{"id":3263,"date":"2015-01-06T14:14:17","date_gmt":"2015-01-06T14:14:17","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=3263"},"modified":"2015-01-06T14:14:17","modified_gmt":"2015-01-06T14:14:17","slug":"guddida-dhismaha-jidka-ceerigaabo-oo-caddeeyay-inay-gacanta-ku-hayaan-dhaqaale-lagu-hirgelin-karo-100km-oo-jidkaasi-ka-mid-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/06\/guddida-dhismaha-jidka-ceerigaabo-oo-caddeeyay-inay-gacanta-ku-hayaan-dhaqaale-lagu-hirgelin-karo-100km-oo-jidkaasi-ka-mid-ah\/","title":{"rendered":"Guddida Dhismaha Jidka Ceerigaabo Oo Caddeeyay Inay Gacanta Ku Hayaan Dhaqaale Lagu Hirgelin Karo 100KM Oo Jidkaasi Ka Mid Ah"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/88772e05add0ab1a08dc40cc34cd21e7_L-150x150.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3264\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/88772e05add0ab1a08dc40cc34cd21e7_L-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"88772e05add0ab1a08dc40cc34cd21e7_L-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a>Hargeysa\u00a0(AN) \u00a0Guddida ku hawlan Dhismaha Jidka isku xidha Burco iyo Ceerigaabo ee Xukumadda Somaliland ayaa shalay kulan ay ku yeesheen Qasriga Madaxtooyada waxay kaga warameen halka ay haatan waddadu marayso, iyagoo sidoo kalena faahfaahin kaga bixiyay Lacagaha soo galay.<\/h2>\n<h2>Guddoomiyaha Guddidaasi, Wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay inay haatan hayaan Lacag dhisaysa ilaa 100KM oo ka mid ah waddada Ceerigaabo ah.<\/h2>\n<h2>Wasiirka oo arrimahaa ka hadlayaana waxa uu yidhi \u201cWaxaanu hore u sheegnay inaanu ugu yaraan sanadka hore ka shaqayno 100KM oo wadada Ceerigaabo ah, waxaanuna haynaa Boqol KM inka badan lacagteedii\u201d ayuu yidhi Wasiir Xirsi.<\/h2>\n<h2>Wasiirku waxa uu sheegay in haatan ay dhamaadeen 30KM oo aan wali Daamurkii la saarin \u201cWadada hadaan ka waramo halkay marayso iyo qorshaheeda, difcaadii hore waxay ahayd 30Km oo ahayd 10Km oo xagga shishe laga bilaabay iyo 10Km oo xagga soke laga bilaamay iyo 5Km oo Gar adag laga bilaabay iyo 5Km oo Ceel-afweyn laga bilaabay, 30Km way dhamaadeen waxaana gacanta lagu hayaa Daamurkii oo u yimid\u201d ayuu yidhi Wasiir Xirsi.<\/h2>\n<h2>Wasiir Xirsi waxa uu sheegay in todobaadada soo socda xadhiga laga jarayo 30Km islamarkaana la bilaabi doono 40Km oo kale.waxa uu sidoo kale sheegay in daamur badan oo la dalbay hadda laga rarayo dekedda Berbera.<\/h2>\n<h2>Wasiir Xirsi waxa uu sheegay inay guud ahaan daafaha Caalamka ka timid lacago kala duwan kuwaasi oo qurbejoogtu soo dirtay, sidoo kalena dalka lacago badan laga Ururiyay.<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa\u00a0(AN) \u00a0Guddida ku hawlan Dhismaha Jidka isku xidha Burco iyo Ceerigaabo ee Xukumadda Somaliland ayaa shalay kulan ay ku yeesheen Qasriga Madaxtooyada waxay kaga warameen halka ay haatan waddadu marayso, iyagoo sidoo kalena faahfaahin kaga bixiyay Lacagaha soo galay. Guddoomiyaha Guddidaasi, Wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay inay haatan hayaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3264,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3263","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-QD","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3263","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3263"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3263\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3263"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3263"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3263"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}