{"id":34097,"date":"2017-05-06T16:07:25","date_gmt":"2017-05-06T16:07:25","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=34097"},"modified":"2017-05-06T16:07:25","modified_gmt":"2017-05-06T16:07:25","slug":"dublamaasi-faransiiska-ah-oo-fashiliyey-in-farmaajo-uu-raysul-wasaaraha-itoobiya-u-gudbiyey-cabasho-uu-somaliland-kaga-ashkatoonaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/05\/06\/dublamaasi-faransiiska-ah-oo-fashiliyey-in-farmaajo-uu-raysul-wasaaraha-itoobiya-u-gudbiyey-cabasho-uu-somaliland-kaga-ashkatoonaayo\/","title":{"rendered":"Dublamaasi Faransiiska Ah Oo Fashiliyey In Farmaajo Uu Raysul Wasaaraha\u00a0 Itoobiya U Gudbiyey Cabasho Uu Somaliland Kaga Ashkatoonaayo"},"content":{"rendered":"<p class=\"x_MsoNormal\"><b>\u201cXaqiiqda Dhabta Ee Ka Dambeysa Mawduuca Uu Booqashadda U Tegay Farmaajo Dalka Itoobiya, Waxa Uu Raba In Uu Somaliland Ka Hor Istaago Saldhiga Milatari Ee Ay Imaaraadka Carabta\u201d<\/b>Dublamaasi G\u00e9rard Prunier<b><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Madaxweynaha maamulka Muqdisho ee Somali Maxamed Cabdulaahi farmaajo oo Khamiistii doraad magaaladda Adibaba kulan kula yeeshay Raysul Wasaaraha dalka Itoobiya, ayaa la sheegay in uu halkaasi u tegay Cabasho Dawladda Somaliland ka dhan ah taasi oo uu Itoobiya uga ashkatooday inay wax kala qabato Heshiisyadda maalgashiga ee Somaliland dalka Imaaraadka kula gashay Saldhiga Milatari iyo Dekedda.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Dublamaasi G\u00e9rard Prunier oo ah\u00a0 Khabiir Caalamiya una dhashay dalka France-ka oo dhinaca Taariikhda iyo Siyaasadda shaqadiisu tahay isla markaana dalalka\u00a0 Bariga iyo badhtamaha Afrika la taliye dublamaasiyadeed oo si madaxbanaan u la shaqeeya ah, ayaa Waraysi ay la yeelatay Iddaacadda qaranka Fransiiska ee (Radio france International\/RFI), oo\u00a0Wargeyska Saxansaxo\u00a0Warkan ka soo xigtay, waxa wax \u00a0ay ka waydiisay ujeedada dhabta ee socdaalka uu madaxweynaha Somalia ku yimid Itoobiya waxa uu tilmaamay inay laba arimood\u00a0 uu daaran yahay, kuwaas oo kala ah in aanay Somalia ka raali ahayn in Somaliland ay dunidu u la macaamisho dawlad madax banaan ee ay tahay qayb Somalia ka mida iyo inay Itoobiya ku taageerto Somalia diidmadda Saldhiga Milatari ee Somaliland ay Imaaraadka Carabta magaaladda Berbera ka siisay.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Mr Geranrd Prunier oo sido kale ahaa Guddoomiyaha Rugta Cilmiga ee dalka Itoobiya oo Xarunteedu tahay magaaladda Adisababa ugu horeyn isaga oo ka hadlaayey in Farmaajo uu Itoobiya u tegay si uu raysul wasaaraha dalkaasi uga soo dhaadhiciyo inay Jamhuuriyadda Somaliland\u00a0 maamulkiisa muqdisho ka mid tahay \u201cWuxu Farmaajo isku dayeyaa in uu iska dhigo nin Somaliland wali ku sii khasbi kara Somalia, sida darteed wuxu\u00a0 dabcan uu raysal Wasaaraha Itoobiya mr Desalegn ku yidhi isaga oo ku andacoonaaya in aanay Somaliland ahayn dawlad awood sharciyeed u leh inay heshiisyadda sare ee Dublamaasiga ah saxeexi karin, heshiisyadda sida kuwa aadka u muhiimka ah iyo inay xata soo dhaweyn u sameeyaan dalka Imaaraadka Carabta oo ah mid dagaal ku jira ayuu ku doodayaa in aan Ciida Somalia la keeni Karin\u201d<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Dublamaasi Geranrd Prunier oo hadalkiisa sii wata waxa uu inta ku daray in sido kale oo Farmaajo Raysul Wasaaraha Itoobiya ka codsaday sidii Muqdisho iyo Adisababa dagaal uga gelilahaayeen in aanay hirgelin heshiiska Saldhiga Milatari ee dawladdaha Somaliland iyo Imaaraadka Carabtu Berbera ku kala saxeexdeen waxaanu yidhi \u201cXaqiiqda dhabta ee ka dambeysa mawduuca uu booqashadda u tegay Farmaajo dalka Itoobiya, waxa uu raba in uu Somaliland ka hor istaago Saldhiga Milatari ee ay Imaaraadka Carabta heshiiska kula galeen oo uu u arko inay Somalia colaad u keenayso,\u00a0 waxaana uu og yahay inay Itoobiya ka madax adaygto inay Carabi door ku yeelato gobolkan, ka dib dagaalkii Kumanaanka Itoobiyaanka lagu laayey ee rebshaddii (the Abyssinian-Adal) ee dhacday qarnigii 16aad\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u201cXaqiiqda Dhabta Ee Ka Dambeysa Mawduuca Uu Booqashadda U Tegay Farmaajo Dalka Itoobiya, Waxa Uu Raba In Uu Somaliland Ka Hor Istaago Saldhiga Milatari Ee Ay Imaaraadka Carabta\u201dDublamaasi G\u00e9rard Prunier Madaxweynaha maamulka Muqdisho ee Somali Maxamed Cabdulaahi farmaajo oo Khamiistii doraad magaaladda Adibaba kulan kula yeeshay Raysul Wasaaraha dalka Itoobiya, ayaa la sheegay in uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":34098,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-34097","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/diblomaasi-farance.jpg?fit=576%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-8RX","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34097","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=34097"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34097\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":34100,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/34097\/revisions\/34100"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/34098"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=34097"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=34097"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=34097"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}