{"id":34150,"date":"2017-05-08T06:29:02","date_gmt":"2017-05-08T06:29:02","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=34150"},"modified":"2017-05-08T06:29:02","modified_gmt":"2017-05-08T06:29:02","slug":"xisbiga-kulmiye-oo-maanta-uga-furay-tartan-kubada-cagta-ah-dhalinyarta-degmada-arabsiyo-muuqaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/05\/08\/xisbiga-kulmiye-oo-maanta-uga-furay-tartan-kubada-cagta-ah-dhalinyarta-degmada-arabsiyo-muuqaal\/","title":{"rendered":"xisbiga KULMIYE oo maanta uga furay tartan kubada cagta ah dhalinyarta degmada arabsiyo + muuqaal"},"content":{"rendered":"<p>ARABSIYO(AN):- waxa maanta degmada arabsiyo ka bilaabmay tartan kubada cagta ah oo loo qabanayay dhalinyarta degmada arabsiyo<\/p>\n<p>tartankaasi oo ay soo qabanqaabiyeen gudida heer gobol ee xisbi xaakimka jamhuuriyada somaliland ee KULMIYE<\/p>\n<p>gudidaasi oo gudoonsiisay agab ciyaareed dhalinyarta degmada arabsiyo<\/p>\n<p>iyada oo aanay ahayn markii koowaad ee tartan noocan ah loo qabto dhalinyarta degmada arabsiyo munaasibadan waa ti noceeda oo kale ah oo ay soo qaban qaabiyaan \u00a0madaxda gobolka iyo kuwa degmada ee xisbiga kulmiye<\/p>\n<p>degmada arabsiyo oo ah degmo ku caan ah wax beerashada ayaa waxa u dheer intaasi inay tahay degmoooyinka somaliland ugu horeeya xaga kubada cagta<\/p>\n<p>munaasibadii lagula kala wareeegayay agabkaasi ciyaareed laguna daah furayay tartankaasi ka bilaabmay garoonka wayn ee degmada arabsiyo ayaa waxa ay u dhacday sidani :-<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" width=\"560\" height=\"315\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/vEysX9x_H7M\" frameborder=\"0\" allowfullscreen><\/iframe><br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" width=\"560\" height=\"315\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/vEysX9x_H7M\" frameborder=\"0\" allowfullscreen><\/iframe><br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" width=\"560\" height=\"315\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/YrKxwpF5OYE\" frameborder=\"0\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n<p>arabsiyonews.com<br \/>\nabdilaahi ahmed aw-muse <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>ARABSIYO(AN):- waxa maanta degmada arabsiyo ka bilaabmay tartan kubada cagta ah oo loo qabanayay dhalinyarta degmada arabsiyo tartankaasi oo ay soo qabanqaabiyeen gudida heer gobol ee xisbi xaakimka jamhuuriyada somaliland ee KULMIYE gudidaasi oo gudoonsiisay agab ciyaareed dhalinyarta degmada arabsiyo iyada oo aanay ahayn markii koowaad ee tartan noocan ah loo qabto dhalinyarta degmada arabsiyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":34151,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[7,2],"tags":[],"class_list":["post-34150","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-videos","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/1.jpg?fit=120%2C90&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-8SO","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34150","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34150"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34150\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34152,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34150\/revisions\/34152"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34151"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34150"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34150"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34150"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}