{"id":32214,"date":"2017-03-20T13:31:25","date_gmt":"2017-03-20T13:31:25","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=32214"},"modified":"2017-03-20T13:31:25","modified_gmt":"2017-03-20T13:31:25","slug":"daawo-deg-deg-wajigii-3aad-ee-wadahadaladii-sland-iyo-khaatumo-oo-baaqday-iyo-sabata","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/03\/20\/daawo-deg-deg-wajigii-3aad-ee-wadahadaladii-sland-iyo-khaatumo-oo-baaqday-iyo-sabata\/","title":{"rendered":"Daawo Deg deg Wajigii 3aad ee Wadahadaladii S\/land iyo Khaatumo oo baaqday iyo sabata"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa,20,march 2017(Arabsiyonews.com):-Wada hadaalkaddii Somaliland iyo khaatumo ee la filayey in ay manta oo isniin ah ka furmaan magaaladda jabuuti ee caasimadda dalka jabuuti, ayaa waxa ku yimid dib u dhac kooban ooh al maalin ah, waxaana loo ballamay in ay si rasmi ah uga furmaan halkaasi maalinmta berri ah, ka dib markii ay kala maqnaadeen weftiyada wada hadallada u kala matalaya labada dhinac ee khaatuimo iyo Somaliland oo aanu soo wada gaadhin magaaladda jabuuti. Wasiirka warfaafinta ee maamulka khaatumo Axmed xaaji cali cabdilaahi, ayaa somalinewstv u sheegay in wada hadalladii Somaliland iyo khaatumo eek u mudaysnaa in labaatanka bishan aynu ku gudaha jirno oo manta ku beegnayd uu dib u dhac koobani ku yimid, ka dib markii ay kala maqnaadeen weftiyadii wada hadallada labada dhinac oo kala maqan awgood, waxaanuu sheegay axmed xaaji cabdilaahi in ay wada hadalladaasi si rasmi ah uga furmi doonaan waddanka jabuuti maalinta berry ah<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/cnOGNw_qgig\" width=\"854\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa,20,march 2017(Arabsiyonews.com):-Wada hadaalkaddii Somaliland iyo khaatumo ee la filayey in ay manta oo isniin ah ka furmaan magaaladda jabuuti ee caasimadda dalka jabuuti, ayaa waxa ku yimid dib u dhac kooban ooh al maalin ah, waxaana loo ballamay in ay si rasmi ah uga furmaan halkaasi maalinmta berri ah, ka dib markii ay kala maqnaadeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":32215,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-32214","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/khaaaaaaaaaa.jpeg?fit=210%2C210&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-8nA","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32214","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=32214"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32214\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":32216,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/32214\/revisions\/32216"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/32215"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=32214"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=32214"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=32214"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}