{"id":32331,"date":"2017-03-24T15:30:12","date_gmt":"2017-03-24T15:30:12","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=32331"},"modified":"2017-03-24T15:30:12","modified_gmt":"2017-03-24T15:30:12","slug":"deg-deg-madaxweyne-siilaanyo-oo-hadda-safar-ugu-baxaya-gobolada-bariga-somaliland-iyo-xaalad-indho-indhayn-ah-oo-uu-u-kicitimay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/03\/24\/deg-deg-madaxweyne-siilaanyo-oo-hadda-safar-ugu-baxaya-gobolada-bariga-somaliland-iyo-xaalad-indho-indhayn-ah-oo-uu-u-kicitimay\/","title":{"rendered":"Deg Deg Madaxweyne Siilaanyo Oo Hadda Safar Ugu Baxaya Gobolada Bariga Somaliland Iyo Xaalad Indho Indhayn Ah Oo Uu U Kicitimay"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Hargeysa(Arabsiyonews.com) Warar imika aanu heleyno ayaa waxaa ay sheegayaan in Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayaa ay safar ugu baxayaan gobolada bariga Somaliland.<\/p>\n<p>Waxaanay wararku intaas ku dareen in madaxweyne Siilaanyo \u00a0uu ku sii hakan doono una hoyan doono magaala madaxda gobolka Togdheer ee Burco, intaas kadibna uu u sii dhaafi doono gobolada bariga halkaasi\u00a0oo ay ka socoto mashruuca shidaal baadhista mudooyinkii ugu dambeeyey laga waday Somaliland<\/p>\n<p>dhanka kale ayaa waxa la filayaa in Madaxwaynuhu inta uu halkaasi joogo in uu ka hawl gali doono arimaha la xidhiidha dadka deeganaadaasi oo ay ka jirto abaar aad u daran oo dhamaanba sahayatey Xoolahoodii.<\/p>\n<\/div>\n<p>ugu dambayn ayaa waxa safarkiisa uu ku soo laaban doonaa magaalada Berbera oo ay haatan ka jirto arinta saldhiga Milatari ee lagu wareejinaayo Dawlada Imaaraatka carabta.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews.com) Warar imika aanu heleyno ayaa waxaa ay sheegayaan in Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayaa ay safar ugu baxayaan gobolada bariga Somaliland. Waxaanay wararku intaas ku dareen in madaxweyne Siilaanyo \u00a0uu ku sii hakan doono una hoyan doono magaala madaxda gobolka Togdheer ee Burco, intaas kadibna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28107,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-32331","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/madaxwayne.jpg?fit=580%2C315&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-8pt","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32331","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32331"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32331\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32332,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32331\/revisions\/32332"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28107"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32331"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32331"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32331"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}