{"id":3343,"date":"2015-01-07T11:41:52","date_gmt":"2015-01-07T11:41:52","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=3343"},"modified":"2015-01-07T11:41:52","modified_gmt":"2015-01-07T11:41:52","slug":"war-deg-deg-ah-maayirka-burco-oo-kabad-baaday-iskuday-dilrag-u-galay-gurigiisa-habeenkii-xalay-ahaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/07\/war-deg-deg-ah-maayirka-burco-oo-kabad-baaday-iskuday-dilrag-u-galay-gurigiisa-habeenkii-xalay-ahaa\/","title":{"rendered":"WAR DEG DEG AH MAAYIRKA BURCO OO KABAD BAADAY ISKUDAY DIL+RAG U GALAY GURIGIISA HABEENKII XALAY AHAA"},"content":{"rendered":"<h2>Maayirka Degmada Burco Maxamed Muraad yuusuf Ayaa Caawa Ay Rag Usii Galeen Gurigiisa, Isagoona Waqtigii Uu Soo Galay Gurigiisa Laga Gooyay Laydhka.<\/h2>\n<h2>Ragani Oo Loo Malaynaayo Inay Hubaysnaayeen ayaa Caawa Usii Galay Maayirka Gurigiisa Iyagoo Fuushanaa Xaga Sare ee Gurigiisa, Waxaana Maayirku Markii uu Gurigiisa Soo Galay Isagoo Wata Gaadhigiisa Yar Ee Ugaarka, Isla Markii uu Maayirku Soo Galay Geydhka Gurigiisa Waxaa Mar Kaliya Laga Jaray Laydhkii Gurigiisa<\/h2>\n<h2>Maayir Maxamed Muraad Oo Shabakada Caalamiga ah Ee Arabsiyo\u00a0News\u00a0Khadka Telfoonka Kula Xidhiidhay ayaa Ka Xogwaramay Sida ay Wax Udheceen Waxaana Maayirku Sheegay In Markii Uu Guriga Soo Galay Ay Ragaasi Gooyeen Laydhka Guriguna Ku Madoobaaday Hase Ahaatee uu La xidhiidhay Markiiba Booliiska Oo Gaadhay Gurigiisa Iyo Qaar Kamida Xildhibaanada Golaha Deegaanka Waxaana Kamid Ahaa Hadaladii Maayirka \u201cMarkii Aan Guriga Soo Galay ee gaadhigii aan ka soo Degay ayaan Dareemay Jabaq iyo Sanqadh aad Uweyn Waxaana Markiiba aan dareemay Inay Dadsaaran yihiin Guriga Isla Markii ay Dadkaasi Sanqadheen ayaa Dhinicii kale ee aan ka soo galayna laydhkii laga gooyay, Hase ahaatee ana Markiiba Waan Diyaar garoobay Waxaanan Uyeedhay Booliiska oo 10daqiiqadood Gudahood igusoo Gaadhay Iyo Xildhibaanada Golaha Deegaanka Sidaas Ayay Wax Udhaceen Ragiina Way Baxsadeen Xaaladuna Iminka Waa Caadi\u201d<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maayirka Degmada Burco Maxamed Muraad yuusuf Ayaa Caawa Ay Rag Usii Galeen Gurigiisa, Isagoona Waqtigii Uu Soo Galay Gurigiisa Laga Gooyay Laydhka. Ragani Oo Loo Malaynaayo Inay Hubaysnaayeen ayaa Caawa Usii Galay Maayirka Gurigiisa Iyagoo Fuushanaa Xaga Sare ee Gurigiisa, Waxaana Maayirku Markii uu Gurigiisa Soo Galay Isagoo Wata Gaadhigiisa Yar Ee Ugaarka, Isla Markii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3344,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3343","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-RV","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3343","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3343"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3343\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3343"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3343"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3343"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}