{"id":3248,"date":"2015-01-06T14:03:24","date_gmt":"2015-01-06T14:03:24","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=3248"},"modified":"2015-01-06T14:03:24","modified_gmt":"2015-01-06T14:03:24","slug":"mudaharaadyo-islaam-nacayb-ah-oo-si-xoogan-ugu-fidaaya-waddamada-yurub-dalka-jarmalka-oo-ay-isugu-soo-baxeen-dad-tiro-badan-oo-islaam-la-dirir-ah-sawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/06\/mudaharaadyo-islaam-nacayb-ah-oo-si-xoogan-ugu-fidaaya-waddamada-yurub-dalka-jarmalka-oo-ay-isugu-soo-baxeen-dad-tiro-badan-oo-islaam-la-dirir-ah-sawiro\/","title":{"rendered":"Mudaharaadyo Islaam Nacayb Ah Oo Si Xoogan Ugu Fidaaya Waddamada Yurub, Dalka Jarmalka Oo Ay Isugu Soo Baxeen Dad Tiro Badan Oo Islaam La Dirir Ah. +Sawiro"},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/slt\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/80077904_80077903.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-17567\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/slt\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/80077904_80077903.jpg?resize=640%2C360\" alt=\"80077904_80077903\" width=\"640\" height=\"360\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/slt\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/80077898_80077897.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-17568\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/slt\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/80077898_80077897.jpg?resize=640%2C360\" alt=\"80077898_80077897\" width=\"640\" height=\"360\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/slt\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/80077906_80077905.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-17569\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/slt\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/80077906_80077905.jpg?resize=640%2C360\" alt=\"80077906_80077905\" width=\"640\" height=\"360\" \/><\/a><\/p>\n<h2>Magaalada Dresden\u00a0ayaa waxaa isugu soo baxay ilaa 18 kun oo ruux, kuwaasoo ka soo horjeeday dadka soo galootiga ah iyo Islaamka, waxaana kooxaha Cunsuriyiinta ay bilaabeen olole Islaam naceyb ah.\u00a0Dibad baxayaasha ayaa ku qeylinayay halku dhigyo Islaam naceyb ah, iyadoo watay sawiro masaajid oo uu ku dul qornaa calaamada loo yaqaano Block, waxaana tani ay keentay inay ka caroodaan dadka Muslimiinta ee Jarmalka ku dhaqan.<\/h2>\n<h2>Sidoo kale banaan baxyo lagu taageerayay Islaamka iyo dadka qaxootiga soo galootiga ayaa ka dhacay magaalooyinka qaar, waxaana dadka ay wateen boorar ay ku soo dhoweynayaan soo galootiga.\u00a0Bilihii la soo dhaafay ayaa waxaa dalka Jarmalka ka dhacay falal isir naceyb ah oo dad madow ah lagu weeraray, waxaana Booliska dalkaas ay u qab qabteen kooxo cunsuriyiin ah oo ay booliska horay u diiwaan geliyeen.<\/h2>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/slt\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/80078103_7081746d-2954-4ee1-a34f-6a7c4431557b.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-17570\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/slt\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/80078103_7081746d-2954-4ee1-a34f-6a7c4431557b.jpg?resize=640%2C360\" alt=\"80078103_7081746d-2954-4ee1-a34f-6a7c4431557b\" width=\"640\" height=\"360\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/slt\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/80078108_b8b37d29-52c6-424f-b4ed-fe436fd83fea.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-17571\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/slt\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/80078108_b8b37d29-52c6-424f-b4ed-fe436fd83fea.jpg?resize=640%2C360\" alt=\"80078108_b8b37d29-52c6-424f-b4ed-fe436fd83fea\" width=\"640\" height=\"360\" \/><\/a><\/p>\n<h2>Jarmalka ayaa albaabada u furay dadka soo galootiga ah, taasoo keentay inay dad uga soo horjeestaan dadka Jarmalka ee diidan soo galootiga iyo Islaamka.\u00a0Bilihii la soo dhaafay ayaa waxaa ku qul qulayay dalalka Yurub soo galooti badan oo u ka kala imaanaya dalalka Suuriya, Ciraaq iyo dalal ku yaal Afrika.<\/h2>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Magaalada Dresden\u00a0ayaa waxaa isugu soo baxay ilaa 18 kun oo ruux, kuwaasoo ka soo horjeeday dadka soo galootiga ah iyo Islaamka, waxaana kooxaha Cunsuriyiinta ay bilaabeen olole Islaam naceyb ah.\u00a0Dibad baxayaasha ayaa ku qeylinayay halku dhigyo Islaam naceyb ah, iyadoo watay sawiro masaajid oo uu ku dul qornaa calaamada loo yaqaano Block, waxaana tani [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3249,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3248","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-Qo","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3248","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3248"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3248\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3248"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3248"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3248"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}