{"id":33623,"date":"2017-04-24T19:38:06","date_gmt":"2017-04-24T19:38:06","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=33623"},"modified":"2017-04-24T19:38:06","modified_gmt":"2017-04-24T19:38:06","slug":"munaasibad-lagu-xusayay-israa-wal-micraaj-oo-ka-dhacday-maanta-degmada-arabsiyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/04\/24\/munaasibad-lagu-xusayay-israa-wal-micraaj-oo-ka-dhacday-maanta-degmada-arabsiyo\/","title":{"rendered":"munaasibad lagu xusayay isra,a wal micraaj oo ka dhacday maanta degmada arabsiyo"},"content":{"rendered":"<p>arabsiyo (AN) :- waxa munaasibad balaadhan oo lagu xusayay maalinta miisaanka wayn ee isra,a wal micraaj ka dhacday degmada arabsiyo<\/p>\n<p>munaasibadan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxa lagu qabtay CARAFO hotel<\/p>\n<p>munaasibada oo ay goob joogayaal ka ahaayeen madaxda degmada culumaa,udiinta waawayn ee degmada arabsiyo iyo waliba dhalinyaro aad u tiro badan oo dhamaantood wajiyadooda ay ka muuqatay qushuucda iyo farxada ay ku waynaynayaan maalintan<\/p>\n<p>waxa iyaguna goobta aan ka maqnayn aqoonyahanka degmada arabsiyo iyo waliba abwaano si qiiro leh uga hadlay munaasibadan ilyartu is qabatay ee lagu waynaynayay maalinti la dheelmiyay xabiibkeeni muxamed ahaa ee la inagu faral yeelay shanta salaadood<\/p>\n<p>si kastaba ha ahaatee arabsiyo ayaa waxay caan ku tahay in ay waynayso maalmaha diiniga ah oo ay safka hore kaga jirtaa xusida maalmahan oo kale<\/p>\n<p>waxa ay sanad waliba xustaa maalintan iyo maalmo kale oo qiimo leh oo uu ka mid yahay mawliidka rasuulkeenii muxamed NNKH<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/eZtkt-oDxaA?rel=0&amp;controls=0&amp;showinfo=0\" width=\"640\" height=\"360\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>ARABSIYONEWS.COM<\/p>\n<p>suxufi abdillaahi ahmed aw-muse<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>arabsiyo (AN) :- waxa munaasibad balaadhan oo lagu xusayay maalinta miisaanka wayn ee isra,a wal micraaj ka dhacday degmada arabsiyo munaasibadan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxa lagu qabtay CARAFO hotel munaasibada oo ay goob joogayaal ka ahaayeen madaxda degmada culumaa,udiinta waawayn ee degmada arabsiyo iyo waliba dhalinyaro aad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":33624,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[7,2],"tags":[],"class_list":["post-33623","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-videos","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/18057157_1878278742436844_1398071817458735399_n.jpg?fit=600%2C600&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-8Kj","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33623","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33623"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33623\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33625,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33623\/revisions\/33625"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33624"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33623"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33623"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33623"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}