{"id":33414,"date":"2017-04-21T14:04:05","date_gmt":"2017-04-21T14:04:05","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=33414"},"modified":"2017-04-21T14:04:05","modified_gmt":"2017-04-21T14:04:05","slug":"war-deg-deg-ah-dagaal-sababay-khasaare-dhimasho-iyo-dhaawacba-leh-oo-mar-kale-ka-dhacay-deegaanka-dharkayn-geenyo-ee-koonfurta-gobolka-sooltirada-dhimasho-iyo-dhaawac-ee-uu-sababay-iyo-cidda-uu-dhex","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/04\/21\/war-deg-deg-ah-dagaal-sababay-khasaare-dhimasho-iyo-dhaawacba-leh-oo-mar-kale-ka-dhacay-deegaanka-dharkayn-geenyo-ee-koonfurta-gobolka-sooltirada-dhimasho-iyo-dhaawac-ee-uu-sababay-iyo-cidda-uu-dhex\/","title":{"rendered":"War Deg Deg Ah:-Dagaal Sababay Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawacba Leh Oo Mar Kale Ka Dhacay Deegaanka Dharkayn-geenyo Ee Koonfurta Gobolka Sool+Tirada Dhimasho Iyo Dhaawac Ee Uu Sababay Iyo Cidda Uu Dhex Maray"},"content":{"rendered":"<p style=\"line-height: normal; box-sizing: border-box; font-family: 'open sans', arial, helvetica; font-weight: bold; color: #151414; margin: 0px 0px 5px;\">(Arabsiyonews)Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool soona gaadhaya xafiiska shabakada wararka Ramaasnews ayaa waxay sheegayaan in dagaal khasaare sababay uu maanta deegaanka Dharkayn-geenyo ee Koonfurta gobolka Sool uu ku dhex maray ciidamada qaranka Somaliland iyo ciidan maleeshiyo Beeleed ah oo hubaysan.<\/p>\n<p style=\"line-height: normal; box-sizing: border-box; font-family: 'open sans', arial, helvetica; font-weight: bold; color: #151414; margin: 0px 0px 5px;\">Waxaana dagaalkan sida Ramaasnews wararku kusoo gaadhayaan uu sababay dhimashada Laba Askari oo ka tirsan ciidamada Qaranka Somaliland iyo hal qof oo kamid ah ciidamadii Maleeshiyo Beeleedka ahaa halka ay wararka qaarna sheegayaan in halka qof ee dhintay uu yahay qof shacab ah.<\/p>\n<p style=\"line-height: normal; box-sizing: border-box; font-family: 'open sans', arial, helvetica; font-weight: bold; color: #151414; margin: 0px 0px 5px;\">Waxaana dagaalkan uu ka dhashay maanta kadib markii ay ciidamada qaranka Somaliland sheegeen inay la wareegayaan amaanka,xasiloonida iyo gacan ku haynta deegaanka Dharkayn-geenyo ee gobolka Sool iyo waliba deegaano kale oo ka tirsan Koonfurta gobolka Sool oo ay ka taagan tahay colaad daba dheeraatay oo u dhaxaysa laba Beelood oo wada dega Deegaanadaasi,taas oo ay xukuumadda Somaliland dhawaan go\u2019aamo adag kasoo saartay.<\/p>\n<p style=\"line-height: normal; box-sizing: border-box; font-family: 'open sans', arial, helvetica; font-weight: bold; color: #151414; margin: 0px 0px 5px;\">Waxaana Ramaasnews ay xoguhu u sheegeen in markii ay ciidamada qaranka Somaliland gaadheen deegaanka Dharkayn-geenyo ee Koonfurta gobolka Sool ay ciidamada Maleeshiyo Beeleedka ah weerar kusoo qaadeen halkaas oo uu ka dhashay dagaalkan khasaaraha sababay.<\/p>\n<p style=\"line-height: normal; box-sizing: border-box; font-family: 'open sans', arial, helvetica; font-weight: bold; color: #151414; margin: 0px 0px 5px;\">Dhinaca kale wararku waxay intaa ku darayaan in ciidamada Qaranka Somaliland ay gabi ahaanba la wareegeen deegaanada Dharkayn-geenyo iyo Saaxdheer oo ka tirsan gobolka Sool,iyada oo halkaasina ka taagan tahay xiisad car iyo wir ah oo u dhaxaysa labada dhinac.<\/p>\n<p style=\"line-height: normal; box-sizing: border-box; font-family: 'open sans', arial, helvetica; font-weight: bold; color: #151414; margin: 0px 0px 5px;\">Gabagabadiina deegaanada koonfurta gobolka Sool ayaa waxa ka taagan colaad sokeeye oo u dhaxaysa laba Beelood oo Ood wadaag ku ah deegaanadaasi iyada oo ay xukuumadda Somaliland-na go\u2019aamo adag kasoo saartay colaaddan dabada dheeraatay ee ka taagan deegaanada Koonfurta gobolka Sool.<\/p>\n<p style=\"line-height: normal; box-sizing: border-box; font-family: 'open sans', arial, helvetica; font-weight: bold; color: #151414; margin: 0px 0px 5px;\">\n<p style=\"line-height: normal; box-sizing: border-box; font-family: 'open sans', arial, helvetica; font-weight: bold; color: #151414; margin: 0px 0px 5px;\">Qore:c\/laahi ahmed awmuuse<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Arabsiyonews)Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool soona gaadhaya xafiiska shabakada wararka Ramaasnews ayaa waxay sheegayaan in dagaal khasaare sababay uu maanta deegaanka Dharkayn-geenyo ee Koonfurta gobolka Sool uu ku dhex maray ciidamada qaranka Somaliland iyo ciidan maleeshiyo Beeleed ah oo hubaysan. Waxaana dagaalkan sida Ramaasnews wararku kusoo gaadhayaan uu sababay dhimashada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":27932,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-33414","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/111.jpg?fit=640%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-8GW","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33414","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33414"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33414\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33415,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33414\/revisions\/33415"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27932"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33414"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33414"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33414"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}