{"id":33995,"date":"2017-05-03T19:51:42","date_gmt":"2017-05-03T19:51:42","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=33995"},"modified":"2017-05-03T19:51:42","modified_gmt":"2017-05-03T19:51:42","slug":"daawo-sawirada-qaabkii-madaxweynaha-somaliya-loogu-soo-dhaweeyey-magaalada-addis-ababa-ee-dalka-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/05\/03\/daawo-sawirada-qaabkii-madaxweynaha-somaliya-loogu-soo-dhaweeyey-magaalada-addis-ababa-ee-dalka-itoobiya\/","title":{"rendered":"[Daawo Sawirada]:- Qaabkii Madaxweynaha Somaliya Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Addis Ababa Ee Dalka Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p>Moqdisho (AN):- Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo<\/p>\n<p>ayaa goor dhoweyd loogu soo dhoweeyay magaalada Addis Ababa ee Caasimada Itoobiya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Bole International Air Port ku soo dhoweeyay Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn, Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo Mas\u2019uuliyiin kale.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/18198453_438530546493625_8461233744852283056_n.jpg?oh=a4fb789f2f64392d06d1edc91783895a&amp;oe=59829567\" alt=\"Image may contain: 4 people, people standing\" \/><\/p>\n<div id=\"middle_article_campaign\"><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Soo dhoweynta oo aheyd mid aad u heer sareysay ayaa Madaxweyne Farmaajo waxaa loo garaacay astaanta Calanka Soomaaliya, iyadoo calamada Soomaaliya iyo Itoobiya oo la is hareer sudhay ay ka banayay garoonka diyaaradaha iyo banaankiisa.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa uga bilaabatay Addis Ababa booqasho qaran oo qaadan doonta labo cisho, waxaa lagu wadaa inuu la kulmo Madaxweynaha Itoobiya Mulato Tshome iyo Ra\u2019iisul Wasaare Hailemariam.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/18221651_438530543160292_5711969684475071850_n.jpg?oh=3c394b087b747a1720ec383526616e5d&amp;oe=5986D3FD\" alt=\"Image may contain: one or more people and outdoor\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/18198724_438530549826958_2012270349403995475_n.jpg?oh=96742c0c7cc83a59dc387170532a9277&amp;oe=5974928E\" alt=\"Image may contain: 5 people, people on stage, people standing and crowd\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/18198599_438530603160286_4553789675508957576_n.jpg?oh=98ca80df7d43ffa2064691ae205f8dc9&amp;oe=59B8BB0B\" alt=\"Image may contain: one or more people, basketball court and outdoor\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>ARABSIYONEWS.COM<\/p>\n<p>Abdillahi ahmed aw-muse<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Moqdisho (AN):- Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd loogu soo dhoweeyay magaalada Addis Ababa ee Caasimada Itoobiya. &nbsp; Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Bole International Air Port ku soo dhoweeyay Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn, Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo Mas\u2019uuliyiin kale. &nbsp; Soo dhoweynta oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":33996,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-33995","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/18198453_438530546493625_8461233744852283056_n.jpg?fit=640%2C359&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-8Qj","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33995","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33995"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33995\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33997,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33995\/revisions\/33997"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33996"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33995"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33995"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33995"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}