{"id":33511,"date":"2017-04-23T07:02:16","date_gmt":"2017-04-23T07:02:16","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=33511"},"modified":"2017-04-23T07:02:16","modified_gmt":"2017-04-23T07:02:16","slug":"farmaajo-oo-socdaalkisii-u-horeeyay-ku-tagaya-qaybo-ka-mid-ah-gobolada-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/04\/23\/farmaajo-oo-socdaalkisii-u-horeeyay-ku-tagaya-qaybo-ka-mid-ah-gobolada-somaliya\/","title":{"rendered":"Farmaajo oo socdaalkisii u horeeyay ku tagaya qaybo ka mid ah gobolada somaliya"},"content":{"rendered":"<p>MUQDISHO (ARABSIYONEWS):- \u00a0Madaxweynaha dalka Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo wafti<\/p>\n<p>baaladhan oo uu hogaaminaayo ayaa waxaa ay maanta ka dhoofi doonan magaalada Moqdisho ee dalka Somaliya<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweynaha iyo waftigiisa ayaa waxaa ay ku sii jeedan magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka koonfur galbeed .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Diyaar garow xoog leh oo lagu soo dhoweynayo ayaa ka socda magaalada, iyadoo ammaankana si aad ah loo adkeeyay , waxaana ujeedka safarka madaxweynuhu la xidhiidha xaaladaha , nabadgalyo iyo mida binu aadan nimo ee ka jirta halkaas<\/p>\n<p>Ciidamada Maamulka Koofur Galbeed iyo kuwa AMISOM ayaa xidhay waddooyinka magaalada, iyadoo la joojiyay isu socodka gaadiidka, waxaana meelaha qaar loo diidayaa inay dadka socdaan.<\/p>\n<p>Booqashada Madaxweyne Farmaajo ku tagayo Baydhabo ayaa noqoneysa tii u horeysay ee gudaha dalka uu ku tago, tan iyo markii xilka Madaxweynaha loo doortay horaantii bishii February.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MUQDISHO (ARABSIYONEWS):- \u00a0Madaxweynaha dalka Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo wafti baaladhan oo uu hogaaminaayo ayaa waxaa ay maanta ka dhoofi doonan magaalada Moqdisho ee dalka Somaliya &nbsp; Madaxweynaha iyo waftigiisa ayaa waxaa ay ku sii jeedan magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka koonfur galbeed . &nbsp; Diyaar garow xoog leh oo lagu soo dhoweynayo ayaa ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":33512,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-33511","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/94222210_ac9e1f87-a84c-4fd9-9842-abb33b0f8ced.jpg?fit=660%2C465&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-8Iv","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33511","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33511"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33511\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33513,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33511\/revisions\/33513"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33512"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33511"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33511"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33511"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}