p>Trump baadhitaankaa ganafka ayuu ku dhuftay waxaanu ku tilmaamay eedahaa la sheegay kuwo aan sal iyo baar toona lahayn.<\/p>\n<p>Waraysigan Trump siiyey Telefishanka NBC oo ah kii u horeeyey ee uu bixiyo tan iyo intii uu xilka ka qaaday agaasimihii FBI-da, ayaa wuxu ku sheegay in uu intii aanu xilka ka qaadin Comey waydiiyey in baadhitaan isaga lagu hayo iyo in kale waxaanu yidhi &#8220;waxaan ku idhi, ma ii sheegi kartaa in baadhitaan la igu hayo iyo in kale, waxaanu iigu jawaabay wax baadhitaan ah laguguma hayo&#8221;.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Abdillaahi Ahmed Awmuuse<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa carrabka ku adkeeyey in aan wax baadhitaan ahi ku soconin, waxaanu dhaliisha loogu soo jeediyey xilka qaadistii agaasimaha FBI-da ee uu shaqada ka fadhiisiyey ku tilmaamay mid ay kuwa dhaliilayaa dadka isku tusayaan. Waraysi uu Trump siiyey Telefishanka NBC ayuu ku sheegay in uu keligii go&#8217;aan ku gaadhay in uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":28387,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5,10,2],"tags":[],"class_list":["post-34400","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-aragtidda-dadweynaha","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/TRUMP.jpg?fit=624%2C351&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-8WQ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34400","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34400"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34400\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34401,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34400\/revisions\/34401"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28387"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34400"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34400"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34400"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}