{"id":34173,"date":"2017-05-08T17:17:11","date_gmt":"2017-05-08T17:17:11","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=34173"},"modified":"2017-05-08T17:22:47","modified_gmt":"2017-05-08T17:22:47","slug":"waa-kuma-madaxweynaha-cusub-ee-dalka-faransiiska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/05\/08\/waa-kuma-madaxweynaha-cusub-ee-dalka-faransiiska\/","title":{"rendered":"Waa Kuma Madaxweynaha Cusub ee Dalka  faransiiska?"},"content":{"rendered":"<p>ka dib markii lagu dhawaaqay natiijada tartankii loogu jiray qasriga Elesy ee Madaxtooyada Dalka faransiiska oo uu 65% ku guulaystay Emmanuel Macron ayaa mar kale Faransiisku waxa ay sameeyeen taariikh siyaasadeed oo ku saabsan doorashada Madaxweynahii ugu da\u2019da yaraa ee soo mara Jamhuuriyada Faransiiska Emmanuel Macron, kaas oo aan ka soo jeedin Xisbiyadii soo jireenka ahaa.<br \/>\nMadaxweynahan cusub oo ah kii Sideedaad ee Dalka faransiiska ayaa haysta horyaalnimo kala dambeeyey oo uu ka soo bilaabay xiligii uu wax ka baranayey Mac-hadka Henery 4, isagoo sanadkii 2001 ku biiray Jaamacadda culuunta Siyaasadda ee Magaalada Paris, Sanadihii 2002 ilaa 2004 waxa uu ka hawlgalay Dugsiga sare ee Maamulka ee Magaalada Strazberg , halka sidoo kalena uu ka soo shaqeeyey hay\u2019ado dhanka tarbiyadda ah oo waaweyn.<br \/>\nEmmanuel Macron waxa uu muddo 4 sanadood ah ka shaqeeyey hay\u2019ad maaliyadeed oo hoos tegaysay xarun la socota koboca dhaqaalaha Faransiiska, waxana uu uga sii gudbay shaqo uu ka qabtay Shirkada weyn ee ganacsiga ee Rothschild oo ah shirkada la aaminsan yahay inay haysato kalabadh lacagta adduunka, waxana uu mar kale ku soo noqday shaqada Dawlada isagoo la taliye dhanka dhaqaalaha ah u noqday Madaxweyne Fransua Holland, ka dibna loo magacaabay Wasiirka Dhaqaalaha Sanadkii 2014.<br \/>\nSanadkii 2016 waxa uu aasaasay dhaqdhaqaqa dhalinyarada ee Forward oo ah shabakad midaysay aragtida dhalinyarada Dalka faransiiska.<br \/>\nEmmanuel Macron ayaa ku dhawaaqay inuu u sharaxan yahay Madaxweynanimada Dalka Faransiiska, isagoo ah Musharax Madaxbanaan oo aan Xisbiyada midna ka tirsanayn, waxana uu haysta taageerada shacabka faransiiska oo ku raacay fikradihiisa cusub iyo aqoonta uu u leeyahay dhanka lacagaha, iyagoo siiyey taageeradoodii oo Madaxweyne u doortay waxana uu ku ololeeyey Barnaamij ay ugu waaweynaayeen horumarinta dhaqaalaha faransiiska iyo xoojjinta xidhiidhka Midowga yurub.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>ka dib markii lagu dhawaaqay natiijada tartankii loogu jiray qasriga Elesy ee Madaxtooyada Dalka faransiiska oo uu 65% ku guulaystay Emmanuel Macron ayaa mar kale Faransiisku waxa ay sameeyeen taariikh siyaasadeed oo ku saabsan doorashada Madaxweynahii ugu da\u2019da yaraa ee soo mara Jamhuuriyada Faransiiska Emmanuel Macron, kaas oo aan ka soo jeedin Xisbiyadii soo jireenka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":34174,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5,3,10],"tags":[],"class_list":["post-34173","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-aragtidda-dadweynaha","category-arimaha-bulshada","category-featured"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/france.jpg?fit=620%2C264&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-8Tb","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34173","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34173"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34173\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34175,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34173\/revisions\/34175"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34174"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34173"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34173"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34173"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}