{"id":33576,"date":"2017-04-24T07:41:08","date_gmt":"2017-04-24T07:41:08","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=33576"},"modified":"2017-04-24T07:41:08","modified_gmt":"2017-04-24T07:41:08","slug":"natiijada-hordhaca-ah-ee-doorshada-madaxtinimada-dalka-faransiiska-oo-la-shaaciyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/04\/24\/natiijada-hordhaca-ah-ee-doorshada-madaxtinimada-dalka-faransiiska-oo-la-shaaciyay\/","title":{"rendered":"Natiijada hordhaca ah ee doorshada madaxtinimada dalka faransiiska oo la shaaciyay"},"content":{"rendered":"<p>PARIS (AN):- Emmanuel Macron oo siyaasaddiisu dhexdhexaad tahay iyo Marine Le Pen oo<\/p>\n<p>siyaasaddeedu midig fog tahay ayaa isugu soo hadhay wareegga ugu dambeeya ee doorashada madaxtinimada Faransiiska oo dhacaysa 7 bisha May, sida ay muujinayso natiijada wareegga koobaad oo inteeda badan la tiriyay.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/18119085_434447126901967_6155677523778977483_n.jpg?oh=9a816fdd60d77dded70bb285b30983cc&amp;oe=5999A161\" alt=\"Image may contain: 2 people, suit and closeup\" \/><\/p>\n<div id=\"middle_article_campaign\"><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Iyadoo la tiriyay 96% ka mid ah codadkii la dhiibtay doorashaddii wareegga koobaad ee Axaddii dhacday ayaa Macron wuxuu helay 23.9% halka Le Pen ay ka heshay 21.4%.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Aragti aruurrinnadii la sameeyay ayaa si joogto ah u muujinayay in Macron uu ku guulaysan doono wareegga labaad.<\/p>\n<p>Labadan murashax ee isu soo haray ayaa hardan adag la soo galay Fran\u00e7ois Fillon oo siyaasaddiisu midig dhexe tahay iyo Jean-Luc M\u00e9lencho<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>ARABSIYONEWS.COM<\/p>\n<p>ABDILLAAHI AHMED AW-MUSE<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>PARIS (AN):- Emmanuel Macron oo siyaasaddiisu dhexdhexaad tahay iyo Marine Le Pen oo siyaasaddeedu midig fog tahay ayaa isugu soo hadhay wareegga ugu dambeeya ee doorashada madaxtinimada Faransiiska oo dhacaysa 7 bisha May, sida ay muujinayso natiijada wareegga koobaad oo inteeda badan la tiriyay. &nbsp; Iyadoo la tiriyay 96% ka mid ah codadkii la dhiibtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":33577,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-33576","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/18119085_434447126901967_6155677523778977483_n.jpg?fit=660%2C316&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-8Jy","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33576","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33576"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33576\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33578,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33576\/revisions\/33578"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33577"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33576"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33576"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33576"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}