{"id":33393,"date":"2017-04-20T16:37:47","date_gmt":"2017-04-20T16:37:47","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=33393"},"modified":"2017-04-20T16:37:47","modified_gmt":"2017-04-20T16:37:47","slug":"muxuu-luis-enrique-ka-yiri-inay-kooxdiisa-barcelona-xalayto-ka-hartay-champions-league-kulanka-soo-socda-ee-el-clasico","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/04\/20\/muxuu-luis-enrique-ka-yiri-inay-kooxdiisa-barcelona-xalayto-ka-hartay-champions-league-kulanka-soo-socda-ee-el-clasico\/","title":{"rendered":"Muxuu Luis Enrique Ka Yiri Inay Kooxdiisa Barcelona Xalayto Ka Hartay Champions League &#038; Kulanka Soo Socda Ee El Clasico?"},"content":{"rendered":"<p><span class=\"m_89897920229654197gmail-capital-letter\">Barcelona waxa ay ku hartay wareega sideed dhamaadka Champions League kaliya 90 daqiiqo oo la ciyaaray sida uu aaminsan yahay Luis Enrique ka dib markii Azulgrana ay ku guuldareysatay inay soo laabasho cajiib ah sameyso lugtii labaad.<\/span><\/p>\n<p>Iyagoo ku hogaaminayay 3-0 ka dib ciyaartii Turin, Juventus ayaa barbaro goolal la\u2019aan ah ku gashay Camp Nou iyagoo xaqiijistay booskiisa isku aadka semi-finalka ee la qabanayo berri oo Jimce ah.<\/p>\n<p>\u201cKuma qeexi karo xilli ciyaareedkeena Champions League kaliya hal erey\u201d ayuu Luis Enrique u sheegay BeIN Sports. \u201cLugtii hore ee Turin oo si aad u liidata aan u ciyaarnay ayaa ina reebtay.<\/p>\n<p>\u201cWax badan ayaa ka xusuusan doonaa ciyaartii Turin.\u201d<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"m_89897920229654197gmail-aligncenter m_89897920229654197gmail-size-full m_89897920229654197gmail-wp-image-79684\" src=\"https:\/\/ci6.googleusercontent.com\/proxy\/ZqlKgH19fiSGZMaZIcTxOaxsYZpK-xt8xQ99GmcMLsEAzprFRKz5uhrnsrKenLmB_bFe-wnxOxhFq0a7oeA3RvP1XvW-YKX1AmCTIDVptYVX6DXGANdPZqd-rJs=s0-d-e1-ft#http:\/\/www.laacibnet.net\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/14926359140432.jpg\" alt=\"\" width=\"700\" height=\"394\" \/><\/p>\n<p>Inkastoo xalayto ay barbaro goolal la\u2019aan ah galeen, tababaraha ayaa ku qanacsanaa qaab ciyaareedka ciyaartoydiisa, waxaana uu dareemay inay ugu yaraan u qalmeen guul<\/p>\n<p>\u201cLabada kooxood ayaa u ciyaarayay inay weerartamaan, mid dantaa ku kaliftay, laakiin Juve kaliya albaabaha ma aysan soo xiran\u201d ayuu yiri Enrique.<\/p>\n<p>\u201cWaan garab istaagayaa habdhaqanka ciyaartoydeyda iyo taageerayaasha. Natiijada ugu cadaaladsan waxa ay ahaan laheyd guul.\u201d<\/p>\n<p>Luis Enrique ayaa markaas ka dib ka hadlay yoolkiisa xiga, iyadoo tartanka horyaalka La Liga la go\u2019aansan karo kulanka Axada ee El Clasico.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan heysanaa fursad aan dib ugu soo laaban karno tartanka horyaalka, anigoo si toos ah u la ciyaareyna kooxda kaalinta koowaad\u201d ayuu yiri Enrique. \u201cSi kastaba, waan jeclahay inaan joogo koox u hami badan sida tan.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan mar walba cadeynay inaan nahay kuwa ugu cadcad wax walba. Waa habeen lagu faani karo.\u201d<\/p>\n<p>Kooxda Blaugrana ayaa Axada u safreysa Real Madrid iyagoo ka warqaba in guuldarro soo gaarta ay soo gabagabeyn karto rajadooda horyaalka ee xilli ciyaareedkan.<\/p>\n<p>W\/Q suxufi abdillaahi ahmed muuse<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Barcelona waxa ay ku hartay wareega sideed dhamaadka Champions League kaliya 90 daqiiqo oo la ciyaaray sida uu aaminsan yahay Luis Enrique ka dib markii Azulgrana ay ku guuldareysatay inay soo laabasho cajiib ah sameyso lugtii labaad. Iyagoo ku hogaaminayay 3-0 ka dib ciyaartii Turin, Juventus ayaa barbaro goolal la\u2019aan ah ku gashay Camp Nou [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":33394,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[3,8],"tags":[],"class_list":["post-33393","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-arimaha-bulshada","category-ciyaaraha"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/luis-enrique-cropped_18zsco0i3gp8c1k94mrge8h04c.jpg?fit=620%2C430&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-8GB","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33393","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33393"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33393\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33395,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33393\/revisions\/33395"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33394"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33393"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33393"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33393"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}