{"id":34125,"date":"2017-05-07T07:03:30","date_gmt":"2017-05-07T07:03:30","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=34125"},"modified":"2017-05-07T07:03:30","modified_gmt":"2017-05-07T07:03:30","slug":"ururka-xamaas-oo-hogaamiye-cusub-doortey-iyo-dawlada-israel-oo-ka-hadashey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/05\/07\/ururka-xamaas-oo-hogaamiye-cusub-doortey-iyo-dawlada-israel-oo-ka-hadashey\/","title":{"rendered":"Ururka Xamaas Oo Hogaamiye Cusub Doortey Iyo Dawlada Israel Oo Ka Hadashey"},"content":{"rendered":"<p>Falastiin (AN):- Ururka Xamaas ee Falastiiniyiinta ayaa shaaca ka qaaday in Ismaaciil Haniya<\/p>\n<p>loo doortay hogaamiyaha guud ee dhaqdhaqaaqaasi. Waxa uu xilka kala wareegayaa Khaalid Mishcal oo muddadii loogu talagalay hogaanka hayay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ismaaciil Haniya oo 54 jir ah ayaa ku nool marinka Gaza, halkaasi oo ay Xamaas ka talinaysay tan iyo sanadkii 2007.<\/p>\n<p>Waxaa loo arkaa in uu yahay nin waaqaca fahansan, oo Xamaas ka khafiifin kara go&#8217;doominta caalamiga ah ee saaran.<\/p>\n<p>Ururkaasi ayaa maalmo ka hor shaaciyay siyaasad cusub oo loo arko in uu ku bedelayo qaar ka mid ah afkaartiisa.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/18301443_440021149677898_1152267608975754314_n.jpg?oh=e92c768e1f97329ebaf87587b7abf0de&amp;oe=59BC0A45\" alt=\"Image may contain: 1 person, standing\" \/><\/p>\n<p>Waxaa ka mid ah in markii ugu horaysay ay Xamaas sheegtay in ay diyaar u tahay aqbalida waddan Falastiiniyiintu leeyihiin, kaasoo ku salaysan xuduudihii ka horeeyay dagaalkii 1967-dii, balse aanay aqoonsaneyn Israa&#8217;iil.<\/p>\n<p>Waxa ay sidoo kale siyaasada cusub ee Xamaas dhigaysaa in dagaalkooda aanu ku wajahnayn Yuhuuda ee uu ku aaddan yahay &#8220;kuwa xoogga ku haysta dhulkooda&#8221;.<\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay ra&#8217;iisul wasaaraha Israa&#8217;iil ayaa sheegay in Xamaas &#8220;ay isku dayayso marin habaabinta caalamka, balse aanay ku guulaysan doonin.&#8221;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>ARABSIYONEWS.COM<\/p>\n<p>abdillaahi ahmed aw-muse<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Falastiin (AN):- Ururka Xamaas ee Falastiiniyiinta ayaa shaaca ka qaaday in Ismaaciil Haniya loo doortay hogaamiyaha guud ee dhaqdhaqaaqaasi. Waxa uu xilka kala wareegayaa Khaalid Mishcal oo muddadii loogu talagalay hogaanka hayay. &nbsp; Ismaaciil Haniya oo 54 jir ah ayaa ku nool marinka Gaza, halkaasi oo ay Xamaas ka talinaysay tan iyo sanadkii 2007. Waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":34126,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-34125","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/18301443_440021149677898_1152267608975754314_n.jpg?fit=660%2C371&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-8Sp","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34125","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34125"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34125\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34127,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34125\/revisions\/34127"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34126"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34125"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34125"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34125"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}