{"id":33398,"date":"2017-04-20T16:54:25","date_gmt":"2017-04-20T16:54:25","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=33398"},"modified":"2017-04-20T16:56:18","modified_gmt":"2017-04-20T16:56:18","slug":"trump-oo-amray-in-dib-loo-eego-heshiiskii-iran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/04\/20\/trump-oo-amray-in-dib-loo-eego-heshiiskii-iran\/","title":{"rendered":"Trump oo Amray in Dib loo Eego Heshiiskii Iran"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku amray Golaha Amniga Qaranka inay dib u eegaan heshiiska caalamiga ah ee barnaamijka nuclear-ka Iran, iyo in hakinta cunaqabateynta la saaray dalkaas \u201cay muhiim u tahay danaha amniga qaran ee Mareykanka\u201d.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-30001\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/trum10-300x168.png?resize=300%2C168\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"168\" \/>Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Rex Tillerson ayaa dib u eegistan shaaca ka qaaday talaadadii markii uu la hadlay afhayeenka aqalka wakiilada Paul Ryan.<\/p>\n<p>Tillerson ayaa sheegay in Iran ay u hoggaansameyso mas\u2019uuliyadda ka saaran fulinta heshiiskii la gaaray 2015-kii, kadib wada-xajaoodyo ay la gashay Mareykanka, Britain, France, China, Russia iyo Germany.<\/p>\n<p>\u201cSi kastaba Iran weli waa dal argagixisada ku taageera meelo iyo habab badan\u201d ayuu yiri Tillerson.<\/p>\n<p>QM, Mareykanka iyo dalal kale ayaa horey Iran ugu soo rogay cunqabateyn dhaqaale, oo looga gol lahaa in lagu qasbo inay ka tanaasusho barnaamijkeeda nuclear-ka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku amray Golaha Amniga Qaranka inay dib u eegaan heshiiska caalamiga ah ee barnaamijka nuclear-ka Iran, iyo in hakinta cunaqabateynta la saaray dalkaas \u201cay muhiim u tahay danaha amniga qaran ee Mareykanka\u201d. Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Rex Tillerson ayaa dib u eegistan shaaca ka qaaday talaadadii markii uu la hadlay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-33398","post","type-post","status-publish","format-standard","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-8GG","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33398","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33398"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33398\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33401,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33398\/revisions\/33401"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33398"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33398"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33398"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}