{"id":32371,"date":"2017-03-25T18:11:15","date_gmt":"2017-03-25T18:11:15","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=32371"},"modified":"2017-03-29T16:50:05","modified_gmt":"2017-03-29T16:50:05","slug":"madaxweynaha-somaliland-oo-xadhiga-ka-jaray-terminal-ka-gaasta-ee-shirkadda-somgas-iyo-qiimo-dhimis-balaadhan-oo-ay-shirkaddu-samaysay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/03\/25\/madaxweynaha-somaliland-oo-xadhiga-ka-jaray-terminal-ka-gaasta-ee-shirkadda-somgas-iyo-qiimo-dhimis-balaadhan-oo-ay-shirkaddu-samaysay\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Somaliland oo Xadhiga Ka Jaray Terminal-ka Gaasta ee Shirkadda SOMGAS iyo Qiimo Dhimis balaadhan oo ay Shirkaddu Samaysay"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa \u2013 (Arabsiyonews.com) &#8211; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Sabtidii xadhiga ka jaray terminalkii ugu weynaa ee geeska Afrika ay shirkadda SOMGAS dalka ka hirgalisay, waxaanay shirkaddu abaal-marin gudoonsiisay wasiirka deegaanka iyo horumarinta reer miyiga gaadhi (Auto-gas car) ku shaqaynaya GAAS-ta.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"32526\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/03\/25\/madaxweynaha-somaliland-oo-xadhiga-ka-jaray-terminal-ka-gaasta-ee-shirkadda-somgas-iyo-qiimo-dhimis-balaadhan-oo-ay-shirkaddu-samaysay\/1-3\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/1.jpg?fit=1005%2C670&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"1005,670\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"1\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/1.jpg?fit=696%2C464&amp;ssl=1\" class=\"alignnone wp-image-32526 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/1.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/1.jpg?w=1005&amp;ssl=1 1005w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/1.jpg?resize=300%2C200&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/1.jpg?resize=768%2C512&amp;ssl=1 768w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/1.jpg?resize=800%2C533&amp;ssl=1 800w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><br \/>\nXafladan oo si weyn loo soo agaasimay waxaa ka soo qayb-galay madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland, marwawadda madaxweynaha, wasiiradda Arimaha Gudahaa, maaliyadda, madaxtooyadda, Macdanta iyo Tamarta, horumarinta deegaanka, Xanaanadda Xoolaha, Warfaafinta iyo wacyi-galinta, Ganacsiga &amp; maal-gashiga caalamiga ah, Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland, Wasiiro dawlayaal, wasiiro ku-xigeeno, xildhibaano labadda gole ka tirsan, Saamileydda shirkadaha Telesom Group, Maamulka shirkadda SOMGAS, maamulka Sare ee shirkadda DP-world iyo Marti-sharaf kale oo tiro badan.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"32528\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/03\/25\/madaxweynaha-somaliland-oo-xadhiga-ka-jaray-terminal-ka-gaasta-ee-shirkadda-somgas-iyo-qiimo-dhimis-balaadhan-oo-ay-shirkaddu-samaysay\/2-2\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/2.jpg?fit=1005%2C670&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"1005,670\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"2\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/2.jpg?fit=696%2C464&amp;ssl=1\" class=\"alignnone wp-image-32528 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/2.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/2.jpg?w=1005&amp;ssl=1 1005w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/2.jpg?resize=300%2C200&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/2.jpg?resize=768%2C512&amp;ssl=1 768w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/2.jpg?resize=800%2C533&amp;ssl=1 800w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><br \/>\nXafladan oo madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo uu si rasmi ah xadhiga uga jaray isla markaana wuxuu indho-indhayn ku soo sameeyey qaybaha uu ka kooban yahay terminal-ka Gaasta ee shirkadda SOMGAS.<br \/>\nXafladan ayaa lagaga dhawaqay qiimo-dhimis balaadhan oo lagu sameeyey adeegyadda Gaasta ee shirkaddu bixiso, waxaana shooladda qiimaheedii laga dhigay $95 halka ay markii hore ka ahayd $135, sidoo kale waxaa haanta gaasta laga dhigay $15 halka ay markii hore ka ahayd $20 dollar. Huteeladda waaweyn waxa haanta looga dhigay $13.<br \/>\nUgu Horayn waxaa xafladda ka hadlay Sheekhul baladka Boorama Sheekh Cabdilaahi Cali Jowhar, waxaanu munaasibadda ka jeediyey quraan iyo Wacdi uu kaga hadlay qiimaha ay leedahay in deegaanka la ilaaliyo, waxaanu dawladda ku aamaanay doorka ay ka qaaday Ilaalinta deegaanka.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"32530\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/03\/25\/madaxweynaha-somaliland-oo-xadhiga-ka-jaray-terminal-ka-gaasta-ee-shirkadda-somgas-iyo-qiimo-dhimis-balaadhan-oo-ay-shirkaddu-samaysay\/5-2\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/5.jpg?fit=1005%2C670&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"1005,670\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"5\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/5.jpg?fit=696%2C464&amp;ssl=1\" class=\"alignnone wp-image-32530 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/5.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/5.jpg?w=1005&amp;ssl=1 1005w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/5.jpg?resize=300%2C200&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/5.jpg?resize=768%2C512&amp;ssl=1 768w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/5.jpg?resize=800%2C533&amp;ssl=1 800w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><br \/>\nMaayarka magaaladda Berbera Cabdishakuur Ciddin oo ka hadlay munaasibada ayaa waxaa hadalkiisii kamid ahaa \u201cHalkan maanta aynu joogno, madaxwayne waxay ahayd meel banaana intii aanad u ogolaan inay shirkada SOMGAS ay mashruucan faa\u2019iidada badan u leh dalkeena ee badbaadin doono dhirteenii had iyo jeer la jaray aanay imin, maayar ahaana aad ayaan ugu hambalyaynayaa shirkadan\u201d.<br \/>\nXafladdan waxaa isna ka hadlay gudoomiyaha shirkadda SOMGAS Cabdikariin Xaaji Muuse Muruq-liqe waxaanu ka hadlay dadaalki loo soo galay in shirkaddu lagu maal-galiyey lacag ka badan badan $10 milyan oo dollar, ujeeddada loo maalgaliyeyna ay tahay sidii deegaanka loo ilaalin lahaa, loogana hortagi lahaa xaalufinta ba\u2019an ee lagu hayo deegaanka oo uu sheegay in sanadkii dhir ka badan 1 halmiyan oo geed lagu jaro sanadkii.<br \/>\nMd. Cabdirakiin Xaaji Muuse waxaa hadaladiisii ka mid ahaa \u201cMudane Madaxwayne mashruucani waa mashruuc ay ku midoobeen dhamaan bulsho waynta reer Somaliland gudo iyo dibad meelkastooy joogaanba waan mashruuc muddo dheer aanu soo wadnay oo caqabado badani nagaga horyimaadeen nasiib wanaagna waanu udhabar adaygnay wixii caqabado ahaa waanan ka soo gudubnay, waana kaa maanta aad arkaysaan ee quruxdiisii iyo bilicdiisaba aynu maanta furitaankiisii ufadhino, farxad ayay noo tahay madaxwayne inaad maanta xadhiga ka jarto kaydka ugu wayn ee gaasta wax lagu karsado ee Geeska Afrika laga hirgaliyey\u201d.<br \/>\nWaxaaa isna ka hadlay xafladda xadhig ka jarida terminalka SOMGAS, Xildhibaan Axmed Yaasin Ayaanle waxaanu madaxwaynaha Somaliland ku hambalyeeyey inuu dhiiri galiyo suuqa xorta ah ee uu damaanad qaaday dastuurka Somaliland ayuu madaxwaynahu madasha u yimid, waxaanan leenahay madaxwaynaha waad mudan tahay inaad furta madashan.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"32529\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/03\/25\/madaxweynaha-somaliland-oo-xadhiga-ka-jaray-terminal-ka-gaasta-ee-shirkadda-somgas-iyo-qiimo-dhimis-balaadhan-oo-ay-shirkaddu-samaysay\/3-3\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/3.jpg?fit=992%2C670&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"992,670\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"3\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/3.jpg?fit=696%2C470&amp;ssl=1\" class=\"alignnone wp-image-32529 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/3.jpg?resize=696%2C470\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"470\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/3.jpg?w=992&amp;ssl=1 992w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/3.jpg?resize=300%2C203&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/3.jpg?resize=768%2C519&amp;ssl=1 768w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/3.jpg?resize=800%2C540&amp;ssl=1 800w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><br \/>\nGudoomiyaha shirkadda Telesom Group Md. Cabdikariin Maxamed Iid ayaa ka hadlay dadaalka ay shirkadda Telesom u gashay in la badbaadliyo deegaanka, Md. Cabdikariin Maxamed Iid ayaa yidhi, \u201cWaxaanu macaamiisha ugu bushaaraynaynaa inuu teerminaalkani yahay mid sumcad u soo jiidaysa Somaliland oon waxba yeelayna deegaanka inuu wanaajiyo mooyaane,waxaanan leeyahay qiimaha aanu Gaasta ku iibinaynaa waxa uu noqon doonaa mid aad u jaban oo hooseeya, waxaana uu ganacsigani mudane madaxwayne keeni doonaa Ganacsiyo badan oo kasii dhasha una baahan runtii gacan qabashadiina oo ay ka mid yihiin in lagu isticmaali doono gawaadhida, ijiinadda Waawayn\u201d.<br \/>\nWasiirka Ganacsiga Somaliland Md. Cumar Shucayb oo isna ka hadlay siday ay shirkadda SOMGAS ugu dhiiri-galisay in la keeno Gaas qiimo-jaban ah waxaanu yidhi, \u201cShirkadda aynu maanta furayno waxa aynu isku ogayn in ay suuqii jabiso oo ay keento wax jaban oo bulshaddu wada iibsan karto mid hayntiisu wanaagsan tahay iyo mid kaleba, waxaanan aad ugu mahadnaqayaa shirkadda TELESOM oo markasta ku taagan sidii ay bulshadeeda iyo waliba dalkeeda u maalgalin lahayd taasina waa mid aad u wanaagsan oo aynu shirkadda ugu mahadnaqayno adeeg kasta oo ay keento\u201d.<br \/>\nWasiirka Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miiyiga Marwo Shukri Xaaji Ismaacil Bandere ayaa si weyn ugu nuuxnuuxsatay sida ay dawladda Somaliland ugu dadaashay horumarint deegaan iyo kaalinta ay ku lahayd shirkadda SOMGAS in wax laga qabto deegaanka, waxaanay tidhi, \u201cShirkadda TELESOM waxa maanta noo farxad ah in ay ku dhawaaqday in haantii Gaasta ahayd ay noqonayso 15 Dollar oo kaliya taasina waa mid aanu ku hambalyaynayno, taasina waxa ay maanta ina tusaysaa in ay halkaas ka sii hoos mari karto marka uu Gaasku jababa,waxaanan halkan kala hadlayaa hudheelada iyagu isticmaalay dhuxusha badan in si gaar ah loola macaamili doono,waayo iyagu waxa ay maalintii isticmaalayaan xaabo badan\u201d.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"32536\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/03\/25\/madaxweynaha-somaliland-oo-xadhiga-ka-jaray-terminal-ka-gaasta-ee-shirkadda-somgas-iyo-qiimo-dhimis-balaadhan-oo-ay-shirkaddu-samaysay\/attachment\/11\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/11.jpg?fit=1005%2C670&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"1005,670\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"11\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/11.jpg?fit=696%2C464&amp;ssl=1\" class=\"alignnone wp-image-32536 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/11.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/11.jpg?w=1005&amp;ssl=1 1005w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/11.jpg?resize=300%2C200&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/11.jpg?resize=768%2C512&amp;ssl=1 768w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/11.jpg?resize=800%2C533&amp;ssl=1 800w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><br \/>\nMarwo Shukri ayaa sheegay in barigii hore Gaasta laga siin jiray $80 oo laga keeni jiray Jabuuti, balse markii ay shirkadda SOMGAS soo baxday qiimihii la jabiyey oo maanta ay shirkaddii ka dhigtay $15, halka hudheeladdana looga dhigay $13.<br \/>\nMadaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa ka hadlay sida ay xukuumadda Somaliland uga go\u2019an tahay ilaalinta deegaanka, waxaanu madaxweynuhu ku hambalyeeyey shirkadda SOMGAS hirgalinta terminal Cusub.<br \/>\n\u201cWaxa sharaf ii ah inaan maanta ka soo qayb galo xafladda xadhiga lagaga jarayo terminalka lagu kaydinayo gaaska dabiiciga ah ee laga hirgaliyay magaalada Berbera,waxaanan jecelahay inaan halkan ka bogaadiyo shirkadda SOMGAS oo ku dhiiratay in ay dhisto terminalkan casriga ah ee gaasta,waxaana hubaal ah inuu mashruucani wax badan ka tari doono bad-baadina deegaankeena xaalufay,waxaana hubaal ah in xarunta ganacsi la galiyay aqoon iyo aduun badan taas oo shirkadda SOMGAS nasiib u yeelatay in ay sugto danbarkiisa\u201d.<br \/>\nIntaas waxa uu ku daray madaxwaynaha Somaliland oo hadalkiisa sii wata waxaanu yidhi, \u201dWaxaan aamin sanay in Mulkiilayaasha mashruucani ay heli karayeen in ay hantidooda ku maal-gashaddan hawlo kale oo ay faa\u2019ido deg deg ah ka helaan balse macaashka ka sokow ay mudnaan siiyeen maslaxad guud ee qaranka\u201d, sidaasi waxaa yidhi madaxweynaha Somaliland.<br \/>\nShirkadda SOMGAS ayaa noqotay shirkaddii koowaad ee terminal labaad ee Geeska Afrika ugu weyn dalka ka hirgalisay, waxaana sanadkan si toos ah looga dhamaystiray dhuumo si toos ah maraakiibta ugu soo shubi doona gaasta haama kayd ee terminal SOMGAS ee magaaladda Berbera. Shirkadda SOMGAS ayaa qiimo-dhimis balaadhan ku samaysay GAAS iyo miishiinka gaasta waxaanay noqonaysaa qiimi-dhimistii ugu balaadhnayd ee abid lagu sameeyo gaasta.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"32526\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/03\/25\/madaxweynaha-somaliland-oo-xadhiga-ka-jaray-terminal-ka-gaasta-ee-shirkadda-somgas-iyo-qiimo-dhimis-balaadhan-oo-ay-shirkaddu-samaysay\/1-3\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/1.jpg?fit=1005%2C670&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"1005,670\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"1\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/1.jpg?fit=696%2C464&amp;ssl=1\" class=\"alignnone wp-image-32526 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/1.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/1.jpg?w=1005&amp;ssl=1 1005w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/1.jpg?resize=300%2C200&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/1.jpg?resize=768%2C512&amp;ssl=1 768w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/1.jpg?resize=800%2C533&amp;ssl=1 800w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"32528\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/03\/25\/madaxweynaha-somaliland-oo-xadhiga-ka-jaray-terminal-ka-gaasta-ee-shirkadda-somgas-iyo-qiimo-dhimis-balaadhan-oo-ay-shirkaddu-samaysay\/2-2\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/2.jpg?fit=1005%2C670&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"1005,670\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"2\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/2.jpg?fit=696%2C464&amp;ssl=1\" class=\"alignnone wp-image-32528 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/2.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/2.jpg?w=1005&amp;ssl=1 1005w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/2.jpg?resize=300%2C200&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/2.jpg?resize=768%2C512&amp;ssl=1 768w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/2.jpg?resize=800%2C533&amp;ssl=1 800w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"32529\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/03\/25\/madaxweynaha-somaliland-oo-xadhiga-ka-jaray-terminal-ka-gaasta-ee-shirkadda-somgas-iyo-qiimo-dhimis-balaadhan-oo-ay-shirkaddu-samaysay\/3-3\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/3.jpg?fit=992%2C670&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"992,670\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"3\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/3.jpg?fit=696%2C470&amp;ssl=1\" class=\"alignnone wp-image-32529 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/3.jpg?resize=696%2C470\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"470\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/3.jpg?w=992&amp;ssl=1 992w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/3.jpg?resize=300%2C203&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/3.jpg?resize=768%2C519&amp;ssl=1 768w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/3.jpg?resize=800%2C540&amp;ssl=1 800w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"32530\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/03\/25\/madaxweynaha-somaliland-oo-xadhiga-ka-jaray-terminal-ka-gaasta-ee-shirkadda-somgas-iyo-qiimo-dhimis-balaadhan-oo-ay-shirkaddu-samaysay\/5-2\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/5.jpg?fit=1005%2C670&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"1005,670\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"5\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/5.jpg?fit=696%2C464&amp;ssl=1\" class=\"alignnone wp-image-32530 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/5.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/5.jpg?w=1005&amp;ssl=1 1005w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/5.jpg?resize=300%2C200&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/5.jpg?resize=768%2C512&amp;ssl=1 768w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/5.jpg?resize=800%2C533&amp;ssl=1 800w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"32531\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/03\/25\/madaxweynaha-somaliland-oo-xadhiga-ka-jaray-terminal-ka-gaasta-ee-shirkadda-somgas-iyo-qiimo-dhimis-balaadhan-oo-ay-shirkaddu-samaysay\/6-2\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/6-1.jpg?fit=1180%2C670&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"1180,670\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"6\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/6-1.jpg?fit=696%2C395&amp;ssl=1\" class=\"alignnone wp-image-32531 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/6-1.jpg?resize=696%2C395\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"395\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/6-1.jpg?w=1180&amp;ssl=1 1180w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/6-1.jpg?resize=300%2C170&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/6-1.jpg?resize=768%2C436&amp;ssl=1 768w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/6-1.jpg?resize=1024%2C581&amp;ssl=1 1024w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/6-1.jpg?resize=800%2C454&amp;ssl=1 800w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"32536\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/03\/25\/madaxweynaha-somaliland-oo-xadhiga-ka-jaray-terminal-ka-gaasta-ee-shirkadda-somgas-iyo-qiimo-dhimis-balaadhan-oo-ay-shirkaddu-samaysay\/attachment\/11\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/11.jpg?fit=1005%2C670&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"1005,670\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"11\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/11.jpg?fit=696%2C464&amp;ssl=1\" class=\"alignnone wp-image-32536 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/11.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/11.jpg?w=1005&amp;ssl=1 1005w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/11.jpg?resize=300%2C200&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/11.jpg?resize=768%2C512&amp;ssl=1 768w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/11.jpg?resize=800%2C533&amp;ssl=1 800w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"32532\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/03\/25\/madaxweynaha-somaliland-oo-xadhiga-ka-jaray-terminal-ka-gaasta-ee-shirkadda-somgas-iyo-qiimo-dhimis-balaadhan-oo-ay-shirkaddu-samaysay\/attachment\/7\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/7.jpg?fit=1094%2C670&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"1094,670\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"7\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/7.jpg?fit=696%2C426&amp;ssl=1\" class=\"alignnone wp-image-32532 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/7.jpg?resize=696%2C426\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"426\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/7.jpg?w=1094&amp;ssl=1 1094w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/7.jpg?resize=300%2C184&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/7.jpg?resize=768%2C470&amp;ssl=1 768w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/7.jpg?resize=1024%2C627&amp;ssl=1 1024w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/7.jpg?resize=800%2C490&amp;ssl=1 800w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"32533\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/03\/25\/madaxweynaha-somaliland-oo-xadhiga-ka-jaray-terminal-ka-gaasta-ee-shirkadda-somgas-iyo-qiimo-dhimis-balaadhan-oo-ay-shirkaddu-samaysay\/attachment\/8\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/8.jpg?fit=1005%2C670&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"1005,670\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"8\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/8.jpg?fit=696%2C464&amp;ssl=1\" class=\"alignnone wp-image-32533 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/8.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/8.jpg?w=1005&amp;ssl=1 1005w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/8.jpg?resize=300%2C200&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/8.jpg?resize=768%2C512&amp;ssl=1 768w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/8.jpg?resize=800%2C533&amp;ssl=1 800w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"32534\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/03\/25\/madaxweynaha-somaliland-oo-xadhiga-ka-jaray-terminal-ka-gaasta-ee-shirkadda-somgas-iyo-qiimo-dhimis-balaadhan-oo-ay-shirkaddu-samaysay\/attachment\/9\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/9.jpg?fit=1005%2C670&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"1005,670\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"9\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/9.jpg?fit=696%2C464&amp;ssl=1\" class=\"alignnone wp-image-32534 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/9.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/9.jpg?w=1005&amp;ssl=1 1005w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/9.jpg?resize=300%2C200&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/9.jpg?resize=768%2C512&amp;ssl=1 768w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/9.jpg?resize=800%2C533&amp;ssl=1 800w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"32535\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/03\/25\/madaxweynaha-somaliland-oo-xadhiga-ka-jaray-terminal-ka-gaasta-ee-shirkadda-somgas-iyo-qiimo-dhimis-balaadhan-oo-ay-shirkaddu-samaysay\/attachment\/10\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/10.jpg?fit=1005%2C670&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"1005,670\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"10\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/10.jpg?fit=696%2C464&amp;ssl=1\" class=\"alignnone wp-image-32535 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/10.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/10.jpg?w=1005&amp;ssl=1 1005w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/10.jpg?resize=300%2C200&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/10.jpg?resize=768%2C512&amp;ssl=1 768w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/10.jpg?resize=800%2C533&amp;ssl=1 800w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"32537\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/03\/25\/madaxweynaha-somaliland-oo-xadhiga-ka-jaray-terminal-ka-gaasta-ee-shirkadda-somgas-iyo-qiimo-dhimis-balaadhan-oo-ay-shirkaddu-samaysay\/img_6348\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/IMG_6348.jpg?fit=1005%2C670&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"1005,670\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"IMG_6348\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/IMG_6348.jpg?fit=696%2C464&amp;ssl=1\" class=\"alignnone wp-image-32537 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/IMG_6348.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/IMG_6348.jpg?w=1005&amp;ssl=1 1005w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/IMG_6348.jpg?resize=300%2C200&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/IMG_6348.jpg?resize=768%2C512&amp;ssl=1 768w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/IMG_6348.jpg?resize=800%2C533&amp;ssl=1 800w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"32538\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/03\/25\/madaxweynaha-somaliland-oo-xadhiga-ka-jaray-terminal-ka-gaasta-ee-shirkadda-somgas-iyo-qiimo-dhimis-balaadhan-oo-ay-shirkaddu-samaysay\/img_6882\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/IMG_6882.jpg?fit=1005%2C670&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"1005,670\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"IMG_6882\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/IMG_6882.jpg?fit=696%2C464&amp;ssl=1\" class=\"alignnone wp-image-32538 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/IMG_6882.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/IMG_6882.jpg?w=1005&amp;ssl=1 1005w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/IMG_6882.jpg?resize=300%2C200&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/IMG_6882.jpg?resize=768%2C512&amp;ssl=1 768w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/IMG_6882.jpg?resize=800%2C533&amp;ssl=1 800w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"32539\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/03\/25\/madaxweynaha-somaliland-oo-xadhiga-ka-jaray-terminal-ka-gaasta-ee-shirkadda-somgas-iyo-qiimo-dhimis-balaadhan-oo-ay-shirkaddu-samaysay\/img_6927\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/IMG_6927.jpg?fit=1005%2C670&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"1005,670\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"IMG_6927\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/IMG_6927.jpg?fit=696%2C464&amp;ssl=1\" class=\"alignnone wp-image-32539 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/IMG_6927.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/IMG_6927.jpg?w=1005&amp;ssl=1 1005w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/IMG_6927.jpg?resize=300%2C200&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/IMG_6927.jpg?resize=768%2C512&amp;ssl=1 768w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/IMG_6927.jpg?resize=800%2C533&amp;ssl=1 800w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"32540\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/03\/25\/madaxweynaha-somaliland-oo-xadhiga-ka-jaray-terminal-ka-gaasta-ee-shirkadda-somgas-iyo-qiimo-dhimis-balaadhan-oo-ay-shirkaddu-samaysay\/img_6977\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/IMG_6977.jpg?fit=1005%2C670&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"1005,670\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"IMG_6977\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/IMG_6977.jpg?fit=696%2C464&amp;ssl=1\" class=\"alignnone wp-image-32540 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/IMG_6977.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/IMG_6977.jpg?w=1005&amp;ssl=1 1005w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/IMG_6977.jpg?resize=300%2C200&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/IMG_6977.jpg?resize=768%2C512&amp;ssl=1 768w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/IMG_6977.jpg?resize=800%2C533&amp;ssl=1 800w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa \u2013 (Arabsiyonews.com) &#8211; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Sabtidii xadhiga ka jaray terminalkii ugu weynaa ee geeska Afrika ay shirkadda SOMGAS dalka ka hirgalisay, waxaanay shirkaddu abaal-marin gudoonsiisay wasiirka deegaanka iyo horumarinta reer miyiga gaadhi (Auto-gas car) ku shaqaynaya GAAS-ta. Xafladan oo si weyn loo soo agaasimay waxaa ka soo qayb-galay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":32537,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-32371","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/IMG_6348.jpg?fit=1005%2C670&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-8q7","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32371","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32371"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32371\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32527,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32371\/revisions\/32527"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32537"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32371"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32371"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32371"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}