{"id":3242,"date":"2015-01-05T15:06:26","date_gmt":"2015-01-05T15:06:26","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=3242"},"modified":"2015-01-05T15:06:26","modified_gmt":"2015-01-05T15:06:26","slug":"xeer-mihiim-ah-oo-ay-ansixiyeen-mudanayaasha-golaha-wakiilada-iyo-tiradii-ugu-yarayd-oo-fadhigaas-kasoo-xadirtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/05\/xeer-mihiim-ah-oo-ay-ansixiyeen-mudanayaasha-golaha-wakiilada-iyo-tiradii-ugu-yarayd-oo-fadhigaas-kasoo-xadirtay\/","title":{"rendered":"Xeer mihiim ah oo ay ansixiyeen Mudanayaasha golaha wakiilada iyo tiradii ugu yarayd oo fadhigaas kasoo xadirtay"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN) Fadhigii maanta ay yeeshen mudanayaasha Golaha wakiilada S\/land oo shir guddominayey Gudoomiye Kuxigeenka 1aad ee golaha wakiilada S\/land Baashe Maxamed Faarax \u00a0 ayaa mudanayaashu cod aqlabiyad ah ku meelmariyeen \u00a0Xeerka duurjoogta iyo deegaanka<!--more--><\/p>\n<p>fadhigan maanta ayay ka soo xaadireen \u00a048 xildhibaan waxaana ucodeeyey xeerka duurjoogta iyo deeganka 42 mudane waxaana ka aamusay 2 mudane halka \u00a03 mudane ay ka diideen<\/p>\n<p>xeerkan maanta ay ansixiyeen mudanayaasha golaha wakiilada ayaa faaido badan uleh duurjoogta iyo deegaanka<\/p>\n<p>waxa xusid mudan fadhiga maanta oo mudo la sugayey mudanayaashu si uu kooramka golahu ubuuxsamo waxaana kacad mudanayaasha \u00a0golaha wakiilada oo tiradoodu dhan tahay 82 mudane tirada maanta kasoo xaadirtay oo marka loo eego tiradooda aad \u00a0uga fag<\/p>\n<p>waxa kale oo ayaan daro ah mudanayaasha Wakiilada oo xeeran maanta la ansixiyey ee duurjoogta iyo deegaanka oo ahmiyad wayn uleh qaranka iyo degaanka S\/land inta Xildhibaan ee iska soo xadirisay fadhigan<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>shabakada Arabsiyonews.net waxay inii soo gudbin doonta xeerarkii kala duwanaa ee ay golaha wakiiladu ansixiyeen mudodii Xukuumada Madaxwayne Siilaanyo ,fadhiyada sida ay uga soo xadiri jireen tiro ahaan iyo xeerarkaas bulshadii soo dooratay imisaa udan ahaa ee ay fuliyeen<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.net<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN) Fadhigii maanta ay yeeshen mudanayaasha Golaha wakiilada S\/land oo shir guddominayey Gudoomiye Kuxigeenka 1aad ee golaha wakiilada S\/land Baashe Maxamed Faarax \u00a0 ayaa mudanayaashu cod aqlabiyad ah ku meelmariyeen \u00a0Xeerka duurjoogta iyo deegaanka<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3243,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3242","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-Qi","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3242","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3242"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3242\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3242"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3242"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3242"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}