{"id":3219,"date":"2015-01-05T12:28:31","date_gmt":"2015-01-05T12:28:31","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=3219"},"modified":"2015-01-05T12:28:31","modified_gmt":"2015-01-05T12:28:31","slug":"xaalada-dalka-libiysaya-oo-sii-cakirma-iyo-jamacada-carabta-oo-ka-shiraysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/05\/xaalada-dalka-libiysaya-oo-sii-cakirma-iyo-jamacada-carabta-oo-ka-shiraysa\/","title":{"rendered":"Xaalada dalka Libiya oo sii cakirmaysa iyo jamacada carabta oo ka shiraysa"},"content":{"rendered":"<p>Qaahira(AN)Jaamacada Carabta ayaa qabanaysa shir deg deg ah oo ay uga hadlayaan sidii wax looga qaban lahaa dagaal ka socda bilooyin waddanka Libya oo ay boqolaal qof ku dhinteen.<!--more--><br \/>\nBen Helli, ku xigeenka xoghayaha guud ee Jaamacada Carabta, ayaa sheegay in dhaqaalaha Libya ay qasaaro ka soo gaartay weerarka lagu hayo kaabayaasha dhaqaalaha ee shidaalka.<br \/>\nAfhayeenka ciidamada cirka ee Libya ayaa u sheegay wakaalad war oo Faransiis ah, inay ku weerareen markab Gariiga laga leeyahay Dekadda Derna. Ilaalada badda ee Gariiga ayaa sheegay in laba shaqaalaha markabka ay dhinteen.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.net<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaahira(AN)Jaamacada Carabta ayaa qabanaysa shir deg deg ah oo ay uga hadlayaan sidii wax looga qaban lahaa dagaal ka socda bilooyin waddanka Libya oo ay boqolaal qof ku dhinteen.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3220,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-3219","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-PV","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3219","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3219"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3219\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3219"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3219"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3219"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}