{"id":33396,"date":"2017-04-20T16:46:48","date_gmt":"2017-04-20T16:46:48","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=33396"},"modified":"2017-04-20T16:46:48","modified_gmt":"2017-04-20T16:46:48","slug":"faah-faahin-horu-dhac-ah-yaa-lagu-dilay-duqeyntii-diyaaradeed-ee-gobolka-gedo-ka-dhacday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/04\/20\/faah-faahin-horu-dhac-ah-yaa-lagu-dilay-duqeyntii-diyaaradeed-ee-gobolka-gedo-ka-dhacday\/","title":{"rendered":"Faah faahin Horu dhac ah: Yaa lagu dilay Duqeyntii Diyaaradeed ee Gobolka Gedo ka dhacday"},"content":{"rendered":"<p>Ceel-waaq (Arabsiyonews) sida aan wararka ku heleyno Duqeyntii xalay Diyaaradaha Ciidamada Kenya ay ka fuliyeen Deegaano ka mid ah Degmada Ceel-waaq ee Gobolka Gedo ayaa geesatay khasaaro kala duwan.<\/p>\n<p>Khasaaraha ugu badan ee Duqeynta ayaa waxaa ay soo gaartay dad rayid ah oo u badnaa reer guuraa iyaga iyo xoolahooda ay gantaalo haleeleen.<\/p>\n<p>Saraakiisha Ciidamada Dowlada ee ku sugan Gobolka Gedo ayaa sheegay in Duqeynta ay ku naf waayeen 2 ruux oo shacab ah tiro intaa kabadana ay dhaawacmeen.<\/p>\n<p>sidoo kale waxaa ay gantaalaha ka soo dhacay diyaaradaha kenya ay laayeen xoolo badan oo ay dhaqanayeen Dad reer guuraa ah oo ku nool deegaanada Daaru-salaam iyo Gariley.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Muqdisho\/office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ceel-waaq (Arabsiyonews) sida aan wararka ku heleyno Duqeyntii xalay Diyaaradaha Ciidamada Kenya ay ka fuliyeen Deegaano ka mid ah Degmada Ceel-waaq ee Gobolka Gedo ayaa geesatay khasaaro kala duwan. Khasaaraha ugu badan ee Duqeynta ayaa waxaa ay soo gaartay dad rayid ah oo u badnaa reer guuraa iyaga iyo xoolahooda ay gantaalo haleeleen. Saraakiisha Ciidamada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":27932,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-33396","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/111.jpg?fit=640%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-8GE","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33396","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33396"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33396\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33397,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33396\/revisions\/33397"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27932"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33396"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33396"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33396"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}