{"id":34397,"date":"2017-05-12T17:09:04","date_gmt":"2017-05-12T17:09:04","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=34397"},"modified":"2017-05-12T17:09:04","modified_gmt":"2017-05-12T17:09:04","slug":"mugabe-ma-jiifee-indhuhuu-nasinayaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/05\/12\/mugabe-ma-jiifee-indhuhuu-nasinayaa\/","title":{"rendered":"Mugabe &#8216;ma jiifee indhuhuu nasinayaa&#8217;"},"content":{"rendered":"<div class=\"story-body__inner\">\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width lead\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef-1.bbci.co.uk\/news\/660\/cpsprodpb\/AD22\/production\/_96022344_1f616f89-24e1-447f-a8ab-9b48c942d3f1.jpg?resize=696%2C392&#038;ssl=1\" alt=\"Indhaha Mugabe ayaa xasaasiyad ka qaada nalka\" width=\"696\" height=\"392\" data-highest-encountered-width=\"660\" \/><span class=\"off-screen\">Lahaanshaha sawirka<\/span> <span class=\"story-image-copyright\">AFP<\/span> <\/span><figcaption class=\"media-caption\"><span class=\"off-screen\">Image caption<\/span> <span class=\"media-caption__text\"> Indhaha Mugabe ayaa xasaasiyad ka qaada nalka <\/span><\/figcaption><\/figure>\n<p class=\"story-body__introduction\">Madaxweynaha Zimbabwe Robert Mugabe ma jiifo marka uu indhaha isku qabto iyadoo uu kulamo dhaadheer ka qaybgalayo ee indhaha ayuu nasiyaa, sida uu sheegay afhayeenkiisu.<\/p>\n<div id=\"bbccom_mpu_3\" class=\"bbccom_slot mpu-ad\"><\/div>\n<p>&#8220;Madaxweynuhu ma xamili karo iftiinka badan ee nalalka&#8221; waxaa sidaas yiri George Charamba sida uuu qoray wargayska ay dawladdu leedahay ee Herald.<\/p>\n<p>Charamba ayaa madaxweyne Mugabe la simay Nelson Mandela oo ku caanbaxay siddii uu uga dhiidhiyay midab takoorka oo ay indhihiisa waxyeelo ka soo gaareen xabsigii Robben Island ee uu soo maray.<\/p>\n<div id=\"bbccom_mpu_1_2\" class=\"bbccom_slot mpu-ad\"><\/div>\n<p>&#8220;Lama ogola in aad qol uu ku jiro ku dhex adeegsataan kaameerooyinka nalka daara marka ay wax sawirayaan&#8221; ayuu sii raaciyay.<\/p>\n<p>Mugabe oo 93 jir ah ayaa la arkay isaga oo ku dhex hurda kulamo badan, taas oo horseeday in la hadal hayo xaaladdiisa caafimaad.<\/p>\n<p>Wuxuu doonayaa in uu u tartamo doorashada madaxtinimada ee sanadka soo socota.<\/p>\n<ul class=\"story-body__unordered-list\">\n<li class=\"story-body__list-item\"><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-39026819\">Mugabe oo markii u horaysay taageeray Trump<\/a><\/li>\n<li class=\"story-body__list-item\"><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-39093409\">Mugabe oo u dabaaldegay sannad-guuradiisii 93-aad<\/a><\/li>\n<li class=\"story-body__list-item\"><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-38698110\">Shan aragti oo Afrika ay ka qabto Trump<\/a><\/li>\n<li class=\"story-body__list-item\"><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-38990327\">Caqabadda ka haysto Afrika wararka beenta ah <\/a><\/li>\n<\/ul>\n<p>Madaxweynaha ayaa hadda dawayn khaas ah oo dhanka indhaha ah ku qaadanaya Singapore.<\/p>\n<p>Mugabe ayay dhawaan hurdo ku qabatay isaga oo ka qaybgalaya kulan lagu lafagurayay dalalka uu dhaqaalahoodu nugulyahay oo qayb ka ahaa Shirka Caalamiga ah ee dhaqaalaha Adduunka oo lagu qabtay Koonfur Afrika horraantii bishan.<\/p>\n<p>Markaas wuxuu sheegay in Zimbabwe ay tahay mid ka mid ah dalalka ugu horumar badan ee qaaradda Afrika.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>wariye Abdillaahi\u00a0 Ahmed\u00a0 Awmuuse<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Lahaanshaha sawirka AFP Image caption Indhaha Mugabe ayaa xasaasiyad ka qaada nalka Madaxweynaha Zimbabwe Robert Mugabe ma jiifo marka uu indhaha isku qabto iyadoo uu kulamo dhaadheer ka qaybgalayo ee indhaha ayuu nasiyaa, sida uu sheegay afhayeenkiisu. &#8220;Madaxweynuhu ma xamili karo iftiinka badan ee nalalka&#8221; waxaa sidaas yiri George Charamba sida uuu qoray wargayska ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":34398,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5,10,2],"tags":[],"class_list":["post-34397","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-aragtidda-dadweynaha","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/mugabe.jpg?fit=660%2C371&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-8WN","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34397","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34397"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34397\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34399,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34397\/revisions\/34399"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34398"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34397"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34397"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34397"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}