{"id":34262,"date":"2017-05-09T16:50:30","date_gmt":"2017-05-09T16:50:30","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=34262"},"modified":"2017-05-09T16:50:30","modified_gmt":"2017-05-09T16:50:30","slug":"moon-jae-in-oo-ku-guuleystay-doorashada-kuuriyada-koonfureed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/05\/09\/moon-jae-in-oo-ku-guuleystay-doorashada-kuuriyada-koonfureed\/","title":{"rendered":"Moon Jae-in oo ku guuleystay doorashada Kuuriyada Koonfureed"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Codbixiyayaasha Kuuriyada Koonfureed ayaa si aqlabiyad ah ugu codeeyay Moon Jae-in inuu noqdo madaxweynaha xiga ee dalkaasi, sida ay sheegayaan qiyaasihii u dambeeyay.<\/p>\n<div id=\"bbccom_mpu_3\" class=\"bbccom_slot mpu-ad\"><\/div>\n<p>Jae-in oo ah qareen u dooda arrimaha xuquuqda insaanka ayaa waxa uu doonayaa in uu kordhiyo xiriirka kala dhexeeya Kuuriyada Waqooyi, si ka duwan siyaasadda xukumadda hadda ka talisa dalkaasi taasoo gebi ahaanba xiriirka u jartay xukuumadda Pyongyang.<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale su&#8217;aal geliyay gantaalada difaaca ee uu Mareykanku ku rakibay dalkiisa.<\/p>\n<div id=\"bbccom_mpu_1_2\" class=\"bbccom_slot mpu-ad\"><\/div>\n<p>Waxaa la sheegay inuu helay 41.1% codadkii la dhiibtay. Msuahrraxa ku soo xigay Hong Joon-Pyo ayaa helay 23.3%<\/p>\n<p>Doorashadan ayaa si gaar ah isha loogu hayay, maadaama xilligan ay taagan tahay xiisadda Kuuriyada Waqooyi.<\/p>\n<figure class=\"media-landscape no-caption full-width\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"responsive-image__img js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef-1.bbci.co.uk\/news\/624\/cpsprodpb\/49C7\/production\/_95978881_73e091dd-3972-4670-b6d9-d99b4e95ae52.jpg?resize=696%2C464&#038;ssl=1\" alt=\"13 murashax ayay kala dooranayaan\" width=\"696\" height=\"464\" data-highest-encountered-width=\"624\" \/><span class=\"off-screen\">Lahaanshaha sawirka<\/span> <span class=\"story-image-copyright\">Getty Images<\/span> <\/span><\/figure>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"responsive-image__img js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef.bbci.co.uk\/news\/624\/cpsprodpb\/25C3\/production\/_95976690_sk_reuters.jpg?resize=696%2C392&#038;ssl=1\" alt=\"Doorashada Kuuriyada Koonfureed\" width=\"696\" height=\"392\" data-highest-encountered-width=\"624\" \/><span class=\"off-screen\">Lahaanshaha sawirka<\/span> <span class=\"story-image-copyright\">Reuters<\/span> <\/span><figcaption class=\"media-caption\"><span class=\"off-screen\">Image caption<\/span> <span class=\"media-caption__text\"> Moon Jae-in oo u janjeera afkaarta bidixda ayaa ugu cadcad musharraxiinta tartamaya. <\/span><\/figcaption><\/figure>\n<ul class=\"story-body__unordered-list\">\n<li class=\"story-body__list-item\"><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-37315228\">Caro ka dhalatay tijaabada nukliyeerka Kuuriyada Waqooyi<\/a><\/li>\n<li class=\"story-body__list-item\"><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/39611440\">Kuuriyada waqooyi oo ku guuldareysatay tijaabo gantaal<\/a><\/li>\n<li class=\"story-body__list-item\"><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-39776720\">Maraykanka: hubka difaaca gantaallada een K\/ Koonfureed ku rakibnay &#8216;wuu shaqaynayaa&#8217;<\/a><\/li>\n<li class=\"story-body__list-item\"><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-39815160\">Kuuriyada Waqooyi: &#8216;CIA-daa maleegtay shirqool lagu dilayo Kim Jong-un&#8217;<\/a><\/li>\n<li class=\"story-body__list-item\"><a class=\"story-body__link\" href=\"http:\/\/www.bbc.com\/somali\/war-38966585\">Xulafada Maraykanka oo ka arrinsaday Kuuriyada Waqooyi<\/a><\/li>\n<\/ul>\n<p>Bishii Maarso ayaa madaxweynihii hore ee dalkaasi Ms Park waxaa xukunka looga riday ka dib markii uu baarlamaanka dalkaasi kalsoonida kala laabtay, waxaana dhawaan lagu soo oogi doonaa dacwado ku aaddan laaluush qaadasho iyo ku takri fal awoodeed, eedeymahaasi oo ay beenisay.<\/p>\n<p>Doorashadii Kuuriyada Koonfureed ka dhacday 2012 ayaa waxaa si dirqi ah Moon uga guulaysatay Park.<\/p>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"responsive-image__img js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef.bbci.co.uk\/news\/624\/cpsprodpb\/102A0\/production\/_95980266_f2163a7a-4997-482a-ad0b-afa66ef00912.jpg?resize=696%2C392&#038;ssl=1\" alt=\"Dhaqaalaha ayaa ka mid ah waxyaabaha ay aadka uga walaacsan yihiin shacabku\" width=\"696\" height=\"392\" data-highest-encountered-width=\"624\" \/><span class=\"off-screen\">Lahaanshaha sawirka\u00a0\u00a0\u00a0 Arabsiyonews.com<\/span><\/span><\/figure>\n<p>saxafi cabdilaahi ahmed awmuuse<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Codbixiyayaasha Kuuriyada Koonfureed ayaa si aqlabiyad ah ugu codeeyay Moon Jae-in inuu noqdo madaxweynaha xiga ee dalkaasi, sida ay sheegayaan qiyaasihii u dambeeyay. Jae-in oo ah qareen u dooda arrimaha xuquuqda insaanka ayaa waxa uu doonayaa in uu kordhiyo xiriirka kala dhexeeya Kuuriyada Waqooyi, si ka duwan siyaasadda xukumadda hadda ka talisa dalkaasi taasoo gebi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[3,10,2],"tags":[],"class_list":["post-34262","post","type-post","status-publish","format-standard","category-arimaha-bulshada","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-8UC","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34262","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34262"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34262\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34265,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34262\/revisions\/34265"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34262"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34262"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34262"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}